{"id":156943,"date":"2021-02-23T14:46:23","date_gmt":"2021-02-23T11:46:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156943"},"modified":"2021-02-23T17:42:35","modified_gmt":"2021-02-23T14:42:35","slug":"daawo-dube-19-kii-bishaan-waxaa-muqdisho-ka-dhacay-isku-day-afgambi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dube-19-kii-bishaan-waxaa-muqdisho-ka-dhacay-isku-day-afgambi\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Dube 19-kii bishaan waxaa Muqdisho ka dhacay isku day Afgambi"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156944\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/daawo-wasiir-dube.jpg\" alt=\"\" width=\"864\" height=\"503\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/daawo-wasiir-dube.jpg 864w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/daawo-wasiir-dube-300x175.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/daawo-wasiir-dube-768x447.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/daawo-wasiir-dube-696x405.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/daawo-wasiir-dube-721x420.jpg 721w\" sizes=\"(max-width: 864px) 100vw, 864px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta xukuumadda xilka sii heysa ee Soomaaliya Prof. Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in jimcahii lasoo dhaafgay la isku dayay in dalka Afgabim lagu qabsado.<\/p>\n<p>Wasiirka wuxuu sheegay in ciidamada amniga ay ka hortageen isku daygaas, balse la damacsanaa in dalka la qabsado, iyadoo jimcadii lasoo dhaafay ay dowladda hor istaagtay banaabax nabadeed oo ay ku baaqeen midowga musharaxiinta.<\/p>\n<p>\u201c19-kii bishaan waxaa Muqdisho ka dhacay isku day Afgambi, ciidamo hubeysan ayaa yimid meel u dhaw Villa Somalia waxeyna dhaheen dalka dowlad kama jirto, madaxweyne ma jiro, waxaase Alle mahadiis ah in laga hortagay isku daygaas\u201d ayuu yiri Dubbe.<\/p>\n<p>Hadalka wasiirka wuxuu kusoo aadayaa xilli midowga musharaxiinta ay mar kale ku baaqeen in 26-ka February oo ku aadan jimcaha ay qaban qabaabinayaan banaabax nabadeed maadaama midkii hore ay dowladda hor istaagtay.<\/p>\n<p>Sidoo kale sii hayaha wasiirka warfaafinta wuxuu sheegay in marnaba dowladda aysan ogolaan doonin in la isku yimaado, fursadda kaliya oo ay qof walba heysatana ay tahay iney TV-yada kasoo muuqdaan, taasoo muujineysa in mar kale dowladda ay diidi doonto banaanbax ka dhaca Muqdisho.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa ku cel-celiyay in dowladaha aan laga yeeli doonin iney xuquuqul insaanka ku tuntaan iyagoo marmarsiyo ka dhiganaya xanuunka Covid19, hadana dowladda wali waxey ku adkeysaneysaa amarkeedii ahaa inaan la isku imaan karin.<\/p>\n<p>17-kii bishaan ayey dowladda shir jaraa\u2019id ku sheegtay inaan la isku imaan karin, maadaama uu si weyn u faafay xanuunka Covid19, sidaas darteed wali go\u2019aankeeda ayey ku taagan tahay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/xZjRQFrrFy8\" width=\"999\" height=\"562\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka warfaafinta xukuumadda xilka sii heysa ee Soomaaliya Prof. Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in jimcahii lasoo dhaafgay la isku dayay in dalka Afgabim lagu qabsado. Wasiirka wuxuu sheegay in ciidamada amniga ay ka hortageen isku daygaas, balse la damacsanaa in dalka la qabsado, iyadoo jimcadii lasoo dhaafay ay dowladda hor istaagtay banaabax nabadeed oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156944,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156943","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Dube 19-kii bishaan waxaa Muqdisho ka dhacay isku day Afgambi - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dube-19-kii-bishaan-waxaa-muqdisho-ka-dhacay-isku-day-afgambi\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Dube 19-kii bishaan waxaa Muqdisho ka dhacay isku day Afgambi - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka warfaafinta xukuumadda xilka sii heysa ee Soomaaliya Prof. Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in jimcahii lasoo dhaafgay la isku dayay in dalka Afgabim lagu qabsado. Wasiirka wuxuu sheegay in ciidamada amniga ay ka hortageen isku daygaas, balse la damacsanaa in dalka la qabsado, iyadoo jimcadii lasoo dhaafay ay dowladda hor istaagtay banaabax nabadeed oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dube-19-kii-bishaan-waxaa-muqdisho-ka-dhacay-isku-day-afgambi\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-23T11:46:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-02-23T14:42:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/daawo-wasiir-dube.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"864\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"503\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dube-19-kii-bishaan-waxaa-muqdisho-ka-dhacay-isku-day-afgambi\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dube-19-kii-bishaan-waxaa-muqdisho-ka-dhacay-isku-day-afgambi\/\",\"name\":\"DAAWO:-Dube 19-kii bishaan waxaa Muqdisho ka dhacay isku day Afgambi - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dube-19-kii-bishaan-waxaa-muqdisho-ka-dhacay-isku-day-afgambi\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dube-19-kii-bishaan-waxaa-muqdisho-ka-dhacay-isku-day-afgambi\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/daawo-wasiir-dube.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-23T11:46:23+00:00\",\"dateModified\":\"2021-02-23T14:42:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dube-19-kii-bishaan-waxaa-muqdisho-ka-dhacay-isku-day-afgambi\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dube-19-kii-bishaan-waxaa-muqdisho-ka-dhacay-isku-day-afgambi\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dube-19-kii-bishaan-waxaa-muqdisho-ka-dhacay-isku-day-afgambi\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/daawo-wasiir-dube.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/daawo-wasiir-dube.jpg\",\"width\":864,\"height\":503},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dube-19-kii-bishaan-waxaa-muqdisho-ka-dhacay-isku-day-afgambi\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Dube 19-kii bishaan waxaa Muqdisho ka dhacay isku day Afgambi\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Dube 19-kii bishaan waxaa Muqdisho ka dhacay isku day Afgambi - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dube-19-kii-bishaan-waxaa-muqdisho-ka-dhacay-isku-day-afgambi\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Dube 19-kii bishaan waxaa Muqdisho ka dhacay isku day Afgambi - Wardoon","og_description":"Wasiirka warfaafinta xukuumadda xilka sii heysa ee Soomaaliya Prof. Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in jimcahii lasoo dhaafgay la isku dayay in dalka Afgabim lagu qabsado. Wasiirka wuxuu sheegay in ciidamada amniga ay ka hortageen isku daygaas, balse la damacsanaa in dalka la qabsado, iyadoo jimcadii lasoo dhaafay ay dowladda hor istaagtay banaabax nabadeed oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dube-19-kii-bishaan-waxaa-muqdisho-ka-dhacay-isku-day-afgambi\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-23T11:46:23+00:00","article_modified_time":"2021-02-23T14:42:35+00:00","og_image":[{"width":864,"height":503,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/daawo-wasiir-dube.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dube-19-kii-bishaan-waxaa-muqdisho-ka-dhacay-isku-day-afgambi\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dube-19-kii-bishaan-waxaa-muqdisho-ka-dhacay-isku-day-afgambi\/","name":"DAAWO:-Dube 19-kii bishaan waxaa Muqdisho ka dhacay isku day Afgambi - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dube-19-kii-bishaan-waxaa-muqdisho-ka-dhacay-isku-day-afgambi\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dube-19-kii-bishaan-waxaa-muqdisho-ka-dhacay-isku-day-afgambi\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/daawo-wasiir-dube.jpg","datePublished":"2021-02-23T11:46:23+00:00","dateModified":"2021-02-23T14:42:35+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dube-19-kii-bishaan-waxaa-muqdisho-ka-dhacay-isku-day-afgambi\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dube-19-kii-bishaan-waxaa-muqdisho-ka-dhacay-isku-day-afgambi\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dube-19-kii-bishaan-waxaa-muqdisho-ka-dhacay-isku-day-afgambi\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/daawo-wasiir-dube.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/daawo-wasiir-dube.jpg","width":864,"height":503},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dube-19-kii-bishaan-waxaa-muqdisho-ka-dhacay-isku-day-afgambi\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Dube 19-kii bishaan waxaa Muqdisho ka dhacay isku day Afgambi"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156943"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156943"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156943\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156947,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156943\/revisions\/156947"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156944"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156943"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156943"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156943"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}