{"id":157930,"date":"2021-03-17T22:53:24","date_gmt":"2021-03-17T19:53:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157930"},"modified":"2021-03-17T22:53:24","modified_gmt":"2021-03-17T19:53:24","slug":"dhageysiga-dacwadda-badda-oo-berito-lasoo-gaban-gabeen-doono","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysiga-dacwadda-badda-oo-berito-lasoo-gaban-gabeen-doono\/","title":{"rendered":"Dhageysiga Dacwadda Badda Oo berito lasoo gaban gabeen doono"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157931\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/bA-750x430-1.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/bA-750x430-1.jpg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/bA-750x430-1-300x172.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/bA-750x430-1-696x399.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/bA-750x430-1-733x420.jpg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Maxkamadda Cadaalada aduunka ee ICJ ayaa shaacisay waqtiga ugu dambeeya ee la dhageysan doono Dacwadda muranka badda ee u dhexeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Kenya oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ka socotay Maxkamadda.<\/p>\n<p>Sii-hayaha xilka Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa sheegay in Maxkamadda ICJ ay Go\u2019aan ku gaartay in Dacwadda ugu dambeysa ee badda dhageysan doonto maalinta barri oo khamiis ah.<\/p>\n<p>\u201cMaxkamadda Cadaaladda Adduunka ayaa berri galab 03:00pm xilliga Hague dhagaysanaysa gunaanadka Dacwadda Baddeena ee inagala dhaxaysa Kenya\u201d ayuu yiri Mahdi Guuleed oo hoggaaminayo wafdiga dowladda u dirtay Magaalada Hague.<\/p>\n<p>Maxkamadda Cadaalada aduunka ee ICJ ayaa si rasmi ah u diiday Codsi uga yimid dowladda Kenya oo ku aadan in markii 4-aad dib loo dhigo dhageysiga Dacwadda Badda oo muranka gelisay, iyadoona diiday ka qeyb galka dhageysiga Dacwadda.<\/p>\n<p>Qareenada u doodaya dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay soo bandhigay mowqfika Soomaaliya ee ku aaddan sida ay tahay in loo xadeeyo xuduudda badda ee Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<p>Qareenada ayaa waxaa ay sheegeen in Soomaaliya doonayso saddex arrimood oo kala ah: In maxkakamadda caalamiga ah ay si cad u xaqijiso xaqa ay Soomaaliya u leedahay dhul badeedkaas, inay diiwaan-geliso xadgudubyada ay Kenya samaysay, iyo la joojiyo tallaabooyinka Kenya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Maxkamadda Cadaalada aduunka ee ICJ ayaa shaacisay waqtiga ugu dambeeya ee la dhageysan doono Dacwadda muranka badda ee u dhexeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Kenya oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ka socotay Maxkamadda. Sii-hayaha xilka Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa sheegay in Maxkamadda ICJ ay Go\u2019aan ku gaartay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157931,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157930","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhageysiga Dacwadda Badda Oo berito lasoo gaban gabeen doono - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysiga-dacwadda-badda-oo-berito-lasoo-gaban-gabeen-doono\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhageysiga Dacwadda Badda Oo berito lasoo gaban gabeen doono - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Maxkamadda Cadaalada aduunka ee ICJ ayaa shaacisay waqtiga ugu dambeeya ee la dhageysan doono Dacwadda muranka badda ee u dhexeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Kenya oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ka socotay Maxkamadda. Sii-hayaha xilka Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa sheegay in Maxkamadda ICJ ay Go\u2019aan ku gaartay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysiga-dacwadda-badda-oo-berito-lasoo-gaban-gabeen-doono\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-17T19:53:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/bA-750x430-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysiga-dacwadda-badda-oo-berito-lasoo-gaban-gabeen-doono\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysiga-dacwadda-badda-oo-berito-lasoo-gaban-gabeen-doono\/\",\"name\":\"Dhageysiga Dacwadda Badda Oo berito lasoo gaban gabeen doono - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysiga-dacwadda-badda-oo-berito-lasoo-gaban-gabeen-doono\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysiga-dacwadda-badda-oo-berito-lasoo-gaban-gabeen-doono\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/bA-750x430-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-03-17T19:53:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysiga-dacwadda-badda-oo-berito-lasoo-gaban-gabeen-doono\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysiga-dacwadda-badda-oo-berito-lasoo-gaban-gabeen-doono\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysiga-dacwadda-badda-oo-berito-lasoo-gaban-gabeen-doono\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/bA-750x430-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/bA-750x430-1.jpg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysiga-dacwadda-badda-oo-berito-lasoo-gaban-gabeen-doono\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhageysiga Dacwadda Badda Oo berito lasoo gaban gabeen doono\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhageysiga Dacwadda Badda Oo berito lasoo gaban gabeen doono - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysiga-dacwadda-badda-oo-berito-lasoo-gaban-gabeen-doono\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhageysiga Dacwadda Badda Oo berito lasoo gaban gabeen doono - Wardoon","og_description":"&nbsp; Maxkamadda Cadaalada aduunka ee ICJ ayaa shaacisay waqtiga ugu dambeeya ee la dhageysan doono Dacwadda muranka badda ee u dhexeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Kenya oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ka socotay Maxkamadda. Sii-hayaha xilka Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa sheegay in Maxkamadda ICJ ay Go\u2019aan ku gaartay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysiga-dacwadda-badda-oo-berito-lasoo-gaban-gabeen-doono\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-17T19:53:24+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/bA-750x430-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysiga-dacwadda-badda-oo-berito-lasoo-gaban-gabeen-doono\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysiga-dacwadda-badda-oo-berito-lasoo-gaban-gabeen-doono\/","name":"Dhageysiga Dacwadda Badda Oo berito lasoo gaban gabeen doono - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysiga-dacwadda-badda-oo-berito-lasoo-gaban-gabeen-doono\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysiga-dacwadda-badda-oo-berito-lasoo-gaban-gabeen-doono\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/bA-750x430-1.jpg","datePublished":"2021-03-17T19:53:24+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysiga-dacwadda-badda-oo-berito-lasoo-gaban-gabeen-doono\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysiga-dacwadda-badda-oo-berito-lasoo-gaban-gabeen-doono\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysiga-dacwadda-badda-oo-berito-lasoo-gaban-gabeen-doono\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/bA-750x430-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/bA-750x430-1.jpg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysiga-dacwadda-badda-oo-berito-lasoo-gaban-gabeen-doono\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhageysiga Dacwadda Badda Oo berito lasoo gaban gabeen doono"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157930"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157930"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157930\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157932,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157930\/revisions\/157932"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157931"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157930"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157930"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157930"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}