{"id":157234,"date":"2021-03-02T22:25:54","date_gmt":"2021-03-02T19:25:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157234"},"modified":"2021-03-02T22:25:54","modified_gmt":"2021-03-02T19:25:54","slug":"daawo-df-somalia-oo-soo-saartay-goaano-adag-oo-lagu-xakameynayo-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-somalia-oo-soo-saartay-goaano-adag-oo-lagu-xakameynayo-covid-19\/","title":{"rendered":"DAAWO:-DF Somalia oo soo saartay go\u2019aano adag oo lagu xakameynayo COVID-19"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157235\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-4.png\" alt=\"\" width=\"647\" height=\"493\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-4.png 647w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-4-300x229.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-4-80x60.png 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-4-551x420.png 551w\" sizes=\"(max-width: 647px) 100vw, 647px\" \/><\/p>\n<p>Xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa soo saartay amarro la xariira cudurka Coronavirus, waxaana hakad la geliyey mudo laba todobaad ah goobaha waxbarashada dalka, sida jaamacadaha iyo iskuullada.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta Cismaan Abuukar Dubbe oo ka hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in xukuumaddu go\u2019aamisay in wixii Arbacada berri ka dambeeya la dhimi doono isu socodka caasimadda iyo gobollada dalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa ku jira go\u2019aanadaan cusub in la fasaxay dhammaan shaqaalaha dowladda, kuwaas oo wasiirku sheegay in xaafdahooda ay ka soo shaqeyn doonaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale wasiir Dubbe waxa uu sheegay in mudo 30-cisho ah la mamnuucay xafladaha, aroosyada iyo goobaha caweyska ee dadka badan ay isugu yimaadaan.<\/p>\n<p>Gaadiidleyda ayaa lagula dardaarmay inay shaqeystaan, laakiin aad u feejignaadaan, isla markaana dhowraan nadaafadda, sidoo kale guud ahaan dadka waxaa waajib looga dhigay inay xirtaan afka oo faraxalka joogteeyaan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/5qq6PlnfoMk\" width=\"1111\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa soo saartay amarro la xariira cudurka Coronavirus, waxaana hakad la geliyey mudo laba todobaad ah goobaha waxbarashada dalka, sida jaamacadaha iyo iskuullada. Wasiirka warfaafinta Cismaan Abuukar Dubbe oo ka hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in xukuumaddu go\u2019aamisay in wixii Arbacada berri ka dambeeya la dhimi doono isu socodka caasimadda iyo gobollada dalka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157235,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157234","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-DF Somalia oo soo saartay go\u2019aano adag oo lagu xakameynayo COVID-19 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-somalia-oo-soo-saartay-goaano-adag-oo-lagu-xakameynayo-covid-19\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-DF Somalia oo soo saartay go\u2019aano adag oo lagu xakameynayo COVID-19 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa soo saartay amarro la xariira cudurka Coronavirus, waxaana hakad la geliyey mudo laba todobaad ah goobaha waxbarashada dalka, sida jaamacadaha iyo iskuullada. Wasiirka warfaafinta Cismaan Abuukar Dubbe oo ka hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in xukuumaddu go\u2019aamisay in wixii Arbacada berri ka dambeeya la dhimi doono isu socodka caasimadda iyo gobollada dalka. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-somalia-oo-soo-saartay-goaano-adag-oo-lagu-xakameynayo-covid-19\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-02T19:25:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-4.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"647\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"493\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-somalia-oo-soo-saartay-goaano-adag-oo-lagu-xakameynayo-covid-19\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-somalia-oo-soo-saartay-goaano-adag-oo-lagu-xakameynayo-covid-19\/\",\"name\":\"DAAWO:-DF Somalia oo soo saartay go\u2019aano adag oo lagu xakameynayo COVID-19 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-somalia-oo-soo-saartay-goaano-adag-oo-lagu-xakameynayo-covid-19\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-somalia-oo-soo-saartay-goaano-adag-oo-lagu-xakameynayo-covid-19\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-4.png\",\"datePublished\":\"2021-03-02T19:25:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-somalia-oo-soo-saartay-goaano-adag-oo-lagu-xakameynayo-covid-19\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-somalia-oo-soo-saartay-goaano-adag-oo-lagu-xakameynayo-covid-19\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-somalia-oo-soo-saartay-goaano-adag-oo-lagu-xakameynayo-covid-19\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-4.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-4.png\",\"width\":647,\"height\":493},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-somalia-oo-soo-saartay-goaano-adag-oo-lagu-xakameynayo-covid-19\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-DF Somalia oo soo saartay go\u2019aano adag oo lagu xakameynayo COVID-19\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-DF Somalia oo soo saartay go\u2019aano adag oo lagu xakameynayo COVID-19 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-somalia-oo-soo-saartay-goaano-adag-oo-lagu-xakameynayo-covid-19\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-DF Somalia oo soo saartay go\u2019aano adag oo lagu xakameynayo COVID-19 - Wardoon","og_description":"Xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa soo saartay amarro la xariira cudurka Coronavirus, waxaana hakad la geliyey mudo laba todobaad ah goobaha waxbarashada dalka, sida jaamacadaha iyo iskuullada. Wasiirka warfaafinta Cismaan Abuukar Dubbe oo ka hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in xukuumaddu go\u2019aamisay in wixii Arbacada berri ka dambeeya la dhimi doono isu socodka caasimadda iyo gobollada dalka. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-somalia-oo-soo-saartay-goaano-adag-oo-lagu-xakameynayo-covid-19\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-02T19:25:54+00:00","og_image":[{"width":647,"height":493,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-4.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-somalia-oo-soo-saartay-goaano-adag-oo-lagu-xakameynayo-covid-19\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-somalia-oo-soo-saartay-goaano-adag-oo-lagu-xakameynayo-covid-19\/","name":"DAAWO:-DF Somalia oo soo saartay go\u2019aano adag oo lagu xakameynayo COVID-19 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-somalia-oo-soo-saartay-goaano-adag-oo-lagu-xakameynayo-covid-19\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-somalia-oo-soo-saartay-goaano-adag-oo-lagu-xakameynayo-covid-19\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-4.png","datePublished":"2021-03-02T19:25:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-somalia-oo-soo-saartay-goaano-adag-oo-lagu-xakameynayo-covid-19\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-somalia-oo-soo-saartay-goaano-adag-oo-lagu-xakameynayo-covid-19\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-somalia-oo-soo-saartay-goaano-adag-oo-lagu-xakameynayo-covid-19\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-4.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-4.png","width":647,"height":493},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-somalia-oo-soo-saartay-goaano-adag-oo-lagu-xakameynayo-covid-19\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-DF Somalia oo soo saartay go\u2019aano adag oo lagu xakameynayo COVID-19"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157234"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157234"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157234\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157236,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157234\/revisions\/157236"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157235"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157234"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157234"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157234"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}