{"id":156946,"date":"2021-02-23T17:50:01","date_gmt":"2021-02-23T14:50:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156946"},"modified":"2021-02-23T17:51:05","modified_gmt":"2021-02-23T14:51:05","slug":"daawo-df-oo-goaan-oo-diiday-banaanbaxa-ay-mucaaradku-ku-baaqeen-jimcaha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-goaan-oo-diiday-banaanbaxa-ay-mucaaradku-ku-baaqeen-jimcaha\/","title":{"rendered":"DAAWO:-DF oo diiday banaanbaxa ay Mucaaradku ku baaqeen Jimcaha"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Amniga gudaha Somalia Xassan Xundubey Jimcaale ayaa sheegay in DF joojisay joojiyay bannaanbax nooca walba oo uu yahay, isagoo sabab uga dhigay amniga iyo ka hortaga Cudurka Corona.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa hadalkan ka sheegay shir jaraaid oo uu ku qabtay xarunta Wasaarada warfaafinta Somalia, isagoo uu wehliyo wasiirka warfaafinta Cusmaan Dubbe.<\/p>\n<p>\u201cBannaanbax guud ahaan waa la joojiyay ha noqdo mid dowladda lagu taageerayo ama looga soo horjeedo ka dib qiimeyn dhinaca amniga iyo Caafimaad oo la sameeyey, Hadii ay dhaceyso in la ogolaado banaanbax waa inay soo baxdaa qiimeyn kale, cudurka oo naga yaraada iyo amniga oo ay wax iska bedelaan, waxaa jira dad is xil-qaamay oo isku dayey inay xaliyaan arrintaas, waxaana hadda socda wadahadal, sidii uu horay u sheegay ra\u2019iisul wasaaruhu \u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyey wasiir Xasan Xundubey.\u201dayuu yiri Wasiirka Amniga.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in mucaaradku haddii ay doonayaan iney fekerkooda iyo aragtooda cabiraan ay ku gudbin karaan warbaahinta noocyadeeda kala duwan.<\/p>\n<p>\u201cAnaga dad banaanbaxayaal uma baahnin warbaahinta idinka ah ayaan u baahanahay, Mucaaradkana idaacadaha iyo warbaahinta ayaa ku filan si waxa ay sheegi rabaan ay caalamka u gaarsiisaan\u201d ayuu yiri Wasiirka.<\/p>\n<p>Hadalka Wasiirka ayaa ku soo aadaya xili musharaxiinta ay shalay ku dhawaaqeen iney maalinta Jimcaha banaanbax kale, ku qabanayaan Fagaaraha daljirka dahsoon, iyadoo banaanbixii ay ku baaqeen Jimcihii hore uu ka fashilmay ka dib markii DF ay carqaldeysay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/6VHoSlGrXbc\" width=\"999\" height=\"562\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Amniga gudaha Somalia Xassan Xundubey Jimcaale ayaa sheegay in DF joojisay joojiyay bannaanbax nooca walba oo uu yahay, isagoo sabab uga dhigay amniga iyo ka hortaga Cudurka Corona. Wasiirka ayaa hadalkan ka sheegay shir jaraaid oo uu ku qabtay xarunta Wasaarada warfaafinta Somalia, isagoo uu wehliyo wasiirka warfaafinta Cusmaan Dubbe. \u201cBannaanbax guud ahaan waa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156948,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156946","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-DF oo diiday banaanbaxa ay Mucaaradku ku baaqeen Jimcaha - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-goaan-oo-diiday-banaanbaxa-ay-mucaaradku-ku-baaqeen-jimcaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-DF oo diiday banaanbaxa ay Mucaaradku ku baaqeen Jimcaha - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Amniga gudaha Somalia Xassan Xundubey Jimcaale ayaa sheegay in DF joojisay joojiyay bannaanbax nooca walba oo uu yahay, isagoo sabab uga dhigay amniga iyo ka hortaga Cudurka Corona. Wasiirka ayaa hadalkan ka sheegay shir jaraaid oo uu ku qabtay xarunta Wasaarada warfaafinta Somalia, isagoo uu wehliyo wasiirka warfaafinta Cusmaan Dubbe. \u201cBannaanbax guud ahaan waa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-goaan-oo-diiday-banaanbaxa-ay-mucaaradku-ku-baaqeen-jimcaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-23T14:50:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-02-23T14:51:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-29.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"699\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"499\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-goaan-oo-diiday-banaanbaxa-ay-mucaaradku-ku-baaqeen-jimcaha\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-goaan-oo-diiday-banaanbaxa-ay-mucaaradku-ku-baaqeen-jimcaha\/\",\"name\":\"DAAWO:-DF oo diiday banaanbaxa ay Mucaaradku ku baaqeen Jimcaha - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-goaan-oo-diiday-banaanbaxa-ay-mucaaradku-ku-baaqeen-jimcaha\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-goaan-oo-diiday-banaanbaxa-ay-mucaaradku-ku-baaqeen-jimcaha\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-29.png\",\"datePublished\":\"2021-02-23T14:50:01+00:00\",\"dateModified\":\"2021-02-23T14:51:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-goaan-oo-diiday-banaanbaxa-ay-mucaaradku-ku-baaqeen-jimcaha\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-goaan-oo-diiday-banaanbaxa-ay-mucaaradku-ku-baaqeen-jimcaha\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-goaan-oo-diiday-banaanbaxa-ay-mucaaradku-ku-baaqeen-jimcaha\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-29.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-29.png\",\"width\":699,\"height\":499},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-goaan-oo-diiday-banaanbaxa-ay-mucaaradku-ku-baaqeen-jimcaha\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-DF oo diiday banaanbaxa ay Mucaaradku ku baaqeen Jimcaha\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-DF oo diiday banaanbaxa ay Mucaaradku ku baaqeen Jimcaha - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-goaan-oo-diiday-banaanbaxa-ay-mucaaradku-ku-baaqeen-jimcaha\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-DF oo diiday banaanbaxa ay Mucaaradku ku baaqeen Jimcaha - Wardoon","og_description":"Wasiirka Amniga gudaha Somalia Xassan Xundubey Jimcaale ayaa sheegay in DF joojisay joojiyay bannaanbax nooca walba oo uu yahay, isagoo sabab uga dhigay amniga iyo ka hortaga Cudurka Corona. Wasiirka ayaa hadalkan ka sheegay shir jaraaid oo uu ku qabtay xarunta Wasaarada warfaafinta Somalia, isagoo uu wehliyo wasiirka warfaafinta Cusmaan Dubbe. \u201cBannaanbax guud ahaan waa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-goaan-oo-diiday-banaanbaxa-ay-mucaaradku-ku-baaqeen-jimcaha\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-23T14:50:01+00:00","article_modified_time":"2021-02-23T14:51:05+00:00","og_image":[{"width":699,"height":499,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-29.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-goaan-oo-diiday-banaanbaxa-ay-mucaaradku-ku-baaqeen-jimcaha\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-goaan-oo-diiday-banaanbaxa-ay-mucaaradku-ku-baaqeen-jimcaha\/","name":"DAAWO:-DF oo diiday banaanbaxa ay Mucaaradku ku baaqeen Jimcaha - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-goaan-oo-diiday-banaanbaxa-ay-mucaaradku-ku-baaqeen-jimcaha\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-goaan-oo-diiday-banaanbaxa-ay-mucaaradku-ku-baaqeen-jimcaha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-29.png","datePublished":"2021-02-23T14:50:01+00:00","dateModified":"2021-02-23T14:51:05+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-goaan-oo-diiday-banaanbaxa-ay-mucaaradku-ku-baaqeen-jimcaha\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-goaan-oo-diiday-banaanbaxa-ay-mucaaradku-ku-baaqeen-jimcaha\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-goaan-oo-diiday-banaanbaxa-ay-mucaaradku-ku-baaqeen-jimcaha\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-29.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-29.png","width":699,"height":499},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-goaan-oo-diiday-banaanbaxa-ay-mucaaradku-ku-baaqeen-jimcaha\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-DF oo diiday banaanbaxa ay Mucaaradku ku baaqeen Jimcaha"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156946"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156946"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156946\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156950,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156946\/revisions\/156950"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156948"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156946"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156946"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156946"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}