{"id":157370,"date":"2021-03-05T21:58:53","date_gmt":"2021-03-05T18:58:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157370"},"modified":"2021-03-05T21:58:53","modified_gmt":"2021-03-05T18:58:53","slug":"wararkii-ugu-dambeeyay-qaraxii-caawa-ka-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qaraxii-caawa-ka-dhacay\/","title":{"rendered":"Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii caawa ka dhacay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157371\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/qarax-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1032\" height=\"774\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/qarax-1.jpg 1032w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/qarax-1-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/qarax-1-1024x768.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/qarax-1-768x576.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/qarax-1-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/qarax-1-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/qarax-1-696x522.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/qarax-1-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 1032px) 100vw, 1032px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa caawa fiidkii qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ka dhacay afaafka hore ee Makhaayada Luul Yamani oo ku dhegan dekadda magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Jugta qaraxa ayaa ahaa mid aad u xoogan oo laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir iyo duleedkeeda, waxaana qaraxan uu geestay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Goobjoogayaal ayaa ku waramay xiliga uu qaraxu dhacayay laamiga marayeen gaadiid iyo mootooyin dad waday, waxaa sidoo kale gudaha makhaaayada qaraxa lagu weeraray ku sugnaa dad kala duwan oo halkaas cuno iyo nasiino u tagay .<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxa uu sidoo kale qaraxa sababay bur bur , waxaana wararka aan helnay sheegayaan in guri dabaq ah oo kuyaala meel ku dhaw goobta qaraxa ka dhacay uu soo dumay ayna ka dhalatay waxyeelo.<\/p>\n<p>Saraakiil katirsan ciidanka dowlada iyo masuuliyiin kale ayaa gaaray goobta uu qaraxu ka dhacay, waxaana socdaan baaritaano laama amaanka ku sameenayaan qaraxan iyo waliba khasaaraha ka dhashay.<\/p>\n<p>Qaraxan caawa dhacay ayaa kusoo aadaya xili amaanka magaalada Muqdisho galabta si weyn loo adkeeyay loona soo dhoobay wadooyinka muhiimka ah ee magaalada ciidamo kala duwan oo aad u hubeesan.<\/p>\n<p>Makhaayada Luul Yamani ee caawa qaraxa lagu weeraray ayaa sidan oo kale labo mar oo hore loogu qaaday qaraxyo ismiidaamin ah, waxaana makhaayadan noqotay goob ay inta badan Al Shabaab bartilmaameed ka dhigatay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa caawa fiidkii qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ka dhacay afaafka hore ee Makhaayada Luul Yamani oo ku dhegan dekadda magaalada Muqdisho. Jugta qaraxa ayaa ahaa mid aad u xoogan oo laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir iyo duleedkeeda, waxaana qaraxan uu geestay khasaaro isugu jira dhimasho [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157371,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157370","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii caawa ka dhacay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qaraxii-caawa-ka-dhacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii caawa ka dhacay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa caawa fiidkii qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ka dhacay afaafka hore ee Makhaayada Luul Yamani oo ku dhegan dekadda magaalada Muqdisho. Jugta qaraxa ayaa ahaa mid aad u xoogan oo laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir iyo duleedkeeda, waxaana qaraxan uu geestay khasaaro isugu jira dhimasho [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qaraxii-caawa-ka-dhacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-05T18:58:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/qarax-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1032\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"774\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qaraxii-caawa-ka-dhacay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qaraxii-caawa-ka-dhacay\/\",\"name\":\"Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii caawa ka dhacay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qaraxii-caawa-ka-dhacay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qaraxii-caawa-ka-dhacay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/qarax-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-03-05T18:58:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qaraxii-caawa-ka-dhacay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qaraxii-caawa-ka-dhacay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qaraxii-caawa-ka-dhacay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/qarax-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/qarax-1.jpg\",\"width\":1032,\"height\":774},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qaraxii-caawa-ka-dhacay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii caawa ka dhacay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii caawa ka dhacay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qaraxii-caawa-ka-dhacay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii caawa ka dhacay - Wardoon","og_description":"Waxaa caawa fiidkii qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ka dhacay afaafka hore ee Makhaayada Luul Yamani oo ku dhegan dekadda magaalada Muqdisho. Jugta qaraxa ayaa ahaa mid aad u xoogan oo laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir iyo duleedkeeda, waxaana qaraxan uu geestay khasaaro isugu jira dhimasho [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qaraxii-caawa-ka-dhacay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-05T18:58:53+00:00","og_image":[{"width":1032,"height":774,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/qarax-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qaraxii-caawa-ka-dhacay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qaraxii-caawa-ka-dhacay\/","name":"Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii caawa ka dhacay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qaraxii-caawa-ka-dhacay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qaraxii-caawa-ka-dhacay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/qarax-1.jpg","datePublished":"2021-03-05T18:58:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qaraxii-caawa-ka-dhacay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qaraxii-caawa-ka-dhacay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qaraxii-caawa-ka-dhacay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/qarax-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/qarax-1.jpg","width":1032,"height":774},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qaraxii-caawa-ka-dhacay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii caawa ka dhacay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157370"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157370"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157370\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157372,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157370\/revisions\/157372"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157371"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157370"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157370"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157370"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}