{"id":157217,"date":"2021-03-02T12:10:12","date_gmt":"2021-03-02T09:10:12","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157217"},"modified":"2021-03-02T12:10:12","modified_gmt":"2021-03-02T09:10:12","slug":"xildhibaan-mahad-maxamed-salaad-shaaciyay-sirqoolka-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-maxamed-salaad-shaaciyay-sirqoolka-farmaajo\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad  shaaciyay sirqoolka Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157219\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/32381201_1070526113101590_1540949126668091392_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/32381201_1070526113101590_1540949126668091392_n.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/32381201_1070526113101590_1540949126668091392_n-300x300.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/32381201_1070526113101590_1540949126668091392_n-150x150.jpg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/32381201_1070526113101590_1540949126668091392_n-768x768.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/32381201_1070526113101590_1540949126668091392_n-696x696.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/32381201_1070526113101590_1540949126668091392_n-420x420.jpg 420w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/>Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay mar kale iclaamiyay shir hal maalin soconaya oo maalinta khamiista lagu dhameestirayo wadahadalladii la xiriiray hirgelinta doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p>Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa sheegay in ujeedka Madaxweyne Farmaajo shirkan u iclaamiyay uu yahay in uu ka cararayo banaan baxa looga soo horjeedo ee sabtida la qorsheeyay in uu ka dhaco magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201dFarmaajo isagoo ka caraysan, kana cararaya Mudaharaadka maalinta Sabtiga iyo shirka Ra\u2019iisul Wasaare Rooble iyo Midowga Musharaxiinta u balansanyihiin maalinta Khamiista ayuu ku baaqay shir degdeg ah in ay isugu yimaadaan Dowlada Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka maalinta Khamiista.\u201d ayuu yiri Mahad Salad.<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa sidoo kale sheegay in Farmaajo rabo in uu isku khataaro ciidamada amaanka ,shacabka bannaanbaxaya, Musharaxiinta iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha, Dowlad Goboleedyda iyo Beesha Caalamka.<\/p>\n<p>\u201dMar hadii Farmaajo rabo in uu isku qataaro Ciidamada iyo Shacabka bannaanbaxaya, Musharaxiinta iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha, Dowlad Goboleedyda iyo Beesha Caalamka, Haddaba maxaa diidaya annagana inaan soo hormarsanno Mudaharaadka maalinta Sabtiga, lagana dhigo maalinta Arbacada ama Khamiista?!\u201d ayuu Yiri Xildhibaanka.<\/p>\n<p>Shirkan uu iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo ayaa kusoo aadaya xili Ra\u2019isul Wasaare Rooble waday dadaalo la isugu soo dhaweenayo Mucaaradka iyo dowlada federaalka , waxaana shirkan laga cabsi qabaa in uu dhabar jebiyo dadaaladii Rooble waday.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157218\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture.png\" alt=\"\" width=\"525\" height=\"635\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture.png 525w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-248x300.png 248w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-347x420.png 347w\" sizes=\"(max-width: 525px) 100vw, 525px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay mar kale iclaamiyay shir hal maalin soconaya oo maalinta khamiista lagu dhameestirayo wadahadalladii la xiriiray hirgelinta doorashooyinka dalka. Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa sheegay in ujeedka Madaxweyne Farmaajo shirkan u iclaamiyay uu yahay in uu ka cararayo banaan baxa looga soo horjeedo ee sabtida la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157219,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157217","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad shaaciyay sirqoolka Farmaajo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-maxamed-salaad-shaaciyay-sirqoolka-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad shaaciyay sirqoolka Farmaajo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay mar kale iclaamiyay shir hal maalin soconaya oo maalinta khamiista lagu dhameestirayo wadahadalladii la xiriiray hirgelinta doorashooyinka dalka. Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa sheegay in ujeedka Madaxweyne Farmaajo shirkan u iclaamiyay uu yahay in uu ka cararayo banaan baxa looga soo horjeedo ee sabtida la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-maxamed-salaad-shaaciyay-sirqoolka-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-02T09:10:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/32381201_1070526113101590_1540949126668091392_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-maxamed-salaad-shaaciyay-sirqoolka-farmaajo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-maxamed-salaad-shaaciyay-sirqoolka-farmaajo\/\",\"name\":\"Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad shaaciyay sirqoolka Farmaajo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-maxamed-salaad-shaaciyay-sirqoolka-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-maxamed-salaad-shaaciyay-sirqoolka-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/32381201_1070526113101590_1540949126668091392_n.jpg\",\"datePublished\":\"2021-03-02T09:10:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-maxamed-salaad-shaaciyay-sirqoolka-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-maxamed-salaad-shaaciyay-sirqoolka-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-maxamed-salaad-shaaciyay-sirqoolka-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/32381201_1070526113101590_1540949126668091392_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/32381201_1070526113101590_1540949126668091392_n.jpg\",\"width\":960,\"height\":960},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-maxamed-salaad-shaaciyay-sirqoolka-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad shaaciyay sirqoolka Farmaajo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad shaaciyay sirqoolka Farmaajo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-maxamed-salaad-shaaciyay-sirqoolka-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad shaaciyay sirqoolka Farmaajo - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay mar kale iclaamiyay shir hal maalin soconaya oo maalinta khamiista lagu dhameestirayo wadahadalladii la xiriiray hirgelinta doorashooyinka dalka. Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa sheegay in ujeedka Madaxweyne Farmaajo shirkan u iclaamiyay uu yahay in uu ka cararayo banaan baxa looga soo horjeedo ee sabtida la [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-maxamed-salaad-shaaciyay-sirqoolka-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-02T09:10:12+00:00","og_image":[{"width":960,"height":960,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/32381201_1070526113101590_1540949126668091392_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-maxamed-salaad-shaaciyay-sirqoolka-farmaajo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-maxamed-salaad-shaaciyay-sirqoolka-farmaajo\/","name":"Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad shaaciyay sirqoolka Farmaajo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-maxamed-salaad-shaaciyay-sirqoolka-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-maxamed-salaad-shaaciyay-sirqoolka-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/32381201_1070526113101590_1540949126668091392_n.jpg","datePublished":"2021-03-02T09:10:12+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-maxamed-salaad-shaaciyay-sirqoolka-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-maxamed-salaad-shaaciyay-sirqoolka-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-maxamed-salaad-shaaciyay-sirqoolka-farmaajo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/32381201_1070526113101590_1540949126668091392_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/32381201_1070526113101590_1540949126668091392_n.jpg","width":960,"height":960},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-maxamed-salaad-shaaciyay-sirqoolka-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad shaaciyay sirqoolka Farmaajo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157217"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157217"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157217\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157220,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157217\/revisions\/157220"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157219"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157217"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157217"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157217"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}