{"id":156892,"date":"2021-02-21T21:44:11","date_gmt":"2021-02-21T18:44:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156892"},"modified":"2021-02-21T21:44:11","modified_gmt":"2021-02-21T18:44:11","slug":"akhriso-midowga-musharaxiinta-oo-codsi-u-diray-golaha-amaanka-ee-q-midoobay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-midowga-musharaxiinta-oo-codsi-u-diray-golaha-amaanka-ee-q-midoobay\/","title":{"rendered":"Akhriso Midowga Musharaxiinta oo Codsi u diray Golaha Amaanka ee Q\/Midoobay"},"content":{"rendered":"<p>Midowga Musharrixiinta ayaa warqad ay u direen Madaxweynaha Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay, Marwo Dame Barbara Woodward, waxay ku dalbadeen in xaaladda Soomaaliya si dhaw loo soo farageliyo si loo hubiyo in si deg-deg ah loo qabto doorashooyinka baarlamaanka iyo madaxweynaha.<\/p>\n<p>Musharrixiinta qoraalka diray oo gaaray 15 ayaa ku eedeeyay madaxweynaha mudda xileedkiisu dhamaaday iyo xulafadiisa maamulka inay diideen ka shaqeynta fududeynta doorashooyin xor iyo xalaal ah.<\/p>\n<p>Waxay ka digeen haddii Golaha Amnigu uusan fara gelin xalaadda dalka uu Farmaajo sii wadi doono carqaladeynta dadaallada lagu doonayo geeddi-socod doorasho oo dimuqraadi ah.<\/p>\n<p>Waxay warqaddooda ku sheegeen in xiisadda siyaasadeed ee hadda jirta oo khatar ku ah xasilloonida Soomaaliya ay ka dhalatay Siyaasada Farmaajo ee lagu bartilmaameedsanayo Dowladaha xubinta ka ah Federaalka iyo kuwa siyaasad ahaan kasoo horjeedda, oo ay weheliso ficilkiisa ula kaca ah ee sida joogtada ah dib loogu dhigo doorashooyinka si loo raadiyo muddo kordhin sharci darro ah ama awood lagu qabsado qaab militari.<\/p>\n<p>Waxay codsadeen in Farmaajo lagu qasbo inuu joojiyo dhammaan faragelinta lagu hayo howlaha doorashada iyo inuu xilka ku wareejiyo gole ku-meel gaar ah oo qaran oo ka kooban Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada iyo guddoomiyaasha Aqalka Hoose iyo golaha shacabka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa burburay kalsoonidii siyaasadeed ee Soomaaliya, maxaa yeelay waxaan markhaati ka nahay dadaal nidaamsan oo uu Farmaajo ku doonayay inuu ku majaxaabiyo dimuqraadiyadda, una adeegsado xoogag milatari si uu sharci darro xafiiska ugu sii joogo,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Waxay sidoo kale sheegeen in Febaraayo 18-19 ay ciidamada dowladda federaalka oo ka amar qaadanaya Farmaajo ay isku dayeen dilka dhowr murashax madaxweyne iyo hogaamiyaasha mucaaradka, sida ay hadalka u dhigeen, ayna rasaas ku fureen iyaga iyo dibadbaxayaal kale oo si nabad ah isugu soo baxay magaalada Muqdisho si ay u dalbadaan doorasho deg deg ah, ayna sidoo kale Hotelka Ma\u2019ida ku weerareen seddex musharax.<\/p>\n<p>\u201cFicilladaan gardarrada ah ma ah kaliya sharci darro iyo anshax xumo, laakiin waxay horumariyaan dhaqanka Farmaajo ee caburinta xuquuqda dadka Soomaaliyeed ee ah inay hadlaan oo ay si xor ah isu soo baxaan, arrintaas oo si aad ah u wiiqaysa rajada laga qabo doorasho xor iyo xalaal ah,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Waxay sidoo kale ku eedeeyeen Farmaajo inuu Muqdisho ku urursaday ciidamadii xooga dalka Soomaaliyeed ee la filaayay inay la dagaallamaan Al-Shabaab, si ay weeraro cusub ugu qaadaan guryaha ay degan yihiin musharixiinta u taagan xilka madaxweynenimo una laayaan musharixiinta iyo hoggaamiyeyaasha kale ee siyaasadeed.<\/p>\n<p>Qoraalka ayaa lagu yiri \u201cMidawga Murashixiinta waxay si xushmad leh uga codsanayaan Golaha Ammaanka inuu qaado tallaabo deg deg ah oo lagu baarayo xasuuqyada uu geystey Madaxweynaha sharciyaddu ka dhamaatay si cadaaladda loo horkeeno kuwa ka masuulka ah dhibaatadii dhacday. Waxaa kale oo ay codsadeen in ficil si deg deg ah loo sameeyo si looga hortago dadaalada sharci darada ah ee taliska waqtigiisu dhamaaday ee ah inuu xukunka ku dheganaado, iyo in la hubiyo doorashooyin xor iyo xalaal ah todobaadyada soo socda.\u201d<\/p>\n<p>Qoraalka loo diray Madaxweynaha Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay, Marwo Dame Barbara Woodward ayaa sidoo kale la ogeysiiyay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka, Antony J. Blinken, Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamet, Wakiilka Sare ee Midowga Yurub ee Arrimaha Dibadda iyo Siyaasadda Amniga ahna Madaxweyne ku-xigeenka Guddiga Yurub, Josep Borrell Fontelles, Wakiilka Midowga Afrika ee Nabadda iyo Amniga Danjire Smail Chergui, Xoghayaha Fulinta IGAD Dr. Workneh Gebeyehu, Xoghayaha guud ee OIC Dr. Yousef Bin Ahmad Bin Abdul Rahman, iyo Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, Axmed Aboul-Gheit.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka arag qoraalka<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156893\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"1653\" height=\"2339\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/1-3.jpg 1653w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/1-3-212x300.jpg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/1-3-724x1024.jpg 724w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/1-3-768x1087.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/1-3-1086x1536.jpg 1086w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/1-3-1447x2048.jpg 1447w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/1-3-696x985.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/1-3-1068x1511.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/1-3-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 1653px) 100vw, 1653px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156895\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1653\" height=\"2339\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3-1.jpg 1653w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3-1-212x300.jpg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3-1-724x1024.jpg 724w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3-1-768x1087.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3-1-1086x1536.jpg 1086w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3-1-1447x2048.jpg 1447w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3-1-696x985.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3-1-1068x1511.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3-1-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 1653px) 100vw, 1653px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156896\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/4-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1653\" height=\"2339\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/4-1.jpg 1653w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/4-1-212x300.jpg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/4-1-724x1024.jpg 724w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/4-1-768x1087.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/4-1-1086x1536.jpg 1086w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/4-1-1447x2048.jpg 1447w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/4-1-696x985.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/4-1-1068x1511.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/4-1-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 1653px) 100vw, 1653px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Midowga Musharrixiinta ayaa warqad ay u direen Madaxweynaha Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay, Marwo Dame Barbara Woodward, waxay ku dalbadeen in xaaladda Soomaaliya si dhaw loo soo farageliyo si loo hubiyo in si deg-deg ah loo qabto doorashooyinka baarlamaanka iyo madaxweynaha. Musharrixiinta qoraalka diray oo gaaray 15 ayaa ku eedeeyay madaxweynaha mudda xileedkiisu dhamaaday iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156822,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156892","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso Midowga Musharaxiinta oo Codsi u diray Golaha Amaanka ee Q\/Midoobay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-midowga-musharaxiinta-oo-codsi-u-diray-golaha-amaanka-ee-q-midoobay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso Midowga Musharaxiinta oo Codsi u diray Golaha Amaanka ee Q\/Midoobay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Midowga Musharrixiinta ayaa warqad ay u direen Madaxweynaha Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay, Marwo Dame Barbara Woodward, waxay ku dalbadeen in xaaladda Soomaaliya si dhaw loo soo farageliyo si loo hubiyo in si deg-deg ah loo qabto doorashooyinka baarlamaanka iyo madaxweynaha. Musharrixiinta qoraalka diray oo gaaray 15 ayaa ku eedeeyay madaxweynaha mudda xileedkiisu dhamaaday iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-midowga-musharaxiinta-oo-codsi-u-diray-golaha-amaanka-ee-q-midoobay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-21T18:44:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/far.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-midowga-musharaxiinta-oo-codsi-u-diray-golaha-amaanka-ee-q-midoobay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-midowga-musharaxiinta-oo-codsi-u-diray-golaha-amaanka-ee-q-midoobay\/\",\"name\":\"Akhriso Midowga Musharaxiinta oo Codsi u diray Golaha Amaanka ee Q\/Midoobay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-midowga-musharaxiinta-oo-codsi-u-diray-golaha-amaanka-ee-q-midoobay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-midowga-musharaxiinta-oo-codsi-u-diray-golaha-amaanka-ee-q-midoobay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/far.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-02-21T18:44:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-midowga-musharaxiinta-oo-codsi-u-diray-golaha-amaanka-ee-q-midoobay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-midowga-musharaxiinta-oo-codsi-u-diray-golaha-amaanka-ee-q-midoobay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-midowga-musharaxiinta-oo-codsi-u-diray-golaha-amaanka-ee-q-midoobay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/far.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/far.jpeg\",\"width\":696,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-midowga-musharaxiinta-oo-codsi-u-diray-golaha-amaanka-ee-q-midoobay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso Midowga Musharaxiinta oo Codsi u diray Golaha Amaanka ee Q\/Midoobay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso Midowga Musharaxiinta oo Codsi u diray Golaha Amaanka ee Q\/Midoobay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-midowga-musharaxiinta-oo-codsi-u-diray-golaha-amaanka-ee-q-midoobay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso Midowga Musharaxiinta oo Codsi u diray Golaha Amaanka ee Q\/Midoobay - Wardoon","og_description":"Midowga Musharrixiinta ayaa warqad ay u direen Madaxweynaha Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay, Marwo Dame Barbara Woodward, waxay ku dalbadeen in xaaladda Soomaaliya si dhaw loo soo farageliyo si loo hubiyo in si deg-deg ah loo qabto doorashooyinka baarlamaanka iyo madaxweynaha. Musharrixiinta qoraalka diray oo gaaray 15 ayaa ku eedeeyay madaxweynaha mudda xileedkiisu dhamaaday iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-midowga-musharaxiinta-oo-codsi-u-diray-golaha-amaanka-ee-q-midoobay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-21T18:44:11+00:00","og_image":[{"width":696,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/far.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-midowga-musharaxiinta-oo-codsi-u-diray-golaha-amaanka-ee-q-midoobay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-midowga-musharaxiinta-oo-codsi-u-diray-golaha-amaanka-ee-q-midoobay\/","name":"Akhriso Midowga Musharaxiinta oo Codsi u diray Golaha Amaanka ee Q\/Midoobay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-midowga-musharaxiinta-oo-codsi-u-diray-golaha-amaanka-ee-q-midoobay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-midowga-musharaxiinta-oo-codsi-u-diray-golaha-amaanka-ee-q-midoobay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/far.jpeg","datePublished":"2021-02-21T18:44:11+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-midowga-musharaxiinta-oo-codsi-u-diray-golaha-amaanka-ee-q-midoobay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-midowga-musharaxiinta-oo-codsi-u-diray-golaha-amaanka-ee-q-midoobay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-midowga-musharaxiinta-oo-codsi-u-diray-golaha-amaanka-ee-q-midoobay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/far.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/far.jpeg","width":696,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-midowga-musharaxiinta-oo-codsi-u-diray-golaha-amaanka-ee-q-midoobay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso Midowga Musharaxiinta oo Codsi u diray Golaha Amaanka ee Q\/Midoobay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156892"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156892"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156892\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156899,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156892\/revisions\/156899"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156822"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156892"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156892"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156892"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}