{"id":157758,"date":"2021-03-14T13:13:37","date_gmt":"2021-03-14T10:13:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157758"},"modified":"2021-03-14T13:35:18","modified_gmt":"2021-03-14T10:35:18","slug":"midowga-musharixiinta-oo-shir-la-leh-madaxweynayaasha-puntland-iyo-jubbaland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-shir-la-leh-madaxweynayaasha-puntland-iyo-jubbaland\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Midowga Musharixiinta oo shir la leh madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157759\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021314637512936016304349.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021314637512936016304349.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021314637512936016304349-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021314637512936016304349-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Goor dhaw waxaa shir uga furmay magaalada Muqdisho Midowga Musharixiinta iyo Madaxweynayaasha Dowlad Gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland oo Muqdisho u jooga ka qeybgalka shirka xal u helida ismari-waaga doorashada.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa kulankooda diirada ku saaraya xaalada dalka, arrimaha doorashooyinka iyo waliba doorka musharixiinta ee la xiriira kulamada looga wada hadlayo doorashada dalka oo wali khilaaf xooggan uu ka taaggan yahay.<br \/>\nMidowga Musharixiinta iyo labada madaxweyne ee dowlad gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa ka mideysan diidamada hannaanka ay madaxtooyada Soomaaliya u maamuleyso arrimaha doorashooyinka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maalintii shalay soo gaaray magaalada Muqdisho iyadoo horey uu u sii joogay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe]<\/p>\n<p>Shirka looga hadlayo arrimaha doorashooyinka ayaa markan waxaa garwadeen ka ah Beesha caalamka oo dadaal xoog leh ugu jirta sidii ay dhinacyada Soomaalida ugu heshiin lahaayeen hannaan doorasho oo leysla ogol yahay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&#038;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F1840385402791820%2F&#038;show_text=false&#038;width=560\" width=\"560\" height=\"314\" style=\"border:none;overflow:hidden\" scrolling=\"no\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"true\" allow=\"autoplay; clipboard-write; encrypted-media; picture-in-picture; web-share\" allowFullScreen=\"true\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Goor dhaw waxaa shir uga furmay magaalada Muqdisho Midowga Musharixiinta iyo Madaxweynayaasha Dowlad Gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland oo Muqdisho u jooga ka qeybgalka shirka xal u helida ismari-waaga doorashada. Labada dhinac ayaa kulankooda diirada ku saaraya xaalada dalka, arrimaha doorashooyinka iyo waliba doorka musharixiinta ee la xiriira kulamada looga wada hadlayo doorashada dalka oo wali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157759,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157758","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Midowga Musharixiinta oo shir la leh madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-shir-la-leh-madaxweynayaasha-puntland-iyo-jubbaland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Midowga Musharixiinta oo shir la leh madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Goor dhaw waxaa shir uga furmay magaalada Muqdisho Midowga Musharixiinta iyo Madaxweynayaasha Dowlad Gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland oo Muqdisho u jooga ka qeybgalka shirka xal u helida ismari-waaga doorashada. Labada dhinac ayaa kulankooda diirada ku saaraya xaalada dalka, arrimaha doorashooyinka iyo waliba doorka musharixiinta ee la xiriira kulamada looga wada hadlayo doorashada dalka oo wali [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-shir-la-leh-madaxweynayaasha-puntland-iyo-jubbaland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-14T10:13:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-03-14T10:35:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021314637512936016304349.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-shir-la-leh-madaxweynayaasha-puntland-iyo-jubbaland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-shir-la-leh-madaxweynayaasha-puntland-iyo-jubbaland\/\",\"name\":\"DAAWO:-Midowga Musharixiinta oo shir la leh madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-shir-la-leh-madaxweynayaasha-puntland-iyo-jubbaland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-shir-la-leh-madaxweynayaasha-puntland-iyo-jubbaland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021314637512936016304349.jpg\",\"datePublished\":\"2021-03-14T10:13:37+00:00\",\"dateModified\":\"2021-03-14T10:35:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-shir-la-leh-madaxweynayaasha-puntland-iyo-jubbaland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-shir-la-leh-madaxweynayaasha-puntland-iyo-jubbaland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-shir-la-leh-madaxweynayaasha-puntland-iyo-jubbaland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021314637512936016304349.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021314637512936016304349.jpg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-shir-la-leh-madaxweynayaasha-puntland-iyo-jubbaland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Midowga Musharixiinta oo shir la leh madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Midowga Musharixiinta oo shir la leh madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-shir-la-leh-madaxweynayaasha-puntland-iyo-jubbaland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Midowga Musharixiinta oo shir la leh madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland - Wardoon","og_description":"Goor dhaw waxaa shir uga furmay magaalada Muqdisho Midowga Musharixiinta iyo Madaxweynayaasha Dowlad Gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland oo Muqdisho u jooga ka qeybgalka shirka xal u helida ismari-waaga doorashada. Labada dhinac ayaa kulankooda diirada ku saaraya xaalada dalka, arrimaha doorashooyinka iyo waliba doorka musharixiinta ee la xiriira kulamada looga wada hadlayo doorashada dalka oo wali [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-shir-la-leh-madaxweynayaasha-puntland-iyo-jubbaland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-14T10:13:37+00:00","article_modified_time":"2021-03-14T10:35:18+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021314637512936016304349.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-shir-la-leh-madaxweynayaasha-puntland-iyo-jubbaland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-shir-la-leh-madaxweynayaasha-puntland-iyo-jubbaland\/","name":"DAAWO:-Midowga Musharixiinta oo shir la leh madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-shir-la-leh-madaxweynayaasha-puntland-iyo-jubbaland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-shir-la-leh-madaxweynayaasha-puntland-iyo-jubbaland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021314637512936016304349.jpg","datePublished":"2021-03-14T10:13:37+00:00","dateModified":"2021-03-14T10:35:18+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-shir-la-leh-madaxweynayaasha-puntland-iyo-jubbaland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-shir-la-leh-madaxweynayaasha-puntland-iyo-jubbaland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-shir-la-leh-madaxweynayaasha-puntland-iyo-jubbaland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021314637512936016304349.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021314637512936016304349.jpg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharixiinta-oo-shir-la-leh-madaxweynayaasha-puntland-iyo-jubbaland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Midowga Musharixiinta oo shir la leh madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157758"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157758"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157758\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157762,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157758\/revisions\/157762"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157759"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157758"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157758"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157758"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}