{"id":157593,"date":"2021-03-11T13:41:29","date_gmt":"2021-03-11T10:41:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157593"},"modified":"2021-03-11T13:41:29","modified_gmt":"2021-03-11T10:41:29","slug":"cali-mahdi-oo-geeriyooday-iyo-xaaskiisa-oo-sakaraad-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-mahdi-oo-geeriyooday-iyo-xaaskiisa-oo-sakaraad-ah\/","title":{"rendered":"Cali Mahdi oo geeriyooday iyo Xaaskiisa oo sakaraad ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157582\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Cali-Mahdi.jpg\" alt=\"\" width=\"908\" height=\"622\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Cali-Mahdi.jpg 908w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Cali-Mahdi-300x206.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Cali-Mahdi-768x526.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Cali-Mahdi-100x70.jpg 100w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Cali-Mahdi-218x150.jpg 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Cali-Mahdi-696x477.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Cali-Mahdi-613x420.jpg 613w\" sizes=\"(max-width: 908px) 100vw, 908px\" \/>Waxaa xalay Isbitaal kuyaala magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ku geeriyooday ilaah ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed , waxaana geerida Cali Mahdi si weyn looga dareemay gayiga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Cali Mahdi Maxamed iyo xaaskiisa oo ku xanuunsaday magaalada Muqdisho ayaa loo qaaday isbitaal kuyaala magaalada Nairobi si halkaasi loogu daweeyo, hasa ahaatee Cali Mahdi ayaa u dhintay xanuunkii hayay halka xaaskiisa wali xaalad adag iyana ku jirto.<\/p>\n<p>Warar soo baxayay ayaa sheegayay in Cali Mahdi u geeriyooday xanuunka Covid 19, hasa ahaatee warkaasi waxaa beeniyay eheladiisa iyo dad kale oo ku dhaw dhaw oo sheegay in xanuunka Covid-19 uusan u dhiman Cali Mahdi.<\/p>\n<p>Aqoonyahan Yaxya Caamir oo kamid ah dadka aadka ugu dhawaa Cali Mahdi ayaa sheegay in isaga iyo xaaskiisa uu kusoo booday xanuun, waxa uuna tilmaamay in magaalada Nairobi loo qaaday si halkaasi loogu soo daweeyo.<\/p>\n<p>\u201cAfar ama shan cisho kahor ayuu xanuun kusoo booday isaga iyo xaaskiisa, Isbitaalka Nairobi hospital ayaa la geeyay, marka hore waxaan uga shakinay cudurka corona balse dhaqtarka wuxuu inoo sheegay in labaduba uusan heynin corona\u201d, ayuu yiri Yaxye Caamir.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Yaxye Caamir in dhaqaatiirta saacadihii lasoo dhaafay ay ka deerinayeen xaalada Madaxweynihii hore ee Soomaaliya uu sheegay in neefta ku dhageysay, isagoona tilmaamay in ugu dambeyn isbitaalka ugu geeriyooday xanuunkii hayay.<\/p>\n<p>Isbitaalka uu ku geeriyooday Cali Mahdi waxaa wali ku jirta oo lagula tacaalayaa xaaskiisa oo iyana la sheegay in xaalad halis ah ku jirto, walina dhaqaatiirta isbitaalka la dhigay ma cadeyn cudurka haleelay Marxuum Cali Mahdi iyo Xaaskiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa xalay Isbitaal kuyaala magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ku geeriyooday ilaah ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed , waxaana geerida Cali Mahdi si weyn looga dareemay gayiga Soomaaliya. Cali Mahdi Maxamed iyo xaaskiisa oo ku xanuunsaday magaalada Muqdisho ayaa loo qaaday isbitaal kuyaala magaalada Nairobi si halkaasi loogu daweeyo, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157582,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157593","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cali Mahdi oo geeriyooday iyo Xaaskiisa oo sakaraad ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-mahdi-oo-geeriyooday-iyo-xaaskiisa-oo-sakaraad-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cali Mahdi oo geeriyooday iyo Xaaskiisa oo sakaraad ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa xalay Isbitaal kuyaala magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ku geeriyooday ilaah ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed , waxaana geerida Cali Mahdi si weyn looga dareemay gayiga Soomaaliya. Cali Mahdi Maxamed iyo xaaskiisa oo ku xanuunsaday magaalada Muqdisho ayaa loo qaaday isbitaal kuyaala magaalada Nairobi si halkaasi loogu daweeyo, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-mahdi-oo-geeriyooday-iyo-xaaskiisa-oo-sakaraad-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-11T10:41:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Cali-Mahdi.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"908\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"622\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-mahdi-oo-geeriyooday-iyo-xaaskiisa-oo-sakaraad-ah\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-mahdi-oo-geeriyooday-iyo-xaaskiisa-oo-sakaraad-ah\/\",\"name\":\"Cali Mahdi oo geeriyooday iyo Xaaskiisa oo sakaraad ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-mahdi-oo-geeriyooday-iyo-xaaskiisa-oo-sakaraad-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-mahdi-oo-geeriyooday-iyo-xaaskiisa-oo-sakaraad-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Cali-Mahdi.jpg\",\"datePublished\":\"2021-03-11T10:41:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-mahdi-oo-geeriyooday-iyo-xaaskiisa-oo-sakaraad-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-mahdi-oo-geeriyooday-iyo-xaaskiisa-oo-sakaraad-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-mahdi-oo-geeriyooday-iyo-xaaskiisa-oo-sakaraad-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Cali-Mahdi.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Cali-Mahdi.jpg\",\"width\":908,\"height\":622},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-mahdi-oo-geeriyooday-iyo-xaaskiisa-oo-sakaraad-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cali Mahdi oo geeriyooday iyo Xaaskiisa oo sakaraad ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cali Mahdi oo geeriyooday iyo Xaaskiisa oo sakaraad ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-mahdi-oo-geeriyooday-iyo-xaaskiisa-oo-sakaraad-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cali Mahdi oo geeriyooday iyo Xaaskiisa oo sakaraad ah - Wardoon","og_description":"Waxaa xalay Isbitaal kuyaala magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ku geeriyooday ilaah ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed , waxaana geerida Cali Mahdi si weyn looga dareemay gayiga Soomaaliya. Cali Mahdi Maxamed iyo xaaskiisa oo ku xanuunsaday magaalada Muqdisho ayaa loo qaaday isbitaal kuyaala magaalada Nairobi si halkaasi loogu daweeyo, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-mahdi-oo-geeriyooday-iyo-xaaskiisa-oo-sakaraad-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-11T10:41:29+00:00","og_image":[{"width":908,"height":622,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Cali-Mahdi.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-mahdi-oo-geeriyooday-iyo-xaaskiisa-oo-sakaraad-ah\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-mahdi-oo-geeriyooday-iyo-xaaskiisa-oo-sakaraad-ah\/","name":"Cali Mahdi oo geeriyooday iyo Xaaskiisa oo sakaraad ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-mahdi-oo-geeriyooday-iyo-xaaskiisa-oo-sakaraad-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-mahdi-oo-geeriyooday-iyo-xaaskiisa-oo-sakaraad-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Cali-Mahdi.jpg","datePublished":"2021-03-11T10:41:29+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-mahdi-oo-geeriyooday-iyo-xaaskiisa-oo-sakaraad-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-mahdi-oo-geeriyooday-iyo-xaaskiisa-oo-sakaraad-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-mahdi-oo-geeriyooday-iyo-xaaskiisa-oo-sakaraad-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Cali-Mahdi.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Cali-Mahdi.jpg","width":908,"height":622},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-mahdi-oo-geeriyooday-iyo-xaaskiisa-oo-sakaraad-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cali Mahdi oo geeriyooday iyo Xaaskiisa oo sakaraad ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157593"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157593"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157593\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157594,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157593\/revisions\/157594"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157582"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157593"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157593"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157593"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}