{"id":157863,"date":"2021-03-16T13:53:56","date_gmt":"2021-03-16T10:53:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157863"},"modified":"2021-03-16T14:02:01","modified_gmt":"2021-03-16T11:02:01","slug":"157863","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/157863\/","title":{"rendered":"YAA SOO SAAREY TALAALKA ASTRAZENECA VACCINE?"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157864\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/61562031_879615069044335_6186952655345025024_n.jpg\" alt=\"\" width=\"777\" height=\"771\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/61562031_879615069044335_6186952655345025024_n.jpg 777w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/61562031_879615069044335_6186952655345025024_n-300x298.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/61562031_879615069044335_6186952655345025024_n-150x150.jpg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/61562031_879615069044335_6186952655345025024_n-768x762.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/61562031_879615069044335_6186952655345025024_n-696x691.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/61562031_879615069044335_6186952655345025024_n-423x420.jpg 423w\" sizes=\"(max-width: 777px) 100vw, 777px\" \/><\/p>\n<p><strong>YAA SOO SAAREY TALAALKA ASTRAZENECA VACCINE?<\/strong><br \/>\ntalaalkaan Oxford-AstraZeneca waxaa si wada jir ah iskaga kaashadey in ay soo saaraan jaamacadda Oxford iyo shirkada daawooyinka Astrazeneca.<br \/>\nWuxuuna marey dhamaan tijaabooyinkii looga bahnaa in talaal lamarsiiyo si loo isticmaalo,<\/p>\n<p><strong>YUU KA HAYSTAA LEYSINKA AH IN AY DADKA LAGU TALAALI KARO OO UUSAN WAX DHIBAATO AH LAHAYN?<\/strong><\/p>\n<p>Wakaaladda dawooyinka Yurub (EMA), Ururka Caafimaadka Adduunka WHO, iyo hay&#8217;adda jaangooyaha dawooyinka ee Boqortooyada Ingiriiska dhammaantood waxay leeyihiin tallaalku waa badbaado ka hortag u ah Covid-19.<\/p>\n<p><strong>SIDEE AYUU U SAMEYSANYAHAY TALAALKAN SIDEESA U SHAQAYNAYAA?<\/strong><\/p>\n<p>saynisyahanada ayaa hide-side la yiraahdo spike protein oo ku dahaaran fayriska karoona soo qaadey dabadeed ku dhajiyey fayris kamida kuwa hargabka oo aad daciif u ah waxyeelana u geysaneyn jirka qofka ee loo yaqaano adenovirus,<br \/>\nfayriskaan ayaana u ekaanaya markaas fayriska keena Covid-19 sidaas ayuuna ku noqonayaa talaal,<br \/>\nmarka sidaas loo diyaariyo ayaa qofka lagu durayaa talaalka dabadeed<br \/>\nisla marka uu jirka Soogalo waxa uu abaarayaa u nugyada isaga oo lasoo baxay spike protein,<br \/>\nmarkaas ayaa difaaca jirku falcelin sameynayaa waxa uuna soo saaraya Antibodies waxaana la Activate gareynayaa T-cells oo ah qayb katirsan difaaca jirka sidaas ayeyna ku bur-burinayaa fayriskii daciifka ahaa ee karoonaha u ekaa,<br \/>\nwixii ka danbeeya markaas jirkaadu waxa uu iska difaaci doonaa mustaqbalka Covid-19 maadaama uu difaaca jirkaadu uu bartey sida la iskaga difaaco.<\/p>\n<p><strong>TALAALKA ASTRAZENECA XINJIROOW DHIIGGA AH MIYUU SABABAA?<\/strong><\/p>\n<p>Xinjirowga dhiiggu wuxuu u dhici karaa si dabiici ah mana aha wax aan caadi ahayn. Laga soo bilaabo 10 Maarso, waxaa jiray 30 warbixinno oo xinjiro ka mid ah ku dhowaad 50 milyan oo qof oo la siiyay tallaalka guud ahaan Yurub &#8211; taas oo ka yar tirada laga filan karo inay si dabiici ah u dhacdo,<br \/>\nWakaaladda dawooyinka Yurub (EMA) waxay sheegtey dhacdooyinkaan in ay dib u eegis ku sameyn doonto,<br \/>\nhay&#8217;adda Caafimaadka aduunku iyaduna waxa ay wali leedahay talaalkaan malahan wax dhibaato ah,<br \/>\nku dhawaad 40 million oo ku nool UK ayaa qaatey talaalkaan mana jirin wax dhibaato ah oo ay kala kulmeyn talaalkan ama xaalad khatar ah oo ay galeen markii ay qaateen.<\/p>\n<p><strong>SIDEE LOO QAATAA TALAALKAN?<\/strong><\/p>\n<p>Waxa la qaataa talaalkaan labo jeer waxaana loo dhaxaysiinayaa labadaas waqti inta u dhaxaysa 4 ilaa 12 asbuuc,<br \/>\nwaxaana la siinayaa talaalkan oo qaadan kara sida ay WHO ay sheegtey qof kasta oo ka wayn 18sano,<\/p>\n<p><strong>BOQOLKIIBA IMISA AYAA LAGU QIYAASAA IN UU KA HORTAGI KARO COVID-19?<\/strong><\/p>\n<p>76% ayaa la qiyaasey in uu waxtar ka hortag ah u keeyahay Covid-19 marka aad qaadato cirbadda koobaad, kadib cirbadda labaad 12 asbuuc kadib marka aad qaadato xadigga ka hortagiisu waxa uu u kordhaya 82%.<\/p>\n<p><strong>MAJIRAAN TALAAL KALE OO KA WAXTAR FIICAN ASTRAZENECA?<\/strong><\/p>\n<p>Haa waa jiraa mid xaddiga ka hortagiisa uu yahay 95% waxaana lagu magcaaba pfizer lkn waxaa looga doorbidey oo kan looga qaybinayaa aduunyada waa in talaalka astrazeneca oo ah kan hada dunida inteeda badan gaarey uu heer kulka lagu keediyo uu yahay midka caadiga ah,<br \/>\nhalka kan Pfizer uu ubaahanyahay in lagu keediyo xadi kabadan -80\u00b0C.<\/p>\n<p><strong>TALAALKA SOOMAALIYA LA KEENEY<\/strong><br \/>\ntalaalkaan Soomaaliya la keeney AstraZeneca waxa uu soo marey machad ku yeelaa Hindiya oo hubin labaad Soomariyey laguna farsameeyey,<br \/>\nwaxaana hada laga bilaabey isticmaalkiisa dalalka Bangladesh, Canada iyo dalal kale oo badan oo carbeed.<br \/>\ndhibaatada xinjirowga waxa laga soo sheegayaa talaalada tooska looga soo qaatey UK ee aan soo marin hubinta India,<br \/>\nAniga aragtideyda ka Dr amen ahaan waan qaadan lahaa talaalkaan hadii uu isoo gaaro,<br \/>\ndadka ugu horeeya oo ay waajibka tahay in ay qaataana ay yihiin Shaqaalaha iyo xirfadlayaasha Caafimaadka.<br \/>\numadda Soomaaliyeed waan kula talin lahaa in ay qaataan talaalkaan maadaama uu yahay talaal waxtar badan u leh ka hortagga Covid-19.<br \/>\naysan ilaa hadana jirin dhimasho ama xaalad khatar ah oo soo wajahdey dadkii lagu durey talaalkaan hubinta India soomarey ee dunida oo dhan gaarey.<br \/>\nAdiga ma qaadan lahayd talaalkan hadii aad hesho?<br \/>\ngaarsii fariintaan umadda Soomaaliyeed adiga oo mahadsan sida aan kuusoo gaarsiiyey si ay uga faaiideystaan.<\/p>\n<p><strong>W\/Q Dr amen<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>YAA SOO SAAREY TALAALKA ASTRAZENECA VACCINE? talaalkaan Oxford-AstraZeneca waxaa si wada jir ah iskaga kaashadey in ay soo saaraan jaamacadda Oxford iyo shirkada daawooyinka Astrazeneca. Wuxuuna marey dhamaan tijaabooyinkii looga bahnaa in talaal lamarsiiyo si loo isticmaalo, YUU KA HAYSTAA LEYSINKA AH IN AY DADKA LAGU TALAALI KARO OO UUSAN WAX DHIBAATO AH LAHAYN? Wakaaladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157865,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157863","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>YAA SOO SAAREY TALAALKA ASTRAZENECA VACCINE? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/157863\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"YAA SOO SAAREY TALAALKA ASTRAZENECA VACCINE? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"YAA SOO SAAREY TALAALKA ASTRAZENECA VACCINE? talaalkaan Oxford-AstraZeneca waxaa si wada jir ah iskaga kaashadey in ay soo saaraan jaamacadda Oxford iyo shirkada daawooyinka Astrazeneca. Wuxuuna marey dhamaan tijaabooyinkii looga bahnaa in talaal lamarsiiyo si loo isticmaalo, YUU KA HAYSTAA LEYSINKA AH IN AY DADKA LAGU TALAALI KARO OO UUSAN WAX DHIBAATO AH LAHAYN? Wakaaladda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/157863\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-16T10:53:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-03-16T11:02:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/56384499_401.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"700\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"394\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/157863\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/157863\/\",\"name\":\"YAA SOO SAAREY TALAALKA ASTRAZENECA VACCINE? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/157863\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/157863\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/56384499_401.jpg\",\"datePublished\":\"2021-03-16T10:53:56+00:00\",\"dateModified\":\"2021-03-16T11:02:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/157863\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/157863\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/157863\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/56384499_401.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/56384499_401.jpg\",\"width\":700,\"height\":394},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/157863\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"YAA SOO SAAREY TALAALKA ASTRAZENECA VACCINE?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"YAA SOO SAAREY TALAALKA ASTRAZENECA VACCINE? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/157863\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"YAA SOO SAAREY TALAALKA ASTRAZENECA VACCINE? - Wardoon","og_description":"YAA SOO SAAREY TALAALKA ASTRAZENECA VACCINE? talaalkaan Oxford-AstraZeneca waxaa si wada jir ah iskaga kaashadey in ay soo saaraan jaamacadda Oxford iyo shirkada daawooyinka Astrazeneca. Wuxuuna marey dhamaan tijaabooyinkii looga bahnaa in talaal lamarsiiyo si loo isticmaalo, YUU KA HAYSTAA LEYSINKA AH IN AY DADKA LAGU TALAALI KARO OO UUSAN WAX DHIBAATO AH LAHAYN? Wakaaladda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/157863\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-16T10:53:56+00:00","article_modified_time":"2021-03-16T11:02:01+00:00","og_image":[{"width":700,"height":394,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/56384499_401.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/157863\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/157863\/","name":"YAA SOO SAAREY TALAALKA ASTRAZENECA VACCINE? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/157863\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/157863\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/56384499_401.jpg","datePublished":"2021-03-16T10:53:56+00:00","dateModified":"2021-03-16T11:02:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/157863\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/157863\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/157863\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/56384499_401.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/56384499_401.jpg","width":700,"height":394},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/157863\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"YAA SOO SAAREY TALAALKA ASTRAZENECA VACCINE?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157863"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157863"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157863\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157868,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157863\/revisions\/157868"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157865"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157863"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157863"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157863"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}