{"id":158039,"date":"2021-03-20T21:50:41","date_gmt":"2021-03-20T18:50:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158039"},"modified":"2021-03-20T21:50:41","modified_gmt":"2021-03-20T18:50:41","slug":"daawo-wasiir-dubbe-oo-shaacisay-goobta-uu-ka-dhacayo-shirka-uu-farmaajo-iclaamiyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-oo-shaacisay-goobta-uu-ka-dhacayo-shirka-uu-farmaajo-iclaamiyey\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Wasiir Dubbe  oo shaacisay goobta uu ka dhacayo shirka uu Farmaajo iclaamiyey"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158040\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/cusmaan-dubbe.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/cusmaan-dubbe.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/cusmaan-dubbe-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/cusmaan-dubbe-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo galabta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimaha doorashada, khilaafka ka taagan iyo halka uu ka dhacayo shirka uu xalay iclaamiyey madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Ugu horeyn wasiirka ayaa sheegay in shirka uu iclaamiyey madaxweyne Farmaajo uu ka dhici doono xarunta ciidamada cirka Soomaaliya ee Afisyooni oo ku taalla xeyndaabka garoonka Aadan Cadde iyo xerada Xalane, halkaas oo ay deganyihiin UN-ka, AMISOM, safaaradaha iyo hey\u2019adaha caalamiga ah ee ku sugan Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynuhu waa kii soo saaray casuumaadda shir ay madaxda dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah isugu imaanayaan 22-ka bishan Maarso, shirku waxa uu ka dhici doonaa Afisyooni, qaban-qaabada iyo isku diyaarinta shirkaas waxaa ku howlan xafiiska ra\u2019iisul wasaaraha,\u201d ayuu yiri wasiir Dubbe.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa qoraal uu xalay soo saaray markii 5-aad ku iclaamiyey shir ay isugu imaanayaan madaxda heer federaal iyo heer dowlad goboleed, balse qoraalkaas laguma xusin halka la isugu imaanayo ee shirkaasi uu ka dhacayo, taas oo abuurtay hadal heyn ku aadan sababta uu Farmaajo uga gaabsaday ku dhawaaqidda halka uu ka dhacayo shirkaas.<\/p>\n<p>9-kii Febraayo, 17-kii Febraayo, 22-kii Febraayo iyo 1-dii bishaan Maarso ayuu madaxweyne Farmaajo iclaamiyey shirarkii fashilmay, balse waxaan la ogeyn inuu dhici doono kan uu hadda iclaamiyey markii shanaad, kaas oo loo qorsheeyey inuu Xalane ka dhaco 22-ka bishan, waxaana xusid mudan in gudaha Xalane ay hadda deganyihiin madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland.<\/p>\n<p>Hoos ka Daawo<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/9aOr63MaoMw\" width=\"987\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo galabta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimaha doorashada, khilaafka ka taagan iyo halka uu ka dhacayo shirka uu xalay iclaamiyey madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Ugu horeyn wasiirka ayaa sheegay in shirka uu iclaamiyey madaxweyne Farmaajo uu ka dhici doono xarunta ciidamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158040,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158039","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Wasiir Dubbe oo shaacisay goobta uu ka dhacayo shirka uu Farmaajo iclaamiyey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-oo-shaacisay-goobta-uu-ka-dhacayo-shirka-uu-farmaajo-iclaamiyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Wasiir Dubbe oo shaacisay goobta uu ka dhacayo shirka uu Farmaajo iclaamiyey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo galabta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimaha doorashada, khilaafka ka taagan iyo halka uu ka dhacayo shirka uu xalay iclaamiyey madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Ugu horeyn wasiirka ayaa sheegay in shirka uu iclaamiyey madaxweyne Farmaajo uu ka dhici doono xarunta ciidamada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-oo-shaacisay-goobta-uu-ka-dhacayo-shirka-uu-farmaajo-iclaamiyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-20T18:50:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/cusmaan-dubbe.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-oo-shaacisay-goobta-uu-ka-dhacayo-shirka-uu-farmaajo-iclaamiyey\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-oo-shaacisay-goobta-uu-ka-dhacayo-shirka-uu-farmaajo-iclaamiyey\/\",\"name\":\"DAAWO:- Wasiir Dubbe oo shaacisay goobta uu ka dhacayo shirka uu Farmaajo iclaamiyey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-oo-shaacisay-goobta-uu-ka-dhacayo-shirka-uu-farmaajo-iclaamiyey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-oo-shaacisay-goobta-uu-ka-dhacayo-shirka-uu-farmaajo-iclaamiyey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/cusmaan-dubbe.jpg\",\"datePublished\":\"2021-03-20T18:50:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-oo-shaacisay-goobta-uu-ka-dhacayo-shirka-uu-farmaajo-iclaamiyey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-oo-shaacisay-goobta-uu-ka-dhacayo-shirka-uu-farmaajo-iclaamiyey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-oo-shaacisay-goobta-uu-ka-dhacayo-shirka-uu-farmaajo-iclaamiyey\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/cusmaan-dubbe.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/cusmaan-dubbe.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-oo-shaacisay-goobta-uu-ka-dhacayo-shirka-uu-farmaajo-iclaamiyey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Wasiir Dubbe oo shaacisay goobta uu ka dhacayo shirka uu Farmaajo iclaamiyey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Wasiir Dubbe oo shaacisay goobta uu ka dhacayo shirka uu Farmaajo iclaamiyey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-oo-shaacisay-goobta-uu-ka-dhacayo-shirka-uu-farmaajo-iclaamiyey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Wasiir Dubbe oo shaacisay goobta uu ka dhacayo shirka uu Farmaajo iclaamiyey - Wardoon","og_description":"Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo galabta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimaha doorashada, khilaafka ka taagan iyo halka uu ka dhacayo shirka uu xalay iclaamiyey madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Ugu horeyn wasiirka ayaa sheegay in shirka uu iclaamiyey madaxweyne Farmaajo uu ka dhici doono xarunta ciidamada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-oo-shaacisay-goobta-uu-ka-dhacayo-shirka-uu-farmaajo-iclaamiyey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-20T18:50:41+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/cusmaan-dubbe.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-oo-shaacisay-goobta-uu-ka-dhacayo-shirka-uu-farmaajo-iclaamiyey\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-oo-shaacisay-goobta-uu-ka-dhacayo-shirka-uu-farmaajo-iclaamiyey\/","name":"DAAWO:- Wasiir Dubbe oo shaacisay goobta uu ka dhacayo shirka uu Farmaajo iclaamiyey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-oo-shaacisay-goobta-uu-ka-dhacayo-shirka-uu-farmaajo-iclaamiyey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-oo-shaacisay-goobta-uu-ka-dhacayo-shirka-uu-farmaajo-iclaamiyey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/cusmaan-dubbe.jpg","datePublished":"2021-03-20T18:50:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-oo-shaacisay-goobta-uu-ka-dhacayo-shirka-uu-farmaajo-iclaamiyey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-oo-shaacisay-goobta-uu-ka-dhacayo-shirka-uu-farmaajo-iclaamiyey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-oo-shaacisay-goobta-uu-ka-dhacayo-shirka-uu-farmaajo-iclaamiyey\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/cusmaan-dubbe.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/cusmaan-dubbe.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-oo-shaacisay-goobta-uu-ka-dhacayo-shirka-uu-farmaajo-iclaamiyey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Wasiir Dubbe oo shaacisay goobta uu ka dhacayo shirka uu Farmaajo iclaamiyey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158039"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158039"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158039\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158041,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158039\/revisions\/158041"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158040"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158039"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158039"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158039"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}