{"id":157966,"date":"2021-03-18T21:25:21","date_gmt":"2021-03-18T18:25:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157966"},"modified":"2021-03-18T21:25:21","modified_gmt":"2021-03-18T18:25:21","slug":"qarax-goor-dhaw-ka-dhacay-isgoyska-km4","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-goor-dhaw-ka-dhacay-isgoyska-km4\/","title":{"rendered":"Qarax goor dhaw ka dhacay Isgoyska KM4"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157967\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021318637516727024317138.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"420\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021318637516727024317138.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021318637516727024317138-300x191.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Qarax Miino ayaa goordhow ka dhacay agagaarka KM4 ee Muqdisho kaddib markii ay ciidamada Amniga xireen goobta qaraxan la soo dhigay oo ay ku wargaliyeen dad arkay miinada goobta la soo dhigay.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa markii hore waxaa arkay dad goobta ka agdhawaan kuwaa oo ku wargaliyay ciidamada Amaanka oo xiray goobta una diiday dhaqdhaqaaqa dadweynaha, hasse ahaatee miinada ayaa qaraxday wax yar uun ka hor inta aysan soo gaarin kooxda miino baarista oo ay ciidamadu wargaliyeen.<\/p>\n<p>Lama sheegin cid wax ku noqotay balse waxaa goobta soo gaaray gaadiidka gurmadka deg deg ah oo inta badan marka ay sidan oo kale qaraxyadu dhacaan markiiba tagay aaga ay wax ka dhaceen si ay u cawiyaan haddii ay jiraan dad wax ku noqday.<\/p>\n<p>Magaalada Muqdisho ayaa toddobaadyadii ugu danbeeyayba waxaa ku soo kordhayay qaraxyada loo adeegsanayo miinada oo lagu bartilmaameesado mas&#8217;uuliyiinta iyo saraakiisha ciidamada dowladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qarax Miino ayaa goordhow ka dhacay agagaarka KM4 ee Muqdisho kaddib markii ay ciidamada Amniga xireen goobta qaraxan la soo dhigay oo ay ku wargaliyeen dad arkay miinada goobta la soo dhigay. Qaraxa ayaa markii hore waxaa arkay dad goobta ka agdhawaan kuwaa oo ku wargaliyay ciidamada Amaanka oo xiray goobta una diiday dhaqdhaqaaqa dadweynaha, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157968,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157966","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qarax goor dhaw ka dhacay Isgoyska KM4 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-goor-dhaw-ka-dhacay-isgoyska-km4\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qarax goor dhaw ka dhacay Isgoyska KM4 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qarax Miino ayaa goordhow ka dhacay agagaarka KM4 ee Muqdisho kaddib markii ay ciidamada Amniga xireen goobta qaraxan la soo dhigay oo ay ku wargaliyeen dad arkay miinada goobta la soo dhigay. Qaraxa ayaa markii hore waxaa arkay dad goobta ka agdhawaan kuwaa oo ku wargaliyay ciidamada Amaanka oo xiray goobta una diiday dhaqdhaqaaqa dadweynaha, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-goor-dhaw-ka-dhacay-isgoyska-km4\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-18T18:25:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021318637516727024317138-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"420\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-goor-dhaw-ka-dhacay-isgoyska-km4\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-goor-dhaw-ka-dhacay-isgoyska-km4\/\",\"name\":\"Qarax goor dhaw ka dhacay Isgoyska KM4 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-goor-dhaw-ka-dhacay-isgoyska-km4\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-goor-dhaw-ka-dhacay-isgoyska-km4\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021318637516727024317138-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-03-18T18:25:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-goor-dhaw-ka-dhacay-isgoyska-km4\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-goor-dhaw-ka-dhacay-isgoyska-km4\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-goor-dhaw-ka-dhacay-isgoyska-km4\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021318637516727024317138-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021318637516727024317138-1.jpg\",\"width\":660,\"height\":420},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-goor-dhaw-ka-dhacay-isgoyska-km4\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qarax goor dhaw ka dhacay Isgoyska KM4\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qarax goor dhaw ka dhacay Isgoyska KM4 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-goor-dhaw-ka-dhacay-isgoyska-km4\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qarax goor dhaw ka dhacay Isgoyska KM4 - Wardoon","og_description":"Qarax Miino ayaa goordhow ka dhacay agagaarka KM4 ee Muqdisho kaddib markii ay ciidamada Amniga xireen goobta qaraxan la soo dhigay oo ay ku wargaliyeen dad arkay miinada goobta la soo dhigay. Qaraxa ayaa markii hore waxaa arkay dad goobta ka agdhawaan kuwaa oo ku wargaliyay ciidamada Amaanka oo xiray goobta una diiday dhaqdhaqaaqa dadweynaha, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-goor-dhaw-ka-dhacay-isgoyska-km4\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-18T18:25:21+00:00","og_image":[{"width":660,"height":420,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021318637516727024317138-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-goor-dhaw-ka-dhacay-isgoyska-km4\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-goor-dhaw-ka-dhacay-isgoyska-km4\/","name":"Qarax goor dhaw ka dhacay Isgoyska KM4 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-goor-dhaw-ka-dhacay-isgoyska-km4\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-goor-dhaw-ka-dhacay-isgoyska-km4\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021318637516727024317138-1.jpg","datePublished":"2021-03-18T18:25:21+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-goor-dhaw-ka-dhacay-isgoyska-km4\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-goor-dhaw-ka-dhacay-isgoyska-km4\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-goor-dhaw-ka-dhacay-isgoyska-km4\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021318637516727024317138-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021318637516727024317138-1.jpg","width":660,"height":420},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-goor-dhaw-ka-dhacay-isgoyska-km4\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qarax goor dhaw ka dhacay Isgoyska KM4"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157966"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157966"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157966\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157969,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157966\/revisions\/157969"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157968"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157966"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157966"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157966"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}