{"id":157763,"date":"2021-03-14T17:35:25","date_gmt":"2021-03-14T14:35:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157763"},"modified":"2021-03-14T17:35:25","modified_gmt":"2021-03-14T14:35:25","slug":"qoorqoor-iyo-lafta-gareen-oo-shuruudo-ku-xiray-ka-qeyb-galka-shirka-xalane","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-lafta-gareen-oo-shuruudo-ku-xiray-ka-qeyb-galka-shirka-xalane\/","title":{"rendered":"Qoorqoor Iyo  Lafta-Gareen Oo Shuruudo Ku Xiray Ka Qeyb Galka Shirka Xalane"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157764\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/unnamed-1.jpg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"438\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/unnamed-1.jpg 512w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/unnamed-1-300x257.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/unnamed-1-491x420.jpg 491w\" sizes=\"(max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><\/p>\n<p>Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Galmudug shuruudo ku xireen ka qeyb galka shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo maamulada ee la filayo inuu ka dhaco Xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Cabdicaiis Xasan Lafta-gareen ayaa la sheegay inay laba shuruud ku xireen ka qeyb galka shirkaas oo Beesha Caalamka ay goobjoog ka noqon doonto.<\/p>\n<p>Labada Madaxweyne ayaa dalbaday in shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada dalka lagu qabto meel ka baxsan Xerada Xalane oo haatan loo qorsheeyay inuu ka dhacdo halkaas.<\/p>\n<p>Sidoo kale Axmed Qoorqoor iyo Cabdicaiis Laffta-gareen ayaa sheegay inay doonayaan in Shirka ay Madaxda isugu yeerto dowladda Federaalka, isla markaana dowladda shaaciso waqtiga iyo halka lagu qabanayo, in kastoo uusan jirin weli wax war ah oo kasoo baxay labada maamul.<\/p>\n<p>Madaxweyneyaasha Galmudug iyo Koonfur Galbeed ayaa ka maqan Magaalada Muqdisho ee Caasimadda, waxaana ku sugan oo kaliya Madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbaland oo degan xeyndaanka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.<\/p>\n<p>Waa markii horreeysay ee Madaxweyne Axmed Qoorqoor iyo Cabdicaiis Laffta-gareen shuruudo ku xiraan ka qeyb galka shirka looga hadlayo arrimaha doorashooyinka Soomaaliya iyo khilaafka ka taagan doorashada dhaceysa.<\/p>\n<p>Axmed Madoobe iyo Saciid ayaa horey looga bartay inay shuruudo ku xiraan ka qeyb galka shirarka Madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada, iyagoona horey shuruudo culus ugu xiray ka qeyb galka shirar dhacay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Galmudug shuruudo ku xireen ka qeyb galka shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo maamulada ee la filayo inuu ka dhaco Xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho. Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Cabdicaiis Xasan Lafta-gareen ayaa la sheegay inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157764,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157763","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qoorqoor Iyo Lafta-Gareen Oo Shuruudo Ku Xiray Ka Qeyb Galka Shirka Xalane - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-lafta-gareen-oo-shuruudo-ku-xiray-ka-qeyb-galka-shirka-xalane\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qoorqoor Iyo Lafta-Gareen Oo Shuruudo Ku Xiray Ka Qeyb Galka Shirka Xalane - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Galmudug shuruudo ku xireen ka qeyb galka shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo maamulada ee la filayo inuu ka dhaco Xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho. Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Cabdicaiis Xasan Lafta-gareen ayaa la sheegay inay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-lafta-gareen-oo-shuruudo-ku-xiray-ka-qeyb-galka-shirka-xalane\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-14T14:35:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/unnamed-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"438\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-lafta-gareen-oo-shuruudo-ku-xiray-ka-qeyb-galka-shirka-xalane\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-lafta-gareen-oo-shuruudo-ku-xiray-ka-qeyb-galka-shirka-xalane\/\",\"name\":\"Qoorqoor Iyo Lafta-Gareen Oo Shuruudo Ku Xiray Ka Qeyb Galka Shirka Xalane - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-lafta-gareen-oo-shuruudo-ku-xiray-ka-qeyb-galka-shirka-xalane\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-lafta-gareen-oo-shuruudo-ku-xiray-ka-qeyb-galka-shirka-xalane\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/unnamed-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-03-14T14:35:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-lafta-gareen-oo-shuruudo-ku-xiray-ka-qeyb-galka-shirka-xalane\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-lafta-gareen-oo-shuruudo-ku-xiray-ka-qeyb-galka-shirka-xalane\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-lafta-gareen-oo-shuruudo-ku-xiray-ka-qeyb-galka-shirka-xalane\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/unnamed-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/unnamed-1.jpg\",\"width\":512,\"height\":438},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-lafta-gareen-oo-shuruudo-ku-xiray-ka-qeyb-galka-shirka-xalane\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qoorqoor Iyo Lafta-Gareen Oo Shuruudo Ku Xiray Ka Qeyb Galka Shirka Xalane\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qoorqoor Iyo Lafta-Gareen Oo Shuruudo Ku Xiray Ka Qeyb Galka Shirka Xalane - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-lafta-gareen-oo-shuruudo-ku-xiray-ka-qeyb-galka-shirka-xalane\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qoorqoor Iyo Lafta-Gareen Oo Shuruudo Ku Xiray Ka Qeyb Galka Shirka Xalane - Wardoon","og_description":"Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Galmudug shuruudo ku xireen ka qeyb galka shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo maamulada ee la filayo inuu ka dhaco Xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho. Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Cabdicaiis Xasan Lafta-gareen ayaa la sheegay inay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-lafta-gareen-oo-shuruudo-ku-xiray-ka-qeyb-galka-shirka-xalane\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-14T14:35:25+00:00","og_image":[{"width":512,"height":438,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/unnamed-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-lafta-gareen-oo-shuruudo-ku-xiray-ka-qeyb-galka-shirka-xalane\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-lafta-gareen-oo-shuruudo-ku-xiray-ka-qeyb-galka-shirka-xalane\/","name":"Qoorqoor Iyo Lafta-Gareen Oo Shuruudo Ku Xiray Ka Qeyb Galka Shirka Xalane - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-lafta-gareen-oo-shuruudo-ku-xiray-ka-qeyb-galka-shirka-xalane\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-lafta-gareen-oo-shuruudo-ku-xiray-ka-qeyb-galka-shirka-xalane\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/unnamed-1.jpg","datePublished":"2021-03-14T14:35:25+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-lafta-gareen-oo-shuruudo-ku-xiray-ka-qeyb-galka-shirka-xalane\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-lafta-gareen-oo-shuruudo-ku-xiray-ka-qeyb-galka-shirka-xalane\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-lafta-gareen-oo-shuruudo-ku-xiray-ka-qeyb-galka-shirka-xalane\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/unnamed-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/unnamed-1.jpg","width":512,"height":438},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoorqoor-iyo-lafta-gareen-oo-shuruudo-ku-xiray-ka-qeyb-galka-shirka-xalane\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qoorqoor Iyo Lafta-Gareen Oo Shuruudo Ku Xiray Ka Qeyb Galka Shirka Xalane"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157763"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157763"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157763\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157765,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157763\/revisions\/157765"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157764"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157763"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157763"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157763"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}