{"id":156921,"date":"2021-02-22T13:36:39","date_gmt":"2021-02-22T10:36:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156921"},"modified":"2021-02-22T15:23:05","modified_gmt":"2021-02-22T12:23:05","slug":"midowga-musharixiinta-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax-jimcaha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax-jimcaha\/","title":{"rendered":"Midowga Musharixiinta oo ku dhawaaqay banaanbax jimcaha"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156922\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Madasha-1-696x464-2.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Madasha-1-696x464-2.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Madasha-1-696x464-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Madasha-1-696x464-2-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho waxaa ay markale ku dhawaaqeen banaanbax nabadeed oo ay ku doonayaan in la qabto doorasho xor iyo xalaal ah.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in weli Midowga Musharixiinta aysan ka tanaasulin banaanbixii ay horay ugu baaqeen kuna qabanayaan Taalada Daljirka Daahsoon ee degmada Boondheere.<\/p>\n<p>Sheekh Shariif oo Warbaahinta kula hadlay muqdisho waxaa uu sheegay in banaanbaxa uu yahay xaq dastuuri ah oo qof walba uu kusoo bandhigi karo aragtidiisa, waxaana uu ka digay in banaanbaxaas la hor-istaago.<\/p>\n<p>Waxaa uu ku eedeeyay Madaweynaha mudo xileedkiisa uu dhamaaday in uu dalka ku heysto xukun Millateri, isaga oo ugu baaqay Ciidamada in aan loo adeegsan wax shacri darro ah.<\/p>\n<p>19-kii Bishaan ayaa Xubnaha Midowga Musharixiinta waxaa ay doonayeen in ay banaanbax ka dhigaan Taalada Daljirka Daahoos, hayeeshee laga hor-istaagay, isla markaana madaxweynaashii hore ee dalka lagu weeraray Hotelka Maa\u2019ida, xilli habeen ah, iyaga oo u diyaar garoobayay ka qeyb-galka banaanbaxa.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/2eLjm8CzJk8\" width=\"1111\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho waxaa ay markale ku dhawaaqeen banaanbax nabadeed oo ay ku doonayaan in la qabto doorasho xor iyo xalaal ah. Guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in weli Midowga Musharixiinta aysan ka tanaasulin banaanbixii ay horay ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156922,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156921","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Midowga Musharixiinta oo ku dhawaaqay banaanbax jimcaha - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax-jimcaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Midowga Musharixiinta oo ku dhawaaqay banaanbax jimcaha - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho waxaa ay markale ku dhawaaqeen banaanbax nabadeed oo ay ku doonayaan in la qabto doorasho xor iyo xalaal ah. Guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in weli Midowga Musharixiinta aysan ka tanaasulin banaanbixii ay horay ugu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax-jimcaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-22T10:36:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-02-22T12:23:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Madasha-1-696x464-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax-jimcaha\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax-jimcaha\/\",\"name\":\"Midowga Musharixiinta oo ku dhawaaqay banaanbax jimcaha - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax-jimcaha\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax-jimcaha\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Madasha-1-696x464-2.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-22T10:36:39+00:00\",\"dateModified\":\"2021-02-22T12:23:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax-jimcaha\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax-jimcaha\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax-jimcaha\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Madasha-1-696x464-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Madasha-1-696x464-2.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax-jimcaha\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Midowga Musharixiinta oo ku dhawaaqay banaanbax jimcaha\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Midowga Musharixiinta oo ku dhawaaqay banaanbax jimcaha - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax-jimcaha\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Midowga Musharixiinta oo ku dhawaaqay banaanbax jimcaha - Wardoon","og_description":"Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho waxaa ay markale ku dhawaaqeen banaanbax nabadeed oo ay ku doonayaan in la qabto doorasho xor iyo xalaal ah. Guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in weli Midowga Musharixiinta aysan ka tanaasulin banaanbixii ay horay ugu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax-jimcaha\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-22T10:36:39+00:00","article_modified_time":"2021-02-22T12:23:05+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Madasha-1-696x464-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax-jimcaha\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax-jimcaha\/","name":"Midowga Musharixiinta oo ku dhawaaqay banaanbax jimcaha - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax-jimcaha\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax-jimcaha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Madasha-1-696x464-2.jpg","datePublished":"2021-02-22T10:36:39+00:00","dateModified":"2021-02-22T12:23:05+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax-jimcaha\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax-jimcaha\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax-jimcaha\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Madasha-1-696x464-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Madasha-1-696x464-2.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax-jimcaha\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Midowga Musharixiinta oo ku dhawaaqay banaanbax jimcaha"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156921"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156921"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156921\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156931,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156921\/revisions\/156931"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156922"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156921"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156921"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156921"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}