{"id":157212,"date":"2021-03-01T20:48:24","date_gmt":"2021-03-01T17:48:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157212"},"modified":"2021-03-01T20:48:24","modified_gmt":"2021-03-01T17:48:24","slug":"weriye-jamaal-faarax-aadan-oo-lagu-dilay-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-jamaal-faarax-aadan-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Weriye Jamaal Faarax Aadan oo lagu dilay Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157213\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/werioye.jpg\" alt=\"\" width=\"1116\" height=\"924\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/werioye.jpg 1116w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/werioye-300x248.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/werioye-1024x848.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/werioye-768x636.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/werioye-696x576.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/werioye-1068x884.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/werioye-507x420.jpg 507w\" sizes=\"(max-width: 1116px) 100vw, 1116px\" \/><\/p>\n<p>Magaalada Gaalkacyo waxaa goor dhow lagu dilay Weriye Jamaal Faarax Aadan oo ka mid ahaa weriyeyaasha sida weyn looga yaqaano Magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Marxuumka ayaa ka mid ahaa wariyeyaasha ka howlgalla degaanada Puntland, waxaana uu horay uga soo shaqeeyay idaacadda lagu Magacaabo Daljir.<\/p>\n<p>Sida dad goob joogayaak ay sheegayaan dilka weriyaha ayaa ka dhacay Agagaarka xero Siinaay oo ku taalla woqooyiga magaalada Gaalkacyo ka dib markii ay rasaas ku fureen rag bastoolado ku hubeysan.<\/p>\n<p>Ciidanka Ammaanka maamulka Puntland ayaa soo gaaray goobta uu ka dhacay dilka, waxaana ay halkaasi ka bilaabeen howlgallo ay ku doonayaan in lagu soo qabto kooxihii ka dambeeyay dilka.<\/p>\n<p>Weli lama oga sababta loo dilay Weriyaha iyo cida ka dambeysay dilkiisa oo caawa si weyn looga hadlayo magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Gaalkacyo waxaa goor dhow lagu dilay Weriye Jamaal Faarax Aadan oo ka mid ahaa weriyeyaasha sida weyn looga yaqaano Magaalada Gaalkacyo. Marxuumka ayaa ka mid ahaa wariyeyaasha ka howlgalla degaanada Puntland, waxaana uu horay uga soo shaqeeyay idaacadda lagu Magacaabo Daljir. Sida dad goob joogayaak ay sheegayaan dilka weriyaha ayaa ka dhacay Agagaarka xero [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157213,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157212","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Weriye Jamaal Faarax Aadan oo lagu dilay Gaalkacyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-jamaal-faarax-aadan-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Weriye Jamaal Faarax Aadan oo lagu dilay Gaalkacyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Gaalkacyo waxaa goor dhow lagu dilay Weriye Jamaal Faarax Aadan oo ka mid ahaa weriyeyaasha sida weyn looga yaqaano Magaalada Gaalkacyo. Marxuumka ayaa ka mid ahaa wariyeyaasha ka howlgalla degaanada Puntland, waxaana uu horay uga soo shaqeeyay idaacadda lagu Magacaabo Daljir. Sida dad goob joogayaak ay sheegayaan dilka weriyaha ayaa ka dhacay Agagaarka xero [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-jamaal-faarax-aadan-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-01T17:48:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/werioye.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1116\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"924\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-jamaal-faarax-aadan-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-jamaal-faarax-aadan-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/\",\"name\":\"Weriye Jamaal Faarax Aadan oo lagu dilay Gaalkacyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-jamaal-faarax-aadan-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-jamaal-faarax-aadan-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/werioye.jpg\",\"datePublished\":\"2021-03-01T17:48:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-jamaal-faarax-aadan-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-jamaal-faarax-aadan-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-jamaal-faarax-aadan-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/werioye.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/werioye.jpg\",\"width\":1116,\"height\":924},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-jamaal-faarax-aadan-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Weriye Jamaal Faarax Aadan oo lagu dilay Gaalkacyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Weriye Jamaal Faarax Aadan oo lagu dilay Gaalkacyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-jamaal-faarax-aadan-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Weriye Jamaal Faarax Aadan oo lagu dilay Gaalkacyo - Wardoon","og_description":"Magaalada Gaalkacyo waxaa goor dhow lagu dilay Weriye Jamaal Faarax Aadan oo ka mid ahaa weriyeyaasha sida weyn looga yaqaano Magaalada Gaalkacyo. Marxuumka ayaa ka mid ahaa wariyeyaasha ka howlgalla degaanada Puntland, waxaana uu horay uga soo shaqeeyay idaacadda lagu Magacaabo Daljir. Sida dad goob joogayaak ay sheegayaan dilka weriyaha ayaa ka dhacay Agagaarka xero [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-jamaal-faarax-aadan-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-01T17:48:24+00:00","og_image":[{"width":1116,"height":924,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/werioye.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-jamaal-faarax-aadan-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-jamaal-faarax-aadan-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/","name":"Weriye Jamaal Faarax Aadan oo lagu dilay Gaalkacyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-jamaal-faarax-aadan-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-jamaal-faarax-aadan-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/werioye.jpg","datePublished":"2021-03-01T17:48:24+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-jamaal-faarax-aadan-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-jamaal-faarax-aadan-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-jamaal-faarax-aadan-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/werioye.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/werioye.jpg","width":1116,"height":924},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-jamaal-faarax-aadan-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Weriye Jamaal Faarax Aadan oo lagu dilay Gaalkacyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157212"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157212"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157212\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157214,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157212\/revisions\/157214"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157213"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157212"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157212"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157212"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}