{"id":157936,"date":"2021-03-18T12:07:25","date_gmt":"2021-03-18T09:07:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157936"},"modified":"2021-03-18T12:07:25","modified_gmt":"2021-03-18T09:07:25","slug":"qoor-qoor-deni-oo-laheshiisiinayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-deni-oo-laheshiisiinayo\/","title":{"rendered":"Qoor Qoor &#038; Deni oo laheshiisiinayo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157937\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Deni-iyo-Qoor-Qoor.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"465\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Deni-iyo-Qoor-Qoor.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Deni-iyo-Qoor-Qoor-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Deni-iyo-Qoor-Qoor-629x420.jpg 629w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxa ka socda dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed oo iska horjeedo, iyada oo ay sidoo kale ku sugan yihiin madaxda maamullada Jubbaland, Puntland, Galmudug iyo HirShabelle.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in haatan ay billowdeen dadaallo lagu doonayo in la\u2019isugu soo dhoweeyo madaxweynayaasha Puntland iyo Galmuudg, oo uu khilaaf soo kala dhex-galay, kadib khudbadii uu Siciid Deni bil ka hor ka jeediyey gudaha magaalada Garoowe.<\/p>\n<p>Dadaallada ayaa socda ayaa waxaa garwadeen ka ah Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, xildhibaano &amp; siyaasiyiin kasoo kala jeedo Puntland iyo Galmudug.<\/p>\n<p>Sidoo kale wararka ayaa intaasi kusii daraya in maanta kulan gaar ah ay yeelan doonaan Axmed Madoobe &amp; Qoor Qoor, kaas oo horudhac u ah kulan ay isugu imaanayaan madaxweynayaasha maamulada Puntland &amp; Galmudug, si loo dhameeyo khilaafkooda.<\/p>\n<p>Ilo ku dhow kulamadaasi ayaa sheegaya in wada-hadallada la\u2019isugu soo dhoweynayo labada dhinac ay marayaan meel wanaagsan, islamarkaana rajada ay tahay in xal waara laga gaaro mad-madowgaasi siyaasadeed.<\/p>\n<p>Si kastaba arrimahan ayaa kusoo aadayo, iyada oo magaalada Muqdisho haatan laga dareemayo u diyaar garow ku aadan shirka wada-tashiga dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka ee looga arrinsanayo arrimaha doorashooyinka ee 2021-ka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxa ka socda dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed oo iska horjeedo, iyada oo ay sidoo kale ku sugan yihiin madaxda maamullada Jubbaland, Puntland, Galmudug iyo HirShabelle. Wararka ayaa sheegaya in haatan ay billowdeen dadaallo lagu doonayo in la\u2019isugu soo dhoweeyo madaxweynayaasha Puntland iyo Galmuudg, oo uu khilaaf soo kala dhex-galay, kadib khudbadii uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157937,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157936","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qoor Qoor &amp; Deni oo laheshiisiinayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-deni-oo-laheshiisiinayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qoor Qoor &amp; Deni oo laheshiisiinayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxa ka socda dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed oo iska horjeedo, iyada oo ay sidoo kale ku sugan yihiin madaxda maamullada Jubbaland, Puntland, Galmudug iyo HirShabelle. Wararka ayaa sheegaya in haatan ay billowdeen dadaallo lagu doonayo in la\u2019isugu soo dhoweeyo madaxweynayaasha Puntland iyo Galmuudg, oo uu khilaaf soo kala dhex-galay, kadib khudbadii uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-deni-oo-laheshiisiinayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-18T09:07:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Deni-iyo-Qoor-Qoor.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"465\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-deni-oo-laheshiisiinayo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-deni-oo-laheshiisiinayo\/\",\"name\":\"Qoor Qoor & Deni oo laheshiisiinayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-deni-oo-laheshiisiinayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-deni-oo-laheshiisiinayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Deni-iyo-Qoor-Qoor.jpg\",\"datePublished\":\"2021-03-18T09:07:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-deni-oo-laheshiisiinayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-deni-oo-laheshiisiinayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-deni-oo-laheshiisiinayo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Deni-iyo-Qoor-Qoor.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Deni-iyo-Qoor-Qoor.jpg\",\"width\":696,\"height\":465},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-deni-oo-laheshiisiinayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qoor Qoor &#038; Deni oo laheshiisiinayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qoor Qoor & Deni oo laheshiisiinayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-deni-oo-laheshiisiinayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qoor Qoor & Deni oo laheshiisiinayo - Wardoon","og_description":"Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxa ka socda dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed oo iska horjeedo, iyada oo ay sidoo kale ku sugan yihiin madaxda maamullada Jubbaland, Puntland, Galmudug iyo HirShabelle. Wararka ayaa sheegaya in haatan ay billowdeen dadaallo lagu doonayo in la\u2019isugu soo dhoweeyo madaxweynayaasha Puntland iyo Galmuudg, oo uu khilaaf soo kala dhex-galay, kadib khudbadii uu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-deni-oo-laheshiisiinayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-18T09:07:25+00:00","og_image":[{"width":696,"height":465,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Deni-iyo-Qoor-Qoor.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-deni-oo-laheshiisiinayo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-deni-oo-laheshiisiinayo\/","name":"Qoor Qoor & Deni oo laheshiisiinayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-deni-oo-laheshiisiinayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-deni-oo-laheshiisiinayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Deni-iyo-Qoor-Qoor.jpg","datePublished":"2021-03-18T09:07:25+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-deni-oo-laheshiisiinayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-deni-oo-laheshiisiinayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-deni-oo-laheshiisiinayo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Deni-iyo-Qoor-Qoor.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Deni-iyo-Qoor-Qoor.jpg","width":696,"height":465},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-deni-oo-laheshiisiinayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qoor Qoor &#038; Deni oo laheshiisiinayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157936"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157936"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157936\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157938,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157936\/revisions\/157938"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157937"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157936"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157936"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157936"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}