{"id":157047,"date":"2021-02-25T20:48:59","date_gmt":"2021-02-25T17:48:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157047"},"modified":"2021-02-25T20:48:59","modified_gmt":"2021-02-25T17:48:59","slug":"london-66-jir-soomaali-oo-maxkamad-xukuntay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/london-66-jir-soomaali-oo-maxkamad-xukuntay\/","title":{"rendered":"London 66 jir Soomaali oo Maxkamad xukuntay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157048\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/juuuuu.jpg\" alt=\"\" width=\"698\" height=\"463\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/juuuuu.jpg 698w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/juuuuu-300x199.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/juuuuu-696x462.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/juuuuu-633x420.jpg 633w\" sizes=\"(max-width: 698px) 100vw, 698px\" \/>Maxkamada woqooyiga magaalada London, ayaa danbi ah inuu xaaskiisii dilay ku heshay Xuseen Cigaal oo ah 66 sano jir Soomaali ah.<\/p>\n<p>Falkan ayaa bishii April ee sanadkii hore ka dhacay xaafada Edmonton ee woqooyiga magaalada London.<\/p>\n<p>Maryan Ismaaciil oo 57 sano jir aheyd ayaa ayaa ka shaqeyn jirtay iskuul ku yaalla xaafada lagu dilay, halka ninka dilka geystay uu ahaa shaqaale darawal bus.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157049\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Mdr-076-2021-Victim-Maryan-Ismail.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"980\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Mdr-076-2021-Victim-Maryan-Ismail.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Mdr-076-2021-Victim-Maryan-Ismail-196x300.jpg 196w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Mdr-076-2021-Victim-Maryan-Ismail-274x420.jpg 274w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Xeer ilaalinta booliska woqooyiga London ayaa maxkamada ka hor sheegay in falka dilka ah uu ninkan u adeegsaday waxyaabo ay kamid yihiin macuunta guriga sida Mindiyo, Digsi iyo Birta malawaxda, ilaa ay ka nafbaxdo. Waxaana jirka marxuumada dhimatay laga helay ilaa 68 dhaawac oo kaga yaalay wajiga, madaxa, qaarka sare iyo jirka oo dhan.<\/p>\n<p>Sarkaalka ka tirsan booliska oo ahaa qofkii ugu horeeyay ee soo galay guriga lagu dilay marxuumada, oo maxkamada ka markhaati furay ayaa sheegay in muuqaalka guriga uu meydka marxuumada ugu tagay uu ahaa mid aad looga argagaxo.<\/p>\n<p>Ninkan dilka xaaskiisa qirtay ayaa maxkamada ka hor sheegay dhowr sharaxaad oo kala duwan oo ku saabsan sababta uu xaaskiisa u dilay, waxaana ka mid ahaa inuu iska difaacayey xaaskiisa oo weerar kusoo qaaday, balse danbi-baarayaasha booliska ayaa jirkiisa ka waayay wax dhaawac ah oo muujinayo in lasoo weeraray, hase ahaatee dadka jaarka la ah qoyskan ayaa sheegay in ninkan uu ku caan baxay xanaaq iyo dabeecad xumo loo malaynayo iney sabab u yihiin dilka uu xaaskiisa kula kacay, waxaana uu ninkan muteysan doonnaa xukun xabsi daa\u2019in ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.standard.co.uk\/news\/crime\/hussein-egal-covid-wife-murder-bus-driver-b921115.html\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamada woqooyiga magaalada London, ayaa danbi ah inuu xaaskiisii dilay ku heshay Xuseen Cigaal oo ah 66 sano jir Soomaali ah. Falkan ayaa bishii April ee sanadkii hore ka dhacay xaafada Edmonton ee woqooyiga magaalada London. Maryan Ismaaciil oo 57 sano jir aheyd ayaa ayaa ka shaqeyn jirtay iskuul ku yaalla xaafada lagu dilay, halka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157048,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157047","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>London 66 jir Soomaali oo Maxkamad xukuntay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/london-66-jir-soomaali-oo-maxkamad-xukuntay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"London 66 jir Soomaali oo Maxkamad xukuntay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamada woqooyiga magaalada London, ayaa danbi ah inuu xaaskiisii dilay ku heshay Xuseen Cigaal oo ah 66 sano jir Soomaali ah. Falkan ayaa bishii April ee sanadkii hore ka dhacay xaafada Edmonton ee woqooyiga magaalada London. Maryan Ismaaciil oo 57 sano jir aheyd ayaa ayaa ka shaqeyn jirtay iskuul ku yaalla xaafada lagu dilay, halka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/london-66-jir-soomaali-oo-maxkamad-xukuntay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-25T17:48:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/juuuuu.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"698\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"463\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/london-66-jir-soomaali-oo-maxkamad-xukuntay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/london-66-jir-soomaali-oo-maxkamad-xukuntay\/\",\"name\":\"London 66 jir Soomaali oo Maxkamad xukuntay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/london-66-jir-soomaali-oo-maxkamad-xukuntay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/london-66-jir-soomaali-oo-maxkamad-xukuntay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/juuuuu.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-25T17:48:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/london-66-jir-soomaali-oo-maxkamad-xukuntay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/london-66-jir-soomaali-oo-maxkamad-xukuntay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/london-66-jir-soomaali-oo-maxkamad-xukuntay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/juuuuu.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/juuuuu.jpg\",\"width\":698,\"height\":463},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/london-66-jir-soomaali-oo-maxkamad-xukuntay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"London 66 jir Soomaali oo Maxkamad xukuntay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"London 66 jir Soomaali oo Maxkamad xukuntay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/london-66-jir-soomaali-oo-maxkamad-xukuntay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"London 66 jir Soomaali oo Maxkamad xukuntay - Wardoon","og_description":"Maxkamada woqooyiga magaalada London, ayaa danbi ah inuu xaaskiisii dilay ku heshay Xuseen Cigaal oo ah 66 sano jir Soomaali ah. Falkan ayaa bishii April ee sanadkii hore ka dhacay xaafada Edmonton ee woqooyiga magaalada London. Maryan Ismaaciil oo 57 sano jir aheyd ayaa ayaa ka shaqeyn jirtay iskuul ku yaalla xaafada lagu dilay, halka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/london-66-jir-soomaali-oo-maxkamad-xukuntay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-25T17:48:59+00:00","og_image":[{"width":698,"height":463,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/juuuuu.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/london-66-jir-soomaali-oo-maxkamad-xukuntay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/london-66-jir-soomaali-oo-maxkamad-xukuntay\/","name":"London 66 jir Soomaali oo Maxkamad xukuntay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/london-66-jir-soomaali-oo-maxkamad-xukuntay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/london-66-jir-soomaali-oo-maxkamad-xukuntay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/juuuuu.jpg","datePublished":"2021-02-25T17:48:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/london-66-jir-soomaali-oo-maxkamad-xukuntay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/london-66-jir-soomaali-oo-maxkamad-xukuntay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/london-66-jir-soomaali-oo-maxkamad-xukuntay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/juuuuu.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/juuuuu.jpg","width":698,"height":463},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/london-66-jir-soomaali-oo-maxkamad-xukuntay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"London 66 jir Soomaali oo Maxkamad xukuntay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157047"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157047"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157047\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157050,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157047\/revisions\/157050"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157048"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157047"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157047"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157047"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}