{"id":157705,"date":"2021-03-13T11:31:29","date_gmt":"2021-03-13T08:31:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157705"},"modified":"2021-03-13T11:31:29","modified_gmt":"2021-03-13T08:31:29","slug":"mareykanka-oo-tallaabo-kaqaaday-ethiopia","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-tallaabo-kaqaaday-ethiopia\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo tallaabo kaqaaday Ethiopia"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157706\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-22.png\" alt=\"\" width=\"654\" height=\"487\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-22.png 654w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-22-300x223.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-22-80x60.png 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-22-265x198.png 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-22-564x420.png 564w\" sizes=\"(max-width: 654px) 100vw, 654px\" \/><\/p>\n<p>Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa Jimcihii sheegtay inay go\u2019aansatay inaysan qaadin hakad ay ku sameysay kaalmada la siiyo Ethiopia ee inta badan la xiriirta qeybaha amniga, maalin kadib markii xoghayaha arrimaha dibedda Antony Blinken uu ficillada ka socda gobolka Tigray ku qeexay isir sifeyn.<\/p>\n<p>Afhayeenka Waaxda Arrimaha Dibedda, Ned Price ayaa sheegay in Mareykanka uu go\u2019aansaday inuu dib u billaabo kaalmooyinka la xiriira caafimaadka iyo cuntada, balse dhammaan kuwa la xiriira amniga ay hakad kusii jiri doonaan.<\/p>\n<p>\u201cSababo la xiriira xaaladda Ethiopia ee aiminka, waxaan go\u2019aansannay in aynan qaadin hakad la geliyey kaalmooyinka barnaamijyada amniga,\u201d ayuu Ned Price ku yiri shir jaraa\u2019id.<\/p>\n<p>Blinken ayaa ku cadaadiyey Ethiopia inay soo afjarto colaadaha Tigray, wuxuuna Arbacadii, isaga oo ka hor hadlaya Congress-ka, sheegay inuu doonayo in ciidamada Eritrea iyo Amxaarada ay ka baxaan gobolka, laguna beddelo kuwa amni \u201coo aan ku xadgudbi doonin xuquuqda aadanaha dadka Tigray ama aan gaysan doonin ficiilo isir sifeyn ah,\u201d oo lagu arkay galbeedka Tigray.<\/p>\n<p>Kumanaan qof ayaa ku geeriyooday, boqolaal kun oo kalena waxaa lagu qasbay inay ka qaxaan guryahooda, waxaana gobolkan oo ay ku nool yihiin shan milyan oo qof ka jira cunno yari, biyo iyo dawo la\u2019aan.<\/p>\n<p>Blinken, oo Khamiistii taleefon kula hadlay xoghayaha guud ee QM, Antonio Guterres ayaa kala xaajooday muhiimadda baaritaan caalami ah oo lagu sameeyo xadgudubyada xuquuqda aadanaha ee ka dhacay gobolka, sida ay sheegtay Waaxad Arrimaha Dibedda.<\/p>\n<p>QM ayaa toddobaadkii tegay sheegtay in ciidamada Eritrea ay hol-galayaan inta badan waqooyiga gobolka Tigray, waxaana jira warbixino sheegaya inay mas\u2019uul ka yihiin xasuuqa ka dhacay gobolka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa Jimcihii sheegtay inay go\u2019aansatay inaysan qaadin hakad ay ku sameysay kaalmada la siiyo Ethiopia ee inta badan la xiriirta qeybaha amniga, maalin kadib markii xoghayaha arrimaha dibedda Antony Blinken uu ficillada ka socda gobolka Tigray ku qeexay isir sifeyn. Afhayeenka Waaxda Arrimaha Dibedda, Ned Price ayaa sheegay in Mareykanka uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157706,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157705","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mareykanka oo tallaabo kaqaaday Ethiopia - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-tallaabo-kaqaaday-ethiopia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mareykanka oo tallaabo kaqaaday Ethiopia - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa Jimcihii sheegtay inay go\u2019aansatay inaysan qaadin hakad ay ku sameysay kaalmada la siiyo Ethiopia ee inta badan la xiriirta qeybaha amniga, maalin kadib markii xoghayaha arrimaha dibedda Antony Blinken uu ficillada ka socda gobolka Tigray ku qeexay isir sifeyn. Afhayeenka Waaxda Arrimaha Dibedda, Ned Price ayaa sheegay in Mareykanka uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-tallaabo-kaqaaday-ethiopia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-13T08:31:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-22.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"654\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"487\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-tallaabo-kaqaaday-ethiopia\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-tallaabo-kaqaaday-ethiopia\/\",\"name\":\"Mareykanka oo tallaabo kaqaaday Ethiopia - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-tallaabo-kaqaaday-ethiopia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-tallaabo-kaqaaday-ethiopia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-22.png\",\"datePublished\":\"2021-03-13T08:31:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-tallaabo-kaqaaday-ethiopia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-tallaabo-kaqaaday-ethiopia\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-tallaabo-kaqaaday-ethiopia\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-22.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-22.png\",\"width\":654,\"height\":487},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-tallaabo-kaqaaday-ethiopia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mareykanka oo tallaabo kaqaaday Ethiopia\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mareykanka oo tallaabo kaqaaday Ethiopia - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-tallaabo-kaqaaday-ethiopia\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mareykanka oo tallaabo kaqaaday Ethiopia - Wardoon","og_description":"Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa Jimcihii sheegtay inay go\u2019aansatay inaysan qaadin hakad ay ku sameysay kaalmada la siiyo Ethiopia ee inta badan la xiriirta qeybaha amniga, maalin kadib markii xoghayaha arrimaha dibedda Antony Blinken uu ficillada ka socda gobolka Tigray ku qeexay isir sifeyn. Afhayeenka Waaxda Arrimaha Dibedda, Ned Price ayaa sheegay in Mareykanka uu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-tallaabo-kaqaaday-ethiopia\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-13T08:31:29+00:00","og_image":[{"width":654,"height":487,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-22.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-tallaabo-kaqaaday-ethiopia\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-tallaabo-kaqaaday-ethiopia\/","name":"Mareykanka oo tallaabo kaqaaday Ethiopia - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-tallaabo-kaqaaday-ethiopia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-tallaabo-kaqaaday-ethiopia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-22.png","datePublished":"2021-03-13T08:31:29+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-tallaabo-kaqaaday-ethiopia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-tallaabo-kaqaaday-ethiopia\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-tallaabo-kaqaaday-ethiopia\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-22.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-22.png","width":654,"height":487},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-tallaabo-kaqaaday-ethiopia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mareykanka oo tallaabo kaqaaday Ethiopia"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157705"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157705"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157705\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157707,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157705\/revisions\/157707"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157706"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157705"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157705"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157705"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}