{"id":157373,"date":"2021-03-05T22:03:17","date_gmt":"2021-03-05T19:03:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157373"},"modified":"2021-03-05T23:20:42","modified_gmt":"2021-03-05T20:20:42","slug":"daawo-wasiir-xundubeey-mucaaradka-iga-baajiyay-banaanbaxa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubeey-mucaaradka-iga-baajiyay-banaanbaxa\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Wasiir Xundubeey mucaaradka iyagaa baajiyay banaanbaxa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157374\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-10.png\" alt=\"\" width=\"685\" height=\"506\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-10.png 685w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-10-300x222.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-10-80x60.png 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-10-569x420.png 569w\" sizes=\"(max-width: 685px) 100vw, 685px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka amniga Dowladda Soomaaliya Xasan Xundubeey Jimcaale oo warbaahinta shir jiraa\u2019id u qabtay ayaa ka hadlay go\u2019aan kii Midowga Musharixiinta ay dib ugu dhigeen Bannaanbixiin la qorsheeyay, ee loo ballansaanaa in uu dhaco maalinta berri ah.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in Dawladda Soomaaliya ay soo dhaweynayso go\u2019aanka ay Mucaaradku ku joojiyeen mudaharaadkii maalinta berri ah loo ballansanaa. Waxaana intaas uu ku daray in Amniga iyo xaaladaha caafimaad ee jira awgeed dawladdu ay mar walba jecleed in aan isu imaatin la sameyn.<\/p>\n<p>Waxaa intaas uu ku daray Wasiirka amnigu in aysan ogalaan doonin Ciidan ay wataan Musharixiintu oo suga ammaanka dadka bannaanbaxaya, waxaana uu sheegay in arrintaasi ay abuuri karto kala shaki iyo in lagu soo dhex-dhuunto Ciidanka, taasi oo fududeyn karta in ay dhacaan falal amni darro.<\/p>\n<p>Horay Midowga Musharixiinta ayaa u shaaciyay in uu baaqday bannaanbixii berri loo balalnsanaa, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed oo shir Jaraa\u2019id qabtay ayaa warbaahinta u sheegay in bannaanbaxaasi uu dib u dhacay, balse uu dhici doono dibna ay kasoo sheegi doonaan goorta la qabanayo mudaharaadkaasi, waxaana sababta dib loogu dhigay uu ku sheegay in ay jiraan arrimo dhowr ah oo bannanbaxa ay u baajiyeen, dhanka ammaanka iyo xaaladaha caabuqa Covid19 ayuu sheegay in ay caqabad ku yihiin Mudaharaadka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/wo8wCisUkB8\" width=\"1111\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka amniga Dowladda Soomaaliya Xasan Xundubeey Jimcaale oo warbaahinta shir jiraa\u2019id u qabtay ayaa ka hadlay go\u2019aan kii Midowga Musharixiinta ay dib ugu dhigeen Bannaanbixiin la qorsheeyay, ee loo ballansaanaa in uu dhaco maalinta berri ah. Wasiirka ayaa sheegay in Dawladda Soomaaliya ay soo dhaweynayso go\u2019aanka ay Mucaaradku ku joojiyeen mudaharaadkii maalinta berri ah loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157374,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157373","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Wasiir Xundubeey mucaaradka iyagaa baajiyay banaanbaxa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubeey-mucaaradka-iga-baajiyay-banaanbaxa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Wasiir Xundubeey mucaaradka iyagaa baajiyay banaanbaxa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka amniga Dowladda Soomaaliya Xasan Xundubeey Jimcaale oo warbaahinta shir jiraa\u2019id u qabtay ayaa ka hadlay go\u2019aan kii Midowga Musharixiinta ay dib ugu dhigeen Bannaanbixiin la qorsheeyay, ee loo ballansaanaa in uu dhaco maalinta berri ah. Wasiirka ayaa sheegay in Dawladda Soomaaliya ay soo dhaweynayso go\u2019aanka ay Mucaaradku ku joojiyeen mudaharaadkii maalinta berri ah loo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubeey-mucaaradka-iga-baajiyay-banaanbaxa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-05T19:03:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-03-05T20:20:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-10.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"685\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"506\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubeey-mucaaradka-iga-baajiyay-banaanbaxa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubeey-mucaaradka-iga-baajiyay-banaanbaxa\/\",\"name\":\"DAAWO:-Wasiir Xundubeey mucaaradka iyagaa baajiyay banaanbaxa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubeey-mucaaradka-iga-baajiyay-banaanbaxa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubeey-mucaaradka-iga-baajiyay-banaanbaxa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-10.png\",\"datePublished\":\"2021-03-05T19:03:17+00:00\",\"dateModified\":\"2021-03-05T20:20:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubeey-mucaaradka-iga-baajiyay-banaanbaxa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubeey-mucaaradka-iga-baajiyay-banaanbaxa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubeey-mucaaradka-iga-baajiyay-banaanbaxa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-10.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-10.png\",\"width\":685,\"height\":506},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubeey-mucaaradka-iga-baajiyay-banaanbaxa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Wasiir Xundubeey mucaaradka iyagaa baajiyay banaanbaxa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Wasiir Xundubeey mucaaradka iyagaa baajiyay banaanbaxa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubeey-mucaaradka-iga-baajiyay-banaanbaxa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Wasiir Xundubeey mucaaradka iyagaa baajiyay banaanbaxa - Wardoon","og_description":"Wasiirka amniga Dowladda Soomaaliya Xasan Xundubeey Jimcaale oo warbaahinta shir jiraa\u2019id u qabtay ayaa ka hadlay go\u2019aan kii Midowga Musharixiinta ay dib ugu dhigeen Bannaanbixiin la qorsheeyay, ee loo ballansaanaa in uu dhaco maalinta berri ah. Wasiirka ayaa sheegay in Dawladda Soomaaliya ay soo dhaweynayso go\u2019aanka ay Mucaaradku ku joojiyeen mudaharaadkii maalinta berri ah loo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubeey-mucaaradka-iga-baajiyay-banaanbaxa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-05T19:03:17+00:00","article_modified_time":"2021-03-05T20:20:42+00:00","og_image":[{"width":685,"height":506,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-10.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubeey-mucaaradka-iga-baajiyay-banaanbaxa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubeey-mucaaradka-iga-baajiyay-banaanbaxa\/","name":"DAAWO:-Wasiir Xundubeey mucaaradka iyagaa baajiyay banaanbaxa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubeey-mucaaradka-iga-baajiyay-banaanbaxa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubeey-mucaaradka-iga-baajiyay-banaanbaxa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-10.png","datePublished":"2021-03-05T19:03:17+00:00","dateModified":"2021-03-05T20:20:42+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubeey-mucaaradka-iga-baajiyay-banaanbaxa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubeey-mucaaradka-iga-baajiyay-banaanbaxa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubeey-mucaaradka-iga-baajiyay-banaanbaxa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-10.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-10.png","width":685,"height":506},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubeey-mucaaradka-iga-baajiyay-banaanbaxa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Wasiir Xundubeey mucaaradka iyagaa baajiyay banaanbaxa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157373"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157373"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157373\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157382,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157373\/revisions\/157382"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157374"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157373"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157373"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157373"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}