{"id":157954,"date":"2021-03-18T12:36:30","date_gmt":"2021-03-18T09:36:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157954"},"modified":"2021-03-18T12:36:30","modified_gmt":"2021-03-18T09:36:30","slug":"samia-suluhu-hassan-oo-loo-dhaarin-doona-madaxweynaha-tanzania","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/samia-suluhu-hassan-oo-loo-dhaarin-doona-madaxweynaha-tanzania\/","title":{"rendered":"Samia Suluhu Hassan oo loo dhaarin doona Madaxweynaha Tanzania"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157955\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/161782764_1735246043302847_6456984101843883297_o-696x476-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"476\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/161782764_1735246043302847_6456984101843883297_o-696x476-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/161782764_1735246043302847_6456984101843883297_o-696x476-1-300x205.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/161782764_1735246043302847_6456984101843883297_o-696x476-1-218x150.jpg 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/161782764_1735246043302847_6456984101843883297_o-696x476-1-614x420.jpg 614w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Indhaha Caalamka oo dhami waxay u jeedaan madaxweyne ku xigeenka Tansaaniya, Samia Suluhu Hassan oo loo dhaarin doona Madaxweynaha cusub ee dalkaasi ka dib markii uu geeriyooday Madaxweynihii dalkaasi.<\/p>\n<p>Sababta oo ah, sida uu dhigayo dastuurka Tansaaniya, waxaa loo dhaarin doonaa marwo Samia madaxweynaha cusub iyada oo u adeegi doonta inta ka hartay shanta sano ah ee Magufuli oo bilaabmay sanadkii hore.<\/p>\n<p>\u201cXafiiska wuu bannaanaan doonaa geerida darteed, ka dib waxaa loo dhaarin doonaa Madaxweyne Ku-xigeenka, waxaana loo magacaabi doonaa Madaxweynaha muddada aan dhammaan ee muddada shanta sano ah.\u201d Dastuurka Tanzania ayaa qabaa.<\/p>\n<p>Haddii loo dhaariyo marwo Samia Suluhu Hassan madaxweynaha Tanzania, waxay noqoneysaa haweeneydii ugu horreysay ee madaxweyne ka noqota dalka Tansisania .<\/p>\n<p>Samia Suluhu Hassan oo hadda ah madaxweyne ku xigeenka Tansaaniya waxayna dhalatay 27 Janaayo 1960 (waa 61 jir.)<\/p>\n<p>Siyaasadda ayey muddo ku soo jidhay waxayse shaqada dawlada ka soo bilowday 1977-kii garaacista ama qorista teebka (waa qalabkii wax lagu qori jiray la hor kumbuyuutarada).<\/p>\n<p>Samiya dawladdii 44 sano ka hor ay u bilowday shaqadas ka mid aheyd kuwa ugu hooseeyaa maanta iyada ayaa haysa u haysa xilka ugu sarreeya<\/p>\n<p>Samiya ayaa xilka sii hayn doonta muddo xileedkii u harsanaa Magufuli oo ku eg 2025.<br \/>\nMama Samia Suluhu Hassan oo loo yaqaan \u2018pipo\u2019 waxay ka timid ismaamul goboleedka Zanzibar, oo qiyaastii 99% Muslim ah.<\/p>\n<p>Samia Suluhu Hassan waxay daraasad ku sameysay tirakoobka Machadka Zanzibar ee Maamulka Maaliyadda ka dibna waxay ka qalin jabisay Jaamacadda Mzumbe sanadkii 1986 iyadoo qaadatay Dibloomada Sare ee Maamulka Dadweynaha.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157956\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/ccm8.jpg\" alt=\"\" width=\"700\" height=\"372\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/ccm8.jpg 700w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/ccm8-300x159.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/ccm8-696x370.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 700px) 100vw, 700px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157957\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Samia-Suluhu-Hassan.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"434\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Samia-Suluhu-Hassan.jpg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Samia-Suluhu-Hassan-300x174.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Samia-Suluhu-Hassan-696x403.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Samia-Suluhu-Hassan-726x420.jpg 726w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157955\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/161782764_1735246043302847_6456984101843883297_o-696x476-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"476\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/161782764_1735246043302847_6456984101843883297_o-696x476-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/161782764_1735246043302847_6456984101843883297_o-696x476-1-300x205.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/161782764_1735246043302847_6456984101843883297_o-696x476-1-218x150.jpg 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/161782764_1735246043302847_6456984101843883297_o-696x476-1-614x420.jpg 614w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Indhaha Caalamka oo dhami waxay u jeedaan madaxweyne ku xigeenka Tansaaniya, Samia Suluhu Hassan oo loo dhaarin doona Madaxweynaha cusub ee dalkaasi ka dib markii uu geeriyooday Madaxweynihii dalkaasi. Sababta oo ah, sida uu dhigayo dastuurka Tansaaniya, waxaa loo dhaarin doonaa marwo Samia madaxweynaha cusub iyada oo u adeegi doonta inta ka hartay shanta sano [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157957,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157954","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Samia Suluhu Hassan oo loo dhaarin doona Madaxweynaha Tanzania - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/samia-suluhu-hassan-oo-loo-dhaarin-doona-madaxweynaha-tanzania\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Samia Suluhu Hassan oo loo dhaarin doona Madaxweynaha Tanzania - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Indhaha Caalamka oo dhami waxay u jeedaan madaxweyne ku xigeenka Tansaaniya, Samia Suluhu Hassan oo loo dhaarin doona Madaxweynaha cusub ee dalkaasi ka dib markii uu geeriyooday Madaxweynihii dalkaasi. Sababta oo ah, sida uu dhigayo dastuurka Tansaaniya, waxaa loo dhaarin doonaa marwo Samia madaxweynaha cusub iyada oo u adeegi doonta inta ka hartay shanta sano [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/samia-suluhu-hassan-oo-loo-dhaarin-doona-madaxweynaha-tanzania\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-18T09:36:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Samia-Suluhu-Hassan.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"434\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/samia-suluhu-hassan-oo-loo-dhaarin-doona-madaxweynaha-tanzania\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/samia-suluhu-hassan-oo-loo-dhaarin-doona-madaxweynaha-tanzania\/\",\"name\":\"Samia Suluhu Hassan oo loo dhaarin doona Madaxweynaha Tanzania - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/samia-suluhu-hassan-oo-loo-dhaarin-doona-madaxweynaha-tanzania\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/samia-suluhu-hassan-oo-loo-dhaarin-doona-madaxweynaha-tanzania\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Samia-Suluhu-Hassan.jpg\",\"datePublished\":\"2021-03-18T09:36:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/samia-suluhu-hassan-oo-loo-dhaarin-doona-madaxweynaha-tanzania\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/samia-suluhu-hassan-oo-loo-dhaarin-doona-madaxweynaha-tanzania\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/samia-suluhu-hassan-oo-loo-dhaarin-doona-madaxweynaha-tanzania\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Samia-Suluhu-Hassan.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Samia-Suluhu-Hassan.jpg\",\"width\":750,\"height\":434},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/samia-suluhu-hassan-oo-loo-dhaarin-doona-madaxweynaha-tanzania\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Samia Suluhu Hassan oo loo dhaarin doona Madaxweynaha Tanzania\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Samia Suluhu Hassan oo loo dhaarin doona Madaxweynaha Tanzania - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/samia-suluhu-hassan-oo-loo-dhaarin-doona-madaxweynaha-tanzania\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Samia Suluhu Hassan oo loo dhaarin doona Madaxweynaha Tanzania - Wardoon","og_description":"Indhaha Caalamka oo dhami waxay u jeedaan madaxweyne ku xigeenka Tansaaniya, Samia Suluhu Hassan oo loo dhaarin doona Madaxweynaha cusub ee dalkaasi ka dib markii uu geeriyooday Madaxweynihii dalkaasi. Sababta oo ah, sida uu dhigayo dastuurka Tansaaniya, waxaa loo dhaarin doonaa marwo Samia madaxweynaha cusub iyada oo u adeegi doonta inta ka hartay shanta sano [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/samia-suluhu-hassan-oo-loo-dhaarin-doona-madaxweynaha-tanzania\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-18T09:36:30+00:00","og_image":[{"width":750,"height":434,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Samia-Suluhu-Hassan.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/samia-suluhu-hassan-oo-loo-dhaarin-doona-madaxweynaha-tanzania\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/samia-suluhu-hassan-oo-loo-dhaarin-doona-madaxweynaha-tanzania\/","name":"Samia Suluhu Hassan oo loo dhaarin doona Madaxweynaha Tanzania - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/samia-suluhu-hassan-oo-loo-dhaarin-doona-madaxweynaha-tanzania\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/samia-suluhu-hassan-oo-loo-dhaarin-doona-madaxweynaha-tanzania\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Samia-Suluhu-Hassan.jpg","datePublished":"2021-03-18T09:36:30+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/samia-suluhu-hassan-oo-loo-dhaarin-doona-madaxweynaha-tanzania\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/samia-suluhu-hassan-oo-loo-dhaarin-doona-madaxweynaha-tanzania\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/samia-suluhu-hassan-oo-loo-dhaarin-doona-madaxweynaha-tanzania\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Samia-Suluhu-Hassan.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Samia-Suluhu-Hassan.jpg","width":750,"height":434},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/samia-suluhu-hassan-oo-loo-dhaarin-doona-madaxweynaha-tanzania\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Samia Suluhu Hassan oo loo dhaarin doona Madaxweynaha Tanzania"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157954"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157954"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157954\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157958,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157954\/revisions\/157958"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157957"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157954"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157954"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157954"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}