{"id":157575,"date":"2021-03-10T19:21:08","date_gmt":"2021-03-10T16:21:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157575"},"modified":"2021-03-10T19:21:08","modified_gmt":"2021-03-10T16:21:08","slug":"daawo-wasiirka-waxbarashada-oo-u-hanjabay-dugsiyada-gaarka-looleeyahay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-waxbarashada-oo-u-hanjabay-dugsiyada-gaarka-looleeyahay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Wasiirka waxbarashada oo u hanjabay dugsiyada gaarka looleeyahay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157576\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-18.png\" alt=\"\" width=\"870\" height=\"551\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-18.png 870w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-18-300x190.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-18-768x486.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-18-696x441.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-18-663x420.png 663w\" sizes=\"(max-width: 870px) 100vw, 870px\" \/>Dugsiga sare ee Salaama oo ah mid kamida dugsiyada gaarka looleeyahay ee kuyaala magaalada Hargaysa, ayaa burbur soo gaadhay kadib markii arday wax ka baranaysay ay mudaharadeen.<\/p>\n<p>Sababta dhabta ah ee dhalisay muharadka ardayda, ayaa baadhis lagu hayaa sida uu sheegay wasiirka waxbarashada Axmed Maxamed Diiriye Toorno.<\/p>\n<p>Sidookale waxa xabsiga loo taxabay maamulihii dugsiyada Salaama kadib markii uu mudaharadku dhacay.<\/p>\n<p>Wasiir Toorno ayaa sheegay in dugsiyada gaarka looleeyahay ay ardayda ku qasbaan in ay iibsadan buugaag ay iyagu leeyihiin.<\/p>\n<p>\u201cBuugaag aan ahayn kuwa wasaaradu daabacday oo uu xor uyahay haduu iibsanayo lama odhankaro iskuulka ayaad ka iibsanaysaa\u201d ayuu yidhi wasiir Toorno.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sidookale sheegay in ardayda lagu qasbo in xataa nusasaacaha ay tukaan dusigu leeyahay ka iibsadaan.<\/p>\n<p>\u201cArdaygu nusa-saacaha markuu usoo baxo haduu lacag sito iskuulka halka ku xigta ayuu ka iibsanayaa, laakiin in albaabaka lagu xidho oo la yidhaahdo maqaaxida iskuulka mid aan ahayn kama iibsan kartid, waar niman kani xagay ka yimaadeen dadka ma idinka ayaa leh\u201d ayuu yidhi wasiir Toorno.<\/p>\n<p>\u201cIlahay baa leh dadka suuqa xorta ah ee Somaliland wuxu sheegaya in meeshaan doono aan ka iibsado, walahi way dhamatay intii laysku dul qaadanayay\u201d ayuu wasiirku hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa dugsiyada gaarka looleeyahay ku tilmamay jabhad kasoo horjeeda dawlada.<\/p>\n<p>\u201cNimanka intay Whatsapp guruub ku shiraan yidhaahda sida aan yeelo, ee isku haystaa awood dawlada kasoo horjeeda, waa jabhad baanu leenahay\u201d ayuu yidhi wasiir Toorno.<\/p>\n<p>Saddexdii bishan Maarso ayuun bay ahayd markii ardayda wax ka barata dugsiga sarre ee Nuradiin ay sidan oo kale u burburiyeen dugsigoodi.<\/p>\n<p>Ardayda ayaa ka cabanaysa tacadiyo ay sheegay in ay kula keceen dugsiyadani.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/inHmwMFFxio\" width=\"1111\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dugsiga sare ee Salaama oo ah mid kamida dugsiyada gaarka looleeyahay ee kuyaala magaalada Hargaysa, ayaa burbur soo gaadhay kadib markii arday wax ka baranaysay ay mudaharadeen. Sababta dhabta ah ee dhalisay muharadka ardayda, ayaa baadhis lagu hayaa sida uu sheegay wasiirka waxbarashada Axmed Maxamed Diiriye Toorno. Sidookale waxa xabsiga loo taxabay maamulihii dugsiyada Salaama [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157576,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157575","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Wasiirka waxbarashada oo u hanjabay dugsiyada gaarka looleeyahay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-waxbarashada-oo-u-hanjabay-dugsiyada-gaarka-looleeyahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Wasiirka waxbarashada oo u hanjabay dugsiyada gaarka looleeyahay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dugsiga sare ee Salaama oo ah mid kamida dugsiyada gaarka looleeyahay ee kuyaala magaalada Hargaysa, ayaa burbur soo gaadhay kadib markii arday wax ka baranaysay ay mudaharadeen. Sababta dhabta ah ee dhalisay muharadka ardayda, ayaa baadhis lagu hayaa sida uu sheegay wasiirka waxbarashada Axmed Maxamed Diiriye Toorno. Sidookale waxa xabsiga loo taxabay maamulihii dugsiyada Salaama [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-waxbarashada-oo-u-hanjabay-dugsiyada-gaarka-looleeyahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-10T16:21:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-18.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"870\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"551\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-waxbarashada-oo-u-hanjabay-dugsiyada-gaarka-looleeyahay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-waxbarashada-oo-u-hanjabay-dugsiyada-gaarka-looleeyahay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Wasiirka waxbarashada oo u hanjabay dugsiyada gaarka looleeyahay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-waxbarashada-oo-u-hanjabay-dugsiyada-gaarka-looleeyahay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-waxbarashada-oo-u-hanjabay-dugsiyada-gaarka-looleeyahay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-18.png\",\"datePublished\":\"2021-03-10T16:21:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-waxbarashada-oo-u-hanjabay-dugsiyada-gaarka-looleeyahay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-waxbarashada-oo-u-hanjabay-dugsiyada-gaarka-looleeyahay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-waxbarashada-oo-u-hanjabay-dugsiyada-gaarka-looleeyahay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-18.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-18.png\",\"width\":870,\"height\":551},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-waxbarashada-oo-u-hanjabay-dugsiyada-gaarka-looleeyahay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Wasiirka waxbarashada oo u hanjabay dugsiyada gaarka looleeyahay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Wasiirka waxbarashada oo u hanjabay dugsiyada gaarka looleeyahay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-waxbarashada-oo-u-hanjabay-dugsiyada-gaarka-looleeyahay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Wasiirka waxbarashada oo u hanjabay dugsiyada gaarka looleeyahay - Wardoon","og_description":"Dugsiga sare ee Salaama oo ah mid kamida dugsiyada gaarka looleeyahay ee kuyaala magaalada Hargaysa, ayaa burbur soo gaadhay kadib markii arday wax ka baranaysay ay mudaharadeen. Sababta dhabta ah ee dhalisay muharadka ardayda, ayaa baadhis lagu hayaa sida uu sheegay wasiirka waxbarashada Axmed Maxamed Diiriye Toorno. Sidookale waxa xabsiga loo taxabay maamulihii dugsiyada Salaama [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-waxbarashada-oo-u-hanjabay-dugsiyada-gaarka-looleeyahay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-10T16:21:08+00:00","og_image":[{"width":870,"height":551,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-18.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-waxbarashada-oo-u-hanjabay-dugsiyada-gaarka-looleeyahay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-waxbarashada-oo-u-hanjabay-dugsiyada-gaarka-looleeyahay\/","name":"DAAWO:-Wasiirka waxbarashada oo u hanjabay dugsiyada gaarka looleeyahay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-waxbarashada-oo-u-hanjabay-dugsiyada-gaarka-looleeyahay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-waxbarashada-oo-u-hanjabay-dugsiyada-gaarka-looleeyahay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-18.png","datePublished":"2021-03-10T16:21:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-waxbarashada-oo-u-hanjabay-dugsiyada-gaarka-looleeyahay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-waxbarashada-oo-u-hanjabay-dugsiyada-gaarka-looleeyahay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-waxbarashada-oo-u-hanjabay-dugsiyada-gaarka-looleeyahay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-18.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-18.png","width":870,"height":551},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-waxbarashada-oo-u-hanjabay-dugsiyada-gaarka-looleeyahay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Wasiirka waxbarashada oo u hanjabay dugsiyada gaarka looleeyahay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157575"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157575"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157575\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157577,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157575\/revisions\/157577"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157576"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157575"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157575"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157575"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}