{"id":156954,"date":"2021-02-23T22:33:51","date_gmt":"2021-02-23T19:33:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156954"},"modified":"2021-02-23T22:33:51","modified_gmt":"2021-02-23T19:33:51","slug":"xildhibaan-odawaa-oo-ujawaab-wasiir-xundubay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odawaa-oo-ujawaab-wasiir-xundubay\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Odawaa  oo ujawaab wasiir Xundubay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156957\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/page-1.jpg\" alt=\"\" width=\"404\" height=\"404\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/page-1.jpg 404w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/page-1-300x300.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/page-1-150x150.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 404px) 100vw, 404px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa oo hadda ku magacaaban xoghayaha Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ka fal-celiyey shirkii jaraa\u2019id ee maanta wasiirka amniga xukuumadda xil-gaarsiinta Xasan Xundubey uu ku shaaciyey in dowladdu aysan ogolaa doonin in \u2018banaanbax uu ka dhaco magaalada Muqdisho.\u2019<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in Xasan Xundubey ay is garanayeen mudo ku dhaw 30-sano, isla markaana uu ku yaqaanay inuu yahay nin go\u2019aan leh, balse hadda uu is bedelay, isagoo sheegay in dhibkii ka dhasha amarkii uu bixiyey maanta uu dushiisa yahay.<\/p>\n<p>Qoraalka uu Cabdiraxmaan Odawaa ugu jawaabay wasiir Xundubey ayaa ku bilaawday \u201cMaanta waxaa shir jaraa\u2019id qabtay Sii hayaha xilka Wasiirka Amniga Xasan Xundubeey Jimcaale oo sheegay in mudaaharaadku sharci darro yahay, taas oo khilaafsan qodbobka 20-aad ee dastuurka, arrinta is waydiinta mudan waxa ay tahay sharci darrada uu sheegayo sii hayuhu muxuu u cuskaday, mise isaga ayaa badalay qodobkaas dastuuriga ah oo xaqaasi ku xusan yahay. Sida aan wada ognahay dastuurka waxaa wax looga badali karaa in saddax meelood labo barlamaanka Soomaliyeed ay ogolaadaan.\u201d<\/p>\n<p>\u201cXundubeey waxaan saxiibo nahay muddo 29 sano ah, sidaa si la mid ah isaga iyo Madaxweyne Sh Shariif (gudoomiyaha Midowga murashaxiinta) muddo intaa ka badan ayay is yaqaanaan.Mudadaasi Waxaan ku aqaanay nin mabda\u2019u hago, aaminsan saraynta sharciga iyo nidaam ay asaas u tahay dhawrista xuquuqda asaasiga ah ee muwaadinka, waxa badalay koleey anigu ma garan isaguse waa og yahay,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Qoraalka Odawaa ayaa intaas ku sii daray, \u201cWaxaanse leeyahay saaxiib la tasho damiirkaada koleey sidaas si ka gadisan ayuu ku farayaaye. Waxaadna ogaataa adiga iyo Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday midna xaq dastuuri ah oo muwaadinku leeyahay ma diidi karo.\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Cabdiraxmaan Odawaa waxuu qoraalkiisa ku yiri, \u201cHadalka maanta uu ka sheegtay Warbaahinta haddii ay ciidamada Booliska iyo Nabad sugiddu dhaqan galiyaan dhibka ka dhashaa cidda masuulka ka ah waa Xundubeey. Waxaana xasuusinaa in uu afhayeen u noqon Madaxweyne waqtigiisu dhammaaday in aysan ahayn mid u cuntanta.\u201d<\/p>\n<p>Wasiirka amniga Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si cad u sheegay in mudaharaadka ay iclaamiyeen golaha midowga musharaxiinta Soomaaliya aan lagu qaban karin magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156955\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-30.png\" alt=\"\" width=\"510\" height=\"536\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-30.png 510w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-30-285x300.png 285w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-30-400x420.png 400w\" sizes=\"(max-width: 510px) 100vw, 510px\" \/> <iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/6VHoSlGrXbc\" width=\"696\" height=\"392\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe>\/&gt;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa oo hadda ku magacaaban xoghayaha Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ka fal-celiyey shirkii jaraa\u2019id ee maanta wasiirka amniga xukuumadda xil-gaarsiinta Xasan Xundubey uu ku shaaciyey in dowladdu aysan ogolaa doonin in \u2018banaanbax uu ka dhaco magaalada Muqdisho.\u2019 Waxa uu sheegay in Xasan Xundubey ay is garanayeen mudo ku dhaw 30-sano, isla markaana uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156957,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156954","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Odawaa oo ujawaab wasiir Xundubay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odawaa-oo-ujawaab-wasiir-xundubay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Odawaa oo ujawaab wasiir Xundubay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa oo hadda ku magacaaban xoghayaha Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ka fal-celiyey shirkii jaraa\u2019id ee maanta wasiirka amniga xukuumadda xil-gaarsiinta Xasan Xundubey uu ku shaaciyey in dowladdu aysan ogolaa doonin in \u2018banaanbax uu ka dhaco magaalada Muqdisho.\u2019 Waxa uu sheegay in Xasan Xundubey ay is garanayeen mudo ku dhaw 30-sano, isla markaana uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odawaa-oo-ujawaab-wasiir-xundubay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-23T19:33:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/page-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odawaa-oo-ujawaab-wasiir-xundubay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odawaa-oo-ujawaab-wasiir-xundubay\/\",\"name\":\"Xildhibaan Odawaa oo ujawaab wasiir Xundubay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odawaa-oo-ujawaab-wasiir-xundubay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odawaa-oo-ujawaab-wasiir-xundubay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/page-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-23T19:33:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odawaa-oo-ujawaab-wasiir-xundubay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odawaa-oo-ujawaab-wasiir-xundubay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odawaa-oo-ujawaab-wasiir-xundubay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/page-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/page-1.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odawaa-oo-ujawaab-wasiir-xundubay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Odawaa oo ujawaab wasiir Xundubay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Odawaa oo ujawaab wasiir Xundubay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odawaa-oo-ujawaab-wasiir-xundubay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Odawaa oo ujawaab wasiir Xundubay - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa oo hadda ku magacaaban xoghayaha Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ka fal-celiyey shirkii jaraa\u2019id ee maanta wasiirka amniga xukuumadda xil-gaarsiinta Xasan Xundubey uu ku shaaciyey in dowladdu aysan ogolaa doonin in \u2018banaanbax uu ka dhaco magaalada Muqdisho.\u2019 Waxa uu sheegay in Xasan Xundubey ay is garanayeen mudo ku dhaw 30-sano, isla markaana uu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odawaa-oo-ujawaab-wasiir-xundubay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-23T19:33:51+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/page-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odawaa-oo-ujawaab-wasiir-xundubay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odawaa-oo-ujawaab-wasiir-xundubay\/","name":"Xildhibaan Odawaa oo ujawaab wasiir Xundubay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odawaa-oo-ujawaab-wasiir-xundubay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odawaa-oo-ujawaab-wasiir-xundubay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/page-1.jpg","datePublished":"2021-02-23T19:33:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odawaa-oo-ujawaab-wasiir-xundubay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odawaa-oo-ujawaab-wasiir-xundubay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odawaa-oo-ujawaab-wasiir-xundubay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/page-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/page-1.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odawaa-oo-ujawaab-wasiir-xundubay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Odawaa oo ujawaab wasiir Xundubay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156954"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156954"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156954\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156958,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156954\/revisions\/156958"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156957"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156954"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156954"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156954"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}