{"id":157429,"date":"2021-03-07T14:12:34","date_gmt":"2021-03-07T11:12:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157429"},"modified":"2021-03-07T14:12:34","modified_gmt":"2021-03-07T11:12:34","slug":"daawo-mahad-salaad-oo-kasheekaynaya-cida-fashilisay-wada-hadalkii-rooble-iyo-musharaxinta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-oo-kasheekaynaya-cida-fashilisay-wada-hadalkii-rooble-iyo-musharaxinta\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Mahad Salaad oo kasheekaynaya cida fashilisay wada hadalkii Rooble iyo musharaxinta"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan mudanayaasha golaha shacabka Soomaaliya, islamarkaana qeyb ka ahaa dadaallada socday ee wada-hadallada ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya iyo musharraxiinta ayaa faah faahiyey sababihii keenay inuu fashilmo shirkii ugu dambeeyey ee ay dhowaan yeesheen labada dhinac.<\/p>\n<p>Mahad Salaad ayaa shaaca ka qaaday in arrin nasiib darro ah ay tahay in lagu kala tego wada-hadalladii soo socday ee la doonayo in xal looga gaaro xaaladda cakiran ee dalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu fashilka shirkan ku eedeeyey dhinaca xukuumadda federaalka, isaga oo sheegay inuu jir qorshe deganaa oo ujeedkiisu ahaa in dibad-baxa mucaaradka la fashiliyo, si taas loogu guuleystana laga hortago in wada-hadallada ay miro dhalaan.<\/p>\n<p>Waxa uu hoosta ka xariiqay guddiga ka socday dhinaca ra\u2019iisul wasaaraha uu ahaa mid ay ka go\u2019an taghay fashilinta dibadbaxa Musharraxiinta, taasina ay caddeyneyso shuruudaha uu soo gudbinayey.<\/p>\n<p>\u201cWada-hadalka xukuumadda Xil-gaarsiinta waxa uu ka dhashay ergo ku beel ah ra\u2019iisul Wasaare Rooble oo damacsanaa baajinta isu-soobaxa Musharixiinta, markii dambe waxaa toos uwada hadlay labada dhinac oo sidaas waxaa ku yimid heshiiska 25-ka Febaraayo 2021, Rooble waxa uu wajahayay culays ah in dabada looga dhegan yahay oo la carqaladeynayo heshiiska uu gaaray,\u201d ayuu yiri Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu ku baaqay inay muhiim tahay in laga wada-fakiro danta guud iyo maslaxada dalka, si looga gudbo marxaladda adaga ee ay wajaheyso Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa kusoo aadaya, iyadoo uu baaqday dibad-bixii mucaaradka oo lagu waday inuu shalay ka dhaco Taalada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/DuDW92SLhB8\" width=\"932\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan mudanayaasha golaha shacabka Soomaaliya, islamarkaana qeyb ka ahaa dadaallada socday ee wada-hadallada ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya iyo musharraxiinta ayaa faah faahiyey sababihii keenay inuu fashilmo shirkii ugu dambeeyey ee ay dhowaan yeesheen labada dhinac. Mahad Salaad ayaa shaaca ka qaaday in arrin nasiib darro ah ay tahay in lagu kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157430,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157429","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Mahad Salaad oo kasheekaynaya cida fashilisay wada hadalkii Rooble iyo musharaxinta - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-oo-kasheekaynaya-cida-fashilisay-wada-hadalkii-rooble-iyo-musharaxinta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Mahad Salaad oo kasheekaynaya cida fashilisay wada hadalkii Rooble iyo musharaxinta - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan mudanayaasha golaha shacabka Soomaaliya, islamarkaana qeyb ka ahaa dadaallada socday ee wada-hadallada ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya iyo musharraxiinta ayaa faah faahiyey sababihii keenay inuu fashilmo shirkii ugu dambeeyey ee ay dhowaan yeesheen labada dhinac. Mahad Salaad ayaa shaaca ka qaaday in arrin nasiib darro ah ay tahay in lagu kala [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-oo-kasheekaynaya-cida-fashilisay-wada-hadalkii-rooble-iyo-musharaxinta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-07T11:12:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Mahad-Salaad.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"719\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-oo-kasheekaynaya-cida-fashilisay-wada-hadalkii-rooble-iyo-musharaxinta\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-oo-kasheekaynaya-cida-fashilisay-wada-hadalkii-rooble-iyo-musharaxinta\/\",\"name\":\"DAAWO:-Mahad Salaad oo kasheekaynaya cida fashilisay wada hadalkii Rooble iyo musharaxinta - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-oo-kasheekaynaya-cida-fashilisay-wada-hadalkii-rooble-iyo-musharaxinta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-oo-kasheekaynaya-cida-fashilisay-wada-hadalkii-rooble-iyo-musharaxinta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Mahad-Salaad.jpg\",\"datePublished\":\"2021-03-07T11:12:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-oo-kasheekaynaya-cida-fashilisay-wada-hadalkii-rooble-iyo-musharaxinta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-oo-kasheekaynaya-cida-fashilisay-wada-hadalkii-rooble-iyo-musharaxinta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-oo-kasheekaynaya-cida-fashilisay-wada-hadalkii-rooble-iyo-musharaxinta\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Mahad-Salaad.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Mahad-Salaad.jpg\",\"width\":1080,\"height\":719},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-oo-kasheekaynaya-cida-fashilisay-wada-hadalkii-rooble-iyo-musharaxinta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Mahad Salaad oo kasheekaynaya cida fashilisay wada hadalkii Rooble iyo musharaxinta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Mahad Salaad oo kasheekaynaya cida fashilisay wada hadalkii Rooble iyo musharaxinta - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-oo-kasheekaynaya-cida-fashilisay-wada-hadalkii-rooble-iyo-musharaxinta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Mahad Salaad oo kasheekaynaya cida fashilisay wada hadalkii Rooble iyo musharaxinta - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan mudanayaasha golaha shacabka Soomaaliya, islamarkaana qeyb ka ahaa dadaallada socday ee wada-hadallada ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya iyo musharraxiinta ayaa faah faahiyey sababihii keenay inuu fashilmo shirkii ugu dambeeyey ee ay dhowaan yeesheen labada dhinac. Mahad Salaad ayaa shaaca ka qaaday in arrin nasiib darro ah ay tahay in lagu kala [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-oo-kasheekaynaya-cida-fashilisay-wada-hadalkii-rooble-iyo-musharaxinta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-07T11:12:34+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":719,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Mahad-Salaad.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-oo-kasheekaynaya-cida-fashilisay-wada-hadalkii-rooble-iyo-musharaxinta\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-oo-kasheekaynaya-cida-fashilisay-wada-hadalkii-rooble-iyo-musharaxinta\/","name":"DAAWO:-Mahad Salaad oo kasheekaynaya cida fashilisay wada hadalkii Rooble iyo musharaxinta - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-oo-kasheekaynaya-cida-fashilisay-wada-hadalkii-rooble-iyo-musharaxinta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-oo-kasheekaynaya-cida-fashilisay-wada-hadalkii-rooble-iyo-musharaxinta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Mahad-Salaad.jpg","datePublished":"2021-03-07T11:12:34+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-oo-kasheekaynaya-cida-fashilisay-wada-hadalkii-rooble-iyo-musharaxinta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-oo-kasheekaynaya-cida-fashilisay-wada-hadalkii-rooble-iyo-musharaxinta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-oo-kasheekaynaya-cida-fashilisay-wada-hadalkii-rooble-iyo-musharaxinta\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Mahad-Salaad.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Mahad-Salaad.jpg","width":1080,"height":719},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-salaad-oo-kasheekaynaya-cida-fashilisay-wada-hadalkii-rooble-iyo-musharaxinta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Mahad Salaad oo kasheekaynaya cida fashilisay wada hadalkii Rooble iyo musharaxinta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157429"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157429"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157429\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157431,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157429\/revisions\/157431"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157430"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157429"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157429"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157429"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}