{"id":157595,"date":"2021-03-11T14:01:09","date_gmt":"2021-03-11T11:01:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157595"},"modified":"2021-03-11T14:01:09","modified_gmt":"2021-03-11T11:01:09","slug":"maraykanka-oo-sheegay-in-ciribtir-qowmiyadeed-uu-ka-socdo-gobolka-tigray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciribtir-qowmiyadeed-uu-ka-socdo-gobolka-tigray\/","title":{"rendered":"Maraykanka oo sheegay in &#8220;ciribtir qowmiyadeed&#8221; uu ka socdo Gobolka Tigray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157597\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/5fb3a7ac2.jpg\" alt=\"\" width=\"966\" height=\"644\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/5fb3a7ac2.jpg 966w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/5fb3a7ac2-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/5fb3a7ac2-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/5fb3a7ac2-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/5fb3a7ac2-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 966px) 100vw, 966px\" \/><\/p>\n<p>Xoghayaha arimaha dibedda ee Maraykanka, Antony Blinken, ayaa tilmaamay in &#8220;ciribtir qowmiyadeed&#8221; uu ka socdo Galbeedka Tigray, waxaana uu sheegay in xaaladda gobolkaas ay tahay mid aan la aqbali karin.<\/p>\n<p>Blinken oo hortegay guddiga arimaha dibedda u qaabilsan Congress-ka ayaa sheegay in loo baahan yahay in gobolka Tigray laga saaro xooggaga Eritrea iyo kuwa deegaanka Amxaarada, laguna bedalo &#8220;ciidamo aan tacaddiyo ka geysan doonin gobolkaas.&#8221;<\/p>\n<p>Xoghayaha ayaan faahfaahin waxa uu ula jeedo ciidankaas, iyadoo qaar kamid ah xubnaha guddiga ay weydiiyeen in loo baahan yahay in hawlgal nabad ilaalin ah loo diro gobolka Tigray.<\/p>\n<p>&#8220;Dhibaatada ka taagan Itoobiya ayaa ah mid weyn. Si dhaw ayaan ula soconaa, gaar ahaan xaaladda Tigray, halkaas oo laga soo sheegay tacaddiyo baahsan oo ka dhan ah shacabka,&#8221; ayuu yiri Blinken.<\/p>\n<p>Xoghayaha ayaa u sheegay guddiga in ra&#8217;iisal wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, uu yahay hogaamiye dhiiragelin leh, loogana baahan yahay in shacabkiisa Tigray uu ka badbaadiyo dhibaatada haysata.<\/p>\n<p>&#8220;Si weyn ayaan u fahansanahay walaaca uu ra&#8217;iisal wasaaraha ka qabo TPLF iyo ficillada ururkaas, balse lama aqbali karo xaaladda ka taagan Tigray, waana in wax laga bedalo,&#8221; ayuu sheegay Blinken.<\/p>\n<p>Safiirka Maraykanka u fadhiya Addis Ababa, Geeta Pasi, ayaa lagu waday in Arbacadii shalay ahayd ay booqato gobolka Tigray.<\/p>\n<p>Eritrea ayaa marar badan beenisay in ciidamadeeda ay qeyb ka yihiin colaadda Tigray, taasoo horraantii bishii November billaabatay kadib markii uu ra&#8217;iisal wasaare Abiy Axmed duulaan cir iyo dhul ah ku qaaday gobolkaas.<\/p>\n<p>Xukuumadda Ethiopia ayaa garawsatay rabshado ka dhacay qeybo kamid ah Tigray, waxaana ay ballanqaaday inay u oggolaaneyso baarayaal caalami ah inay gaaraan gobolka.<\/p>\n<p>Guddiga xuquuqda aadanaha Itoobiya ayaa billaabay baaritaano ku aaddan wararka sheegaya in dad rayid ah lagu laayay colaadda ka taagan Tigray.<\/p>\n<p>Xukuumadda Addis Ababa oo ka jawaabtay hadal uu dhawaan xoghayaha arimaha dibedda ee Maraykanka ka sheegay xaaladda Tigray, ayaa sheegtay inay ka go&#8217;an tahay ka gungaaridda tacaddiyada laga soo sheegay gobolkaas.<\/p>\n<p>Waxaa se ay sheegtay in Maraykanka uu u muuqdo mid faragelinaya arimaha gudaha ee Itoobiya, taasina ay tahay wax laga xumaado.<\/p>\n<p>&#8220;Isku-dayga uu Maraykanka uga hadlayo arimaha gudaha ee Itoobiya, gaar ahaan xooggaga gobolka Amxaarada ee lagu sheegay war saxaafadeedka ayaa ah wax laga xumaado,&#8221; ayay sheegtay xukuumadda Addis Ababa.<\/p>\n<p>Abiy ayaa sheegay in lagu guulaystay duulaanka Tigray kadib markii uu bil socday, balse hogaanka TPLF oo hadda baxsad ah ayaa wacad ku maray inay qaadayaan dagaallo jabhadeyn ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157596\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/117524849_cd9ddcef-601b-4e3e-b680-c7f3e245eb6b.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"840\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/117524849_cd9ddcef-601b-4e3e-b680-c7f3e245eb6b.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/117524849_cd9ddcef-601b-4e3e-b680-c7f3e245eb6b-229x300.jpg 229w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/117524849_cd9ddcef-601b-4e3e-b680-c7f3e245eb6b-320x420.jpg 320w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha arimaha dibedda ee Maraykanka, Antony Blinken, ayaa tilmaamay in &#8220;ciribtir qowmiyadeed&#8221; uu ka socdo Galbeedka Tigray, waxaana uu sheegay in xaaladda gobolkaas ay tahay mid aan la aqbali karin. Blinken oo hortegay guddiga arimaha dibedda u qaabilsan Congress-ka ayaa sheegay in loo baahan yahay in gobolka Tigray laga saaro xooggaga Eritrea iyo kuwa deegaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157597,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157595","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maraykanka oo sheegay in &quot;ciribtir qowmiyadeed&quot; uu ka socdo Gobolka Tigray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciribtir-qowmiyadeed-uu-ka-socdo-gobolka-tigray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maraykanka oo sheegay in &quot;ciribtir qowmiyadeed&quot; uu ka socdo Gobolka Tigray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xoghayaha arimaha dibedda ee Maraykanka, Antony Blinken, ayaa tilmaamay in &#8220;ciribtir qowmiyadeed&#8221; uu ka socdo Galbeedka Tigray, waxaana uu sheegay in xaaladda gobolkaas ay tahay mid aan la aqbali karin. Blinken oo hortegay guddiga arimaha dibedda u qaabilsan Congress-ka ayaa sheegay in loo baahan yahay in gobolka Tigray laga saaro xooggaga Eritrea iyo kuwa deegaanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciribtir-qowmiyadeed-uu-ka-socdo-gobolka-tigray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-11T11:01:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/5fb3a7ac2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"966\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"644\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciribtir-qowmiyadeed-uu-ka-socdo-gobolka-tigray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciribtir-qowmiyadeed-uu-ka-socdo-gobolka-tigray\/\",\"name\":\"Maraykanka oo sheegay in \\\"ciribtir qowmiyadeed\\\" uu ka socdo Gobolka Tigray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciribtir-qowmiyadeed-uu-ka-socdo-gobolka-tigray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciribtir-qowmiyadeed-uu-ka-socdo-gobolka-tigray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/5fb3a7ac2.jpg\",\"datePublished\":\"2021-03-11T11:01:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciribtir-qowmiyadeed-uu-ka-socdo-gobolka-tigray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciribtir-qowmiyadeed-uu-ka-socdo-gobolka-tigray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciribtir-qowmiyadeed-uu-ka-socdo-gobolka-tigray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/5fb3a7ac2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/5fb3a7ac2.jpg\",\"width\":966,\"height\":644},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciribtir-qowmiyadeed-uu-ka-socdo-gobolka-tigray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maraykanka oo sheegay in &#8220;ciribtir qowmiyadeed&#8221; uu ka socdo Gobolka Tigray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maraykanka oo sheegay in \"ciribtir qowmiyadeed\" uu ka socdo Gobolka Tigray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciribtir-qowmiyadeed-uu-ka-socdo-gobolka-tigray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maraykanka oo sheegay in \"ciribtir qowmiyadeed\" uu ka socdo Gobolka Tigray - Wardoon","og_description":"Xoghayaha arimaha dibedda ee Maraykanka, Antony Blinken, ayaa tilmaamay in &#8220;ciribtir qowmiyadeed&#8221; uu ka socdo Galbeedka Tigray, waxaana uu sheegay in xaaladda gobolkaas ay tahay mid aan la aqbali karin. Blinken oo hortegay guddiga arimaha dibedda u qaabilsan Congress-ka ayaa sheegay in loo baahan yahay in gobolka Tigray laga saaro xooggaga Eritrea iyo kuwa deegaanka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciribtir-qowmiyadeed-uu-ka-socdo-gobolka-tigray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-11T11:01:09+00:00","og_image":[{"width":966,"height":644,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/5fb3a7ac2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciribtir-qowmiyadeed-uu-ka-socdo-gobolka-tigray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciribtir-qowmiyadeed-uu-ka-socdo-gobolka-tigray\/","name":"Maraykanka oo sheegay in \"ciribtir qowmiyadeed\" uu ka socdo Gobolka Tigray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciribtir-qowmiyadeed-uu-ka-socdo-gobolka-tigray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciribtir-qowmiyadeed-uu-ka-socdo-gobolka-tigray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/5fb3a7ac2.jpg","datePublished":"2021-03-11T11:01:09+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciribtir-qowmiyadeed-uu-ka-socdo-gobolka-tigray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciribtir-qowmiyadeed-uu-ka-socdo-gobolka-tigray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciribtir-qowmiyadeed-uu-ka-socdo-gobolka-tigray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/5fb3a7ac2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/5fb3a7ac2.jpg","width":966,"height":644},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-in-ciribtir-qowmiyadeed-uu-ka-socdo-gobolka-tigray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maraykanka oo sheegay in &#8220;ciribtir qowmiyadeed&#8221; uu ka socdo Gobolka Tigray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157595"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157595"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157595\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157598,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157595\/revisions\/157598"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157597"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157595"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157595"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157595"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}