{"id":158025,"date":"2021-03-20T11:49:10","date_gmt":"2021-03-20T08:49:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158025"},"modified":"2021-03-20T11:49:10","modified_gmt":"2021-03-20T08:49:10","slug":"finland-oo-ku-guuleystey-dalka-ugu-farxada-badan-caalamka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/finland-oo-ku-guuleystey-dalka-ugu-farxada-badan-caalamka\/","title":{"rendered":"Finland oo ku guuleystey dalka ugu farxada badan caalamka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158026\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/hapy-696x392-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"392\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/hapy-696x392-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/hapy-696x392-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Iyadoo maanta ay tahay maalinta farxada adduunka ayaa waxaa la soo saaray warbixin ku saabsan dalalka ugu farxada badan caalamka iyadoo sanad walbana la soo saaro warbixinta.<\/p>\n<p>Warbixinta laga diyaariyey waddamada dunida ugu farxadda badan kaalinta koowaad ayaa waxaa markale ku guuleystey dalka Finland halka kaalinta labaad ka galay dalka Denmark, halka dalalka Swizerland, Iceland iyo Netherland ay kaalmaha xiga galeen.<\/p>\n<p>New Zealand oo ka baxsan waddamada qaaradda Yurub ayaa ka mid noqday liiska 10-ka dal ee dunida ugu farxadda badan.Ingiriiska oo sanadki hore ku jiray kaalinta 13-aad, wuxuu sanadkan u daadagay kaalinta 17-aad.<\/p>\n<p>Kooxaha daraasadda sameeyey waxay su\u2019aalo weydiiyeen dadyow kala duwan oo ku nool 149 dal si ay u ogaadeen farxadda ay haystaan.<\/p>\n<p>Qodobbada daraasadda lagu eegayeyna waxaa ka mid ahaa taageerada buslho uu helo, xurriyadda shaqsiyadeed, wadarta wax soo saarka gudaha (GDP) iyo heerka musuqmaasuq ee dalkaasi oo iyaduna ka mid ahayd waxyaabaha daraasadda qaybta ka ahaa.<\/p>\n<p>Waddamada ugu farxadda yarn dunidana daraasaddu waxay ku sheegtay iney yihiin dalalka Afghanitsaan, Lesotho, Botswana, Rwanda iyo Zimbabwe.<\/p>\n<p>New Zealand waa dalka keli ah ee waddamada midowga yurub ka baxsan ee ka mid noqday 10-ka dal ee duniga ugu farxadda badan<\/p>\n<p>Warbixinta qaramada midoobay ay soo saartay 10-ka dal ee ugu farxadda badan waxay ku sheegtay iney yihiin:<\/p>\n<p><strong>1- Finland<\/strong><br \/>\n<strong>2- Denmark<\/strong><br \/>\n<strong>3- Switzerland<\/strong><br \/>\n<strong>4- Iceland<\/strong><br \/>\n<strong>5- Netherlands<\/strong><br \/>\n<strong>6- Norway<\/strong><br \/>\n<strong>7- Sweden<\/strong><br \/>\n<strong>8- Luxembourg<\/strong><br \/>\n<strong>9- New Zealand<\/strong><br \/>\n<strong>10-Austria<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo maanta ay tahay maalinta farxada adduunka ayaa waxaa la soo saaray warbixin ku saabsan dalalka ugu farxada badan caalamka iyadoo sanad walbana la soo saaro warbixinta. Warbixinta laga diyaariyey waddamada dunida ugu farxadda badan kaalinta koowaad ayaa waxaa markale ku guuleystey dalka Finland halka kaalinta labaad ka galay dalka Denmark, halka dalalka Swizerland, Iceland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158026,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158025","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Finland oo ku guuleystey dalka ugu farxada badan caalamka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/finland-oo-ku-guuleystey-dalka-ugu-farxada-badan-caalamka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Finland oo ku guuleystey dalka ugu farxada badan caalamka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Iyadoo maanta ay tahay maalinta farxada adduunka ayaa waxaa la soo saaray warbixin ku saabsan dalalka ugu farxada badan caalamka iyadoo sanad walbana la soo saaro warbixinta. Warbixinta laga diyaariyey waddamada dunida ugu farxadda badan kaalinta koowaad ayaa waxaa markale ku guuleystey dalka Finland halka kaalinta labaad ka galay dalka Denmark, halka dalalka Swizerland, Iceland [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/finland-oo-ku-guuleystey-dalka-ugu-farxada-badan-caalamka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-20T08:49:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/hapy-696x392-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/finland-oo-ku-guuleystey-dalka-ugu-farxada-badan-caalamka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/finland-oo-ku-guuleystey-dalka-ugu-farxada-badan-caalamka\/\",\"name\":\"Finland oo ku guuleystey dalka ugu farxada badan caalamka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/finland-oo-ku-guuleystey-dalka-ugu-farxada-badan-caalamka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/finland-oo-ku-guuleystey-dalka-ugu-farxada-badan-caalamka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/hapy-696x392-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-03-20T08:49:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/finland-oo-ku-guuleystey-dalka-ugu-farxada-badan-caalamka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/finland-oo-ku-guuleystey-dalka-ugu-farxada-badan-caalamka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/finland-oo-ku-guuleystey-dalka-ugu-farxada-badan-caalamka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/hapy-696x392-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/hapy-696x392-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/finland-oo-ku-guuleystey-dalka-ugu-farxada-badan-caalamka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Finland oo ku guuleystey dalka ugu farxada badan caalamka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Finland oo ku guuleystey dalka ugu farxada badan caalamka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/finland-oo-ku-guuleystey-dalka-ugu-farxada-badan-caalamka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Finland oo ku guuleystey dalka ugu farxada badan caalamka - Wardoon","og_description":"Iyadoo maanta ay tahay maalinta farxada adduunka ayaa waxaa la soo saaray warbixin ku saabsan dalalka ugu farxada badan caalamka iyadoo sanad walbana la soo saaro warbixinta. Warbixinta laga diyaariyey waddamada dunida ugu farxadda badan kaalinta koowaad ayaa waxaa markale ku guuleystey dalka Finland halka kaalinta labaad ka galay dalka Denmark, halka dalalka Swizerland, Iceland [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/finland-oo-ku-guuleystey-dalka-ugu-farxada-badan-caalamka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-20T08:49:10+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/hapy-696x392-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/finland-oo-ku-guuleystey-dalka-ugu-farxada-badan-caalamka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/finland-oo-ku-guuleystey-dalka-ugu-farxada-badan-caalamka\/","name":"Finland oo ku guuleystey dalka ugu farxada badan caalamka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/finland-oo-ku-guuleystey-dalka-ugu-farxada-badan-caalamka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/finland-oo-ku-guuleystey-dalka-ugu-farxada-badan-caalamka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/hapy-696x392-1.jpg","datePublished":"2021-03-20T08:49:10+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/finland-oo-ku-guuleystey-dalka-ugu-farxada-badan-caalamka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/finland-oo-ku-guuleystey-dalka-ugu-farxada-badan-caalamka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/finland-oo-ku-guuleystey-dalka-ugu-farxada-badan-caalamka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/hapy-696x392-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/hapy-696x392-1.jpg","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/finland-oo-ku-guuleystey-dalka-ugu-farxada-badan-caalamka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Finland oo ku guuleystey dalka ugu farxada badan caalamka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158025"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158025"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158025\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158027,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158025\/revisions\/158027"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158026"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158025"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158025"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158025"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}