{"id":157702,"date":"2021-03-13T11:22:33","date_gmt":"2021-03-13T08:22:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157702"},"modified":"2021-03-13T11:22:33","modified_gmt":"2021-03-13T08:22:33","slug":"golaha-ammaanka-oo-digniin-kasoo-saaray-doorashada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-digniin-kasoo-saaray-doorashada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Golaha ammaanka oo digniin kasoo saaray doorashada Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157703\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Golaha-Ammaanka.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"687\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Golaha-Ammaanka.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Golaha-Ammaanka-300x201.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Golaha-Ammaanka-768x515.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Golaha-Ammaanka-696x467.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Golaha-Ammaanka-626x420.jpg 626w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p>Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay oo shir ka yeeshay xaaladda Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda dalka &amp; doorashooyinka.<\/p>\n<p>Golaha ayaa marka hore ka digay in ay markale uu dib u dhac ku yimaado doorashada Soomaaliya oo dib uga dhacday waqtigii loo asteeyey oo aheyd 8-dii Febraayo.<\/p>\n<p>Sidoo kale golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqay madaxda dowladda federaalka inay heshiis ka gaaran muranka ka jira doorashada 2021-ka.<\/p>\n<p>15-ka xubnood ee golaha ammaanka ayaa sidoo kale xoojiyey muhiimada uu leeyahay shirka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada ee looga hadlayo xaaladda dalka.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday inay muhiim tahay in laga wada shaqeeyo agaasimaanka doorasho xor ah, Hufan, lagu kalsoonaan karo, loona dhan yahay, iyadoo lag saleynayo Heshiiskii September 17-dii ee sanadkii lasoo dhaafay ee 2020-kii.<\/p>\n<p>Dhinaca kale golaha ayaa ugu dambeyun meel mariyay qaraar lagu kordhinayo waqtiga howl-galkaMidowga Afrika ee AMISOM oo la gaarsiiyey, illaa bisha December.<\/p>\n<p>Si kastaba Soomaaliya ayaa weli wajaheyso xaalad hubanti la\u2019aan oo ka dhalatay is marin-waaga ka taagan doorashada 2021-, taas oo aan heshiis rasmi ah laga gaarin, xilli uu dhammaaday muddada xil-heynta ee madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay oo shir ka yeeshay xaaladda Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda dalka &amp; doorashooyinka. Golaha ayaa marka hore ka digay in ay markale uu dib u dhac ku yimaado doorashada Soomaaliya oo dib uga dhacday waqtigii loo asteeyey oo aheyd 8-dii Febraayo. Sidoo kale golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157703,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157702","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Golaha ammaanka oo digniin kasoo saaray doorashada Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-digniin-kasoo-saaray-doorashada-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Golaha ammaanka oo digniin kasoo saaray doorashada Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay oo shir ka yeeshay xaaladda Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda dalka &amp; doorashooyinka. Golaha ayaa marka hore ka digay in ay markale uu dib u dhac ku yimaado doorashada Soomaaliya oo dib uga dhacday waqtigii loo asteeyey oo aheyd 8-dii Febraayo. Sidoo kale golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ugu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-digniin-kasoo-saaray-doorashada-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-13T08:22:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Golaha-Ammaanka.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"687\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-digniin-kasoo-saaray-doorashada-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-digniin-kasoo-saaray-doorashada-soomaaliya\/\",\"name\":\"Golaha ammaanka oo digniin kasoo saaray doorashada Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-digniin-kasoo-saaray-doorashada-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-digniin-kasoo-saaray-doorashada-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Golaha-Ammaanka.jpg\",\"datePublished\":\"2021-03-13T08:22:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-digniin-kasoo-saaray-doorashada-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-digniin-kasoo-saaray-doorashada-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-digniin-kasoo-saaray-doorashada-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Golaha-Ammaanka.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Golaha-Ammaanka.jpg\",\"width\":1024,\"height\":687},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-digniin-kasoo-saaray-doorashada-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Golaha ammaanka oo digniin kasoo saaray doorashada Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Golaha ammaanka oo digniin kasoo saaray doorashada Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-digniin-kasoo-saaray-doorashada-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Golaha ammaanka oo digniin kasoo saaray doorashada Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay oo shir ka yeeshay xaaladda Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda dalka &amp; doorashooyinka. Golaha ayaa marka hore ka digay in ay markale uu dib u dhac ku yimaado doorashada Soomaaliya oo dib uga dhacday waqtigii loo asteeyey oo aheyd 8-dii Febraayo. Sidoo kale golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ugu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-digniin-kasoo-saaray-doorashada-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-13T08:22:33+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":687,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Golaha-Ammaanka.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-digniin-kasoo-saaray-doorashada-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-digniin-kasoo-saaray-doorashada-soomaaliya\/","name":"Golaha ammaanka oo digniin kasoo saaray doorashada Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-digniin-kasoo-saaray-doorashada-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-digniin-kasoo-saaray-doorashada-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Golaha-Ammaanka.jpg","datePublished":"2021-03-13T08:22:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-digniin-kasoo-saaray-doorashada-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-digniin-kasoo-saaray-doorashada-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-digniin-kasoo-saaray-doorashada-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Golaha-Ammaanka.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Golaha-Ammaanka.jpg","width":1024,"height":687},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-digniin-kasoo-saaray-doorashada-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Golaha ammaanka oo digniin kasoo saaray doorashada Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157702"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157702"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157702\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157704,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157702\/revisions\/157704"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157703"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157702"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157702"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157702"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}