{"id":157203,"date":"2021-03-01T13:08:31","date_gmt":"2021-03-01T10:08:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157203"},"modified":"2021-03-01T13:08:31","modified_gmt":"2021-03-01T10:08:31","slug":"dhagayso-cumar-cabdirashiid-marxaladii-ugu-xumeyd-ayuu-hadda-dalku-marayaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cumar-cabdirashiid-marxaladii-ugu-xumeyd-ayuu-hadda-dalku-marayaa\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:-Cumar Cabdirashiid&#8221; Marxaladii ugu xumeyd ayuu hadda dalku marayaa&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157204\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/202131637501539336329060.jpg\" alt=\"\" width=\"493\" height=\"328\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/202131637501539336329060.jpg 493w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/202131637501539336329060-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 493px) 100vw, 493px\" \/><\/p>\n<p>Ra&#8217;iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Shirma&#8217;arke ayaa ku tilmaamay xaalada Soomaaliya ee xiligan tii ugu xumeyd ee dalka soo marta tan iyo wixii ka danbeeyay shirkii Carta ee Soomaali lagu heshiisiiyay.<\/p>\n<p>Isaga oo la hadlayay VOA ayuu sheegay in hadda dalku uu marayo marxalad hala kala adkaado ah, isaga oo intaa ku darray in wax dhiman oo kaliya ay tahay in qofba qofka kalae uu gaaleysiiyo.<br \/>\nWaxaa uu wax lala yaabo ku tilmaamay in afar sano kadib ay caqabad weyn ka taagantahay in doorasho lagu aado hanaankii ay dejiyeen 2016-kii, xilligaas oo xukuumadii uu hoggaaminayey ay doorasho gelisay dalka.<\/p>\n<p>&#8221;Annaga markii aan xukunka ka tagnay waxaa wareejinahy dal dadkiisu wada shaqeynayaan oo isku yimid, waxaan ku wareejinay dowladdii naga danbeysa dal amnigiisu hadda meesha uu joogo ka fiican, waxaa la rabay in maanta dadku intii isaga sii dhawyihiin, laakiin waxaa ay la yimaadeen dhaqan ah hala kala adkaado,ayuu yiri Cumar Cabdirashiid.<\/p>\n<p>Waxaa uu ku faanay Cumar Cabdirashiid in dowladdii uu Ra&#8217;iisal Wasaaraha ka ahaa afar sano gudahood ku dhistay Labo dowlad gobolleed oo kala ahaa Hirshabeelle iyo Galmudug, islamarkaana dalka doorasho ka hergalisay.<\/p>\n<p>Eedeyntan ayaa imaneysa xili wali aan heshiis lagu aheyn doorashada dalka, islamarkaana uusan aqabsoomin shirkii uu kol hore ku baaqay madaxweynaha Soomaaliya in uu ka dhaco magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.voasomali.com\/embed\/player\/0\/5796011.html?type=audio\" width=\"100%\" height=\"144\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Shirma&#8217;arke ayaa ku tilmaamay xaalada Soomaaliya ee xiligan tii ugu xumeyd ee dalka soo marta tan iyo wixii ka danbeeyay shirkii Carta ee Soomaali lagu heshiisiiyay. Isaga oo la hadlayay VOA ayuu sheegay in hadda dalku uu marayo marxalad hala kala adkaado ah, isaga oo intaa ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157204,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157203","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:-Cumar Cabdirashiid&#039;&#039; Marxaladii ugu xumeyd ayuu hadda dalku marayaa&#039;&#039; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cumar-cabdirashiid-marxaladii-ugu-xumeyd-ayuu-hadda-dalku-marayaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:-Cumar Cabdirashiid&#039;&#039; Marxaladii ugu xumeyd ayuu hadda dalku marayaa&#039;&#039; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra&#8217;iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Shirma&#8217;arke ayaa ku tilmaamay xaalada Soomaaliya ee xiligan tii ugu xumeyd ee dalka soo marta tan iyo wixii ka danbeeyay shirkii Carta ee Soomaali lagu heshiisiiyay. Isaga oo la hadlayay VOA ayuu sheegay in hadda dalku uu marayo marxalad hala kala adkaado ah, isaga oo intaa ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cumar-cabdirashiid-marxaladii-ugu-xumeyd-ayuu-hadda-dalku-marayaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-01T10:08:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/202131637501539336329060.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"493\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"328\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cumar-cabdirashiid-marxaladii-ugu-xumeyd-ayuu-hadda-dalku-marayaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cumar-cabdirashiid-marxaladii-ugu-xumeyd-ayuu-hadda-dalku-marayaa\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:-Cumar Cabdirashiid'' Marxaladii ugu xumeyd ayuu hadda dalku marayaa'' - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cumar-cabdirashiid-marxaladii-ugu-xumeyd-ayuu-hadda-dalku-marayaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cumar-cabdirashiid-marxaladii-ugu-xumeyd-ayuu-hadda-dalku-marayaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/202131637501539336329060.jpg\",\"datePublished\":\"2021-03-01T10:08:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cumar-cabdirashiid-marxaladii-ugu-xumeyd-ayuu-hadda-dalku-marayaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cumar-cabdirashiid-marxaladii-ugu-xumeyd-ayuu-hadda-dalku-marayaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cumar-cabdirashiid-marxaladii-ugu-xumeyd-ayuu-hadda-dalku-marayaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/202131637501539336329060.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/202131637501539336329060.jpg\",\"width\":493,\"height\":328},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cumar-cabdirashiid-marxaladii-ugu-xumeyd-ayuu-hadda-dalku-marayaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:-Cumar Cabdirashiid&#8221; Marxaladii ugu xumeyd ayuu hadda dalku marayaa&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:-Cumar Cabdirashiid'' Marxaladii ugu xumeyd ayuu hadda dalku marayaa'' - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cumar-cabdirashiid-marxaladii-ugu-xumeyd-ayuu-hadda-dalku-marayaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:-Cumar Cabdirashiid'' Marxaladii ugu xumeyd ayuu hadda dalku marayaa'' - Wardoon","og_description":"Ra&#8217;iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Shirma&#8217;arke ayaa ku tilmaamay xaalada Soomaaliya ee xiligan tii ugu xumeyd ee dalka soo marta tan iyo wixii ka danbeeyay shirkii Carta ee Soomaali lagu heshiisiiyay. Isaga oo la hadlayay VOA ayuu sheegay in hadda dalku uu marayo marxalad hala kala adkaado ah, isaga oo intaa ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cumar-cabdirashiid-marxaladii-ugu-xumeyd-ayuu-hadda-dalku-marayaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-01T10:08:31+00:00","og_image":[{"width":493,"height":328,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/202131637501539336329060.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cumar-cabdirashiid-marxaladii-ugu-xumeyd-ayuu-hadda-dalku-marayaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cumar-cabdirashiid-marxaladii-ugu-xumeyd-ayuu-hadda-dalku-marayaa\/","name":"DHAGAYSO:-Cumar Cabdirashiid'' Marxaladii ugu xumeyd ayuu hadda dalku marayaa'' - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cumar-cabdirashiid-marxaladii-ugu-xumeyd-ayuu-hadda-dalku-marayaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cumar-cabdirashiid-marxaladii-ugu-xumeyd-ayuu-hadda-dalku-marayaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/202131637501539336329060.jpg","datePublished":"2021-03-01T10:08:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cumar-cabdirashiid-marxaladii-ugu-xumeyd-ayuu-hadda-dalku-marayaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cumar-cabdirashiid-marxaladii-ugu-xumeyd-ayuu-hadda-dalku-marayaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cumar-cabdirashiid-marxaladii-ugu-xumeyd-ayuu-hadda-dalku-marayaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/202131637501539336329060.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/202131637501539336329060.jpg","width":493,"height":328},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cumar-cabdirashiid-marxaladii-ugu-xumeyd-ayuu-hadda-dalku-marayaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:-Cumar Cabdirashiid&#8221; Marxaladii ugu xumeyd ayuu hadda dalku marayaa&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157203"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157203"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157203\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157205,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157203\/revisions\/157205"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157204"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157203"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157203"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157203"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}