{"id":157014,"date":"2021-02-24T19:42:20","date_gmt":"2021-02-24T16:42:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157014"},"modified":"2021-02-24T19:42:20","modified_gmt":"2021-02-24T16:42:20","slug":"daawo-daahir-geelle-waxaan-goaansanay-in-jimcaha-aan-qabano-banaanbaxyada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-geelle-waxaan-goaansanay-in-jimcaha-aan-qabano-banaanbaxyada\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Daahir Geelle &#8220;waxaan go&#8217;aansanay in Jimcaha aan qabano banaanbaxyada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157015\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-32.png\" alt=\"\" width=\"699\" height=\"500\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-32.png 699w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-32-300x215.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-32-696x498.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-32-587x420.png 587w\" sizes=\"(max-width: 699px) 100vw, 699px\" \/><\/p>\n<p>Golaha midowga musharaxiinta Soomaaliya oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay go\u2019aankii ay xukuumadda xil-gaarsiintu ka soo saartay banaanbax ka dhaca magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Afhayeenka midowga musharaxiinta Daahir Maxamuud Geelle oo ka hadlay shirka jaraa\u2019id ee golaha ayaa sheegay inay ku adkeysanayaan qabashada banaanbaxa ay iclaamiyeen maalinka Jimcaha ah ee soo socota, isagoo ku gacan sareyray go\u2019aankii shalay ka soo baxay xukuumadda.<\/p>\n<p>\u201cIn nala qasbo ma aqbali karno, waxaan go\u2019aansanay inaan difaacano xuquuqdeena dastuuriga ah, waxaan rabnaa in laga waantoobo isbaarada naloo dhigtay, bulshada Soomaaliyeed waxaan leenahay ka soo qeyb gala mudaharaadkaas Jimcaha, waan ognahay culeys ayuu leeyahay, laakiin hadii aan iska dhaafno waa \u2018gumoobeysaan\u2019 dowladda federaalka waxay ku tumaneysaa qodobo dastuuri ah, waa inaan dhahno kuma tuma kartaan,\u201d ayuu yiri Daahir Geelle.<\/p>\n<p>Waxuu sheegay in hadafkoodu uu yahay inay Farmaajo ka quusiyaan damaciisa oo sida uu sheegay ah mid ku tumasho dastuur ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale Daahir Geelle waxuu sheegay in maanta ay shir gaar ah ka yeesheen xaaladda cakiran ee dalka, isla markaana ay wax yaabo badan isla odoraseen.<\/p>\n<p>\u201cMaalin dhaweed markii aan mudaharaadka aan sameynay isbaaro ayaa naloo dhigtay, taas oo lagu hagar daameeyey xuquuqdeena, isbaaro iyo argagixiso looma hoggaansamo, waxaan go\u2019aasaanay inaan ku adkeysano difaaca xuquuqdeena sharciga ah, sidaas darteed maalinta Jimcaha ah waxaan dhigeynaa mudaharaad dastuuri ah,\u201d ayuu hadalkiisa ku sii daray Daahir Geelle.<\/p>\n<p>Wasiirka amniga Soomaaliya Xasan Xundubey oo shalay warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in xukuumaddu go\u2019aamisay in aan la qaban karin wax isku imaatin ama banaanbax ah, sababo la xariira ka hor tagga faafitaanka cudurka Coronavirus oo aad ugu soo laba kacleeyey Soomaaliya, balse go\u2019aankaas waxaa si cad u diidan musharaxiinta oo Muqdisho ka abaabulaya banaanbaxyo hor leh.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/fIrh3Zq8RUI\" width=\"999\" height=\"562\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha midowga musharaxiinta Soomaaliya oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay go\u2019aankii ay xukuumadda xil-gaarsiintu ka soo saartay banaanbax ka dhaca magaalada Muqdisho. Afhayeenka midowga musharaxiinta Daahir Maxamuud Geelle oo ka hadlay shirka jaraa\u2019id ee golaha ayaa sheegay inay ku adkeysanayaan qabashada banaanbaxa ay iclaamiyeen maalinka Jimcaha ah ee soo socota, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157015,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157014","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Daahir Geelle &quot;waxaan go&#039;aansanay in Jimcaha aan qabano banaanbaxyada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-geelle-waxaan-goaansanay-in-jimcaha-aan-qabano-banaanbaxyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Daahir Geelle &quot;waxaan go&#039;aansanay in Jimcaha aan qabano banaanbaxyada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha midowga musharaxiinta Soomaaliya oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay go\u2019aankii ay xukuumadda xil-gaarsiintu ka soo saartay banaanbax ka dhaca magaalada Muqdisho. Afhayeenka midowga musharaxiinta Daahir Maxamuud Geelle oo ka hadlay shirka jaraa\u2019id ee golaha ayaa sheegay inay ku adkeysanayaan qabashada banaanbaxa ay iclaamiyeen maalinka Jimcaha ah ee soo socota, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-geelle-waxaan-goaansanay-in-jimcaha-aan-qabano-banaanbaxyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-24T16:42:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-32.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"699\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-geelle-waxaan-goaansanay-in-jimcaha-aan-qabano-banaanbaxyada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-geelle-waxaan-goaansanay-in-jimcaha-aan-qabano-banaanbaxyada\/\",\"name\":\"DAAWO:-Daahir Geelle \\\"waxaan go'aansanay in Jimcaha aan qabano banaanbaxyada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-geelle-waxaan-goaansanay-in-jimcaha-aan-qabano-banaanbaxyada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-geelle-waxaan-goaansanay-in-jimcaha-aan-qabano-banaanbaxyada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-32.png\",\"datePublished\":\"2021-02-24T16:42:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-geelle-waxaan-goaansanay-in-jimcaha-aan-qabano-banaanbaxyada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-geelle-waxaan-goaansanay-in-jimcaha-aan-qabano-banaanbaxyada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-geelle-waxaan-goaansanay-in-jimcaha-aan-qabano-banaanbaxyada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-32.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-32.png\",\"width\":699,\"height\":500},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-geelle-waxaan-goaansanay-in-jimcaha-aan-qabano-banaanbaxyada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Daahir Geelle &#8220;waxaan go&#8217;aansanay in Jimcaha aan qabano banaanbaxyada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Daahir Geelle \"waxaan go'aansanay in Jimcaha aan qabano banaanbaxyada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-geelle-waxaan-goaansanay-in-jimcaha-aan-qabano-banaanbaxyada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Daahir Geelle \"waxaan go'aansanay in Jimcaha aan qabano banaanbaxyada - Wardoon","og_description":"Golaha midowga musharaxiinta Soomaaliya oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay go\u2019aankii ay xukuumadda xil-gaarsiintu ka soo saartay banaanbax ka dhaca magaalada Muqdisho. Afhayeenka midowga musharaxiinta Daahir Maxamuud Geelle oo ka hadlay shirka jaraa\u2019id ee golaha ayaa sheegay inay ku adkeysanayaan qabashada banaanbaxa ay iclaamiyeen maalinka Jimcaha ah ee soo socota, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-geelle-waxaan-goaansanay-in-jimcaha-aan-qabano-banaanbaxyada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-24T16:42:20+00:00","og_image":[{"width":699,"height":500,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-32.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-geelle-waxaan-goaansanay-in-jimcaha-aan-qabano-banaanbaxyada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-geelle-waxaan-goaansanay-in-jimcaha-aan-qabano-banaanbaxyada\/","name":"DAAWO:-Daahir Geelle \"waxaan go'aansanay in Jimcaha aan qabano banaanbaxyada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-geelle-waxaan-goaansanay-in-jimcaha-aan-qabano-banaanbaxyada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-geelle-waxaan-goaansanay-in-jimcaha-aan-qabano-banaanbaxyada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-32.png","datePublished":"2021-02-24T16:42:20+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-geelle-waxaan-goaansanay-in-jimcaha-aan-qabano-banaanbaxyada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-geelle-waxaan-goaansanay-in-jimcaha-aan-qabano-banaanbaxyada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-geelle-waxaan-goaansanay-in-jimcaha-aan-qabano-banaanbaxyada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-32.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-32.png","width":699,"height":500},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daahir-geelle-waxaan-goaansanay-in-jimcaha-aan-qabano-banaanbaxyada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Daahir Geelle &#8220;waxaan go&#8217;aansanay in Jimcaha aan qabano banaanbaxyada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157014"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157014"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157014\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157016,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157014\/revisions\/157016"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157015"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157014"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157014"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157014"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}