{"id":157384,"date":"2021-03-05T23:53:18","date_gmt":"2021-03-05T20:53:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157384"},"modified":"2021-03-05T23:53:18","modified_gmt":"2021-03-05T20:53:18","slug":"daawo-qaraxii-kadacay-maqaayada-luul-yamani","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-kadacay-maqaayada-luul-yamani\/","title":{"rendered":"Daawo qaraxii kadacay maqaayada Luul yamani"},"content":{"rendered":"<p>Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ismiidaamin ah oo caawa lagu weeraray maqaayada Luul Yamani oo kutaala agagaarka Dekadda magaalada Muqdisho , waxaana qaraxan ka dhashay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Afhayeenka booliiska Soomaaliya oo Warbaahinta kula hadlay goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa sheegay in 10-qof ku dhinteen qaraxa sidoo kale ku dhaawacmeen dad gaaraya 30-qof oo qaarkood dhaawacyo culus qabaan.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay afhayeenka in qaraxa loo adeegsaday mooto nuuca alaabaha lagu qaado taa uu tilmaamay in lagu soo raray waxyaabaha qarxa, waxaana mootadaasi waday ruux isa soo miidaamiyay.<\/p>\n<p>Khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ayaa wararka soo baxaya sheegayaan in ay ka badan yihiin 20-qof, waxaana saraakiisha caafimaadka la tacaalayaan dadka ku dhaawacmay qaraxa qaarkood oo halis ah.<\/p>\n<p>Makhaayada Luul Yamani ayaa labo mar oo hore lagu qaaday qaraxyo ismiidaamin ah, waxaana dad badan isweediinayaan sababta loo bartilmaameedsanayo makhaayadan oo kutaala goob amaankeeda si weyn loo ilaaliyo kuna dhegan dekadda Muqdisho.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ETQJ7ebV6fA\" width=\"1111\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ismiidaamin ah oo caawa lagu weeraray maqaayada Luul Yamani oo kutaala agagaarka Dekadda magaalada Muqdisho , waxaana qaraxan ka dhashay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Afhayeenka booliiska Soomaaliya oo Warbaahinta kula hadlay goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa sheegay in 10-qof ku dhinteen qaraxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157371,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157384","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo qaraxii kadacay maqaayada Luul yamani - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-kadacay-maqaayada-luul-yamani\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo qaraxii kadacay maqaayada Luul yamani - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ismiidaamin ah oo caawa lagu weeraray maqaayada Luul Yamani oo kutaala agagaarka Dekadda magaalada Muqdisho , waxaana qaraxan ka dhashay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Afhayeenka booliiska Soomaaliya oo Warbaahinta kula hadlay goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa sheegay in 10-qof ku dhinteen qaraxa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-kadacay-maqaayada-luul-yamani\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-05T20:53:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/qarax-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1032\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"774\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-kadacay-maqaayada-luul-yamani\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-kadacay-maqaayada-luul-yamani\/\",\"name\":\"Daawo qaraxii kadacay maqaayada Luul yamani - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-kadacay-maqaayada-luul-yamani\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-kadacay-maqaayada-luul-yamani\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/qarax-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-03-05T20:53:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-kadacay-maqaayada-luul-yamani\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-kadacay-maqaayada-luul-yamani\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-kadacay-maqaayada-luul-yamani\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/qarax-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/qarax-1.jpg\",\"width\":1032,\"height\":774},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-kadacay-maqaayada-luul-yamani\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo qaraxii kadacay maqaayada Luul yamani\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo qaraxii kadacay maqaayada Luul yamani - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-kadacay-maqaayada-luul-yamani\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo qaraxii kadacay maqaayada Luul yamani - Wardoon","og_description":"Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ismiidaamin ah oo caawa lagu weeraray maqaayada Luul Yamani oo kutaala agagaarka Dekadda magaalada Muqdisho , waxaana qaraxan ka dhashay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Afhayeenka booliiska Soomaaliya oo Warbaahinta kula hadlay goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa sheegay in 10-qof ku dhinteen qaraxa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-kadacay-maqaayada-luul-yamani\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-05T20:53:18+00:00","og_image":[{"width":1032,"height":774,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/qarax-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-kadacay-maqaayada-luul-yamani\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-kadacay-maqaayada-luul-yamani\/","name":"Daawo qaraxii kadacay maqaayada Luul yamani - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-kadacay-maqaayada-luul-yamani\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-kadacay-maqaayada-luul-yamani\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/qarax-1.jpg","datePublished":"2021-03-05T20:53:18+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-kadacay-maqaayada-luul-yamani\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-kadacay-maqaayada-luul-yamani\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-kadacay-maqaayada-luul-yamani\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/qarax-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/qarax-1.jpg","width":1032,"height":774},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaraxii-kadacay-maqaayada-luul-yamani\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo qaraxii kadacay maqaayada Luul yamani"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157384"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157384"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157384\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157385,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157384\/revisions\/157385"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157371"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157384"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157384"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157384"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}