{"id":158166,"date":"2021-03-23T13:56:39","date_gmt":"2021-03-23T10:56:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158166"},"modified":"2021-03-23T13:56:39","modified_gmt":"2021-03-23T10:56:39","slug":"maxaa-kajira-in-cabdirashiid-janan-heshiis-la-galay-dowlada-federaalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-cabdirashiid-janan-heshiis-la-galay-dowlada-federaalka\/","title":{"rendered":"Maxaa kajira in Cabdirashiid Janan Heshiis la galay Dowlada Federaalka?"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158167\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/83792691_3327704067299821_2646292018656968704_n-1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"403\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/83792691_3327704067299821_2646292018656968704_n-1.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/83792691_3327704067299821_2646292018656968704_n-1-300x168.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/83792691_3327704067299821_2646292018656968704_n-1-696x390.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo baxayay warar sheegaya in Wasiirkii amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan uu heshiis la galay Dowlada federaalka lagana yaabo in uu tago saacadaha soo aadan degmada Baled Xaawo ee gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Wararka ka imaanaya degmada Baled Xaawo ayaana sheegaya in wadahadlo hoose oo socday maalmihii lasoo dhaafay hada marayaan heer gabo gabo ah ayna u badan tahay in Wasiir Janan kasoo goosto Axmed Madoobe lana heshiiyo dowlada Federaalka.<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan oo la hadlay Idaacada BBC-da ayaa qiray in wadahadalo hoose u socdaan dowlada federaalka, waxa uuna beeniyay in uu jiro heshiis uu hada la gaaray dowlada.<\/p>\n<p>Cabdirashiid Janan oo aad ugu dhawaa Madaxweynaha Jubbaland ayaa marar badan kula dagaalamay degmada Baled Xaawo ee gobolka Gedo, waxa uuna mudooyinkii dambe saldhig u ahaa degmada Mandheera ee dalka Kenya.<\/p>\n<p>Wadahadalada hoose ee u socda Cabdirashiid Janan iyo dowlada federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay dhabar jab xoogan ku noqon doontaa Madaxweynaha Jubbaland oo gabi ahaan weyn doona gacan ku heynta gobolka Gedo oo inta badan hada DF maamusho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo baxayay warar sheegaya in Wasiirkii amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan uu heshiis la galay Dowlada federaalka lagana yaabo in uu tago saacadaha soo aadan degmada Baled Xaawo ee gobolka Gedo. Wararka ka imaanaya degmada Baled Xaawo ayaana sheegaya in wadahadlo hoose oo socday maalmihii lasoo dhaafay hada marayaan heer gabo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158167,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158166","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxaa kajira in Cabdirashiid Janan Heshiis la galay Dowlada Federaalka? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-cabdirashiid-janan-heshiis-la-galay-dowlada-federaalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxaa kajira in Cabdirashiid Janan Heshiis la galay Dowlada Federaalka? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo baxayay warar sheegaya in Wasiirkii amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan uu heshiis la galay Dowlada federaalka lagana yaabo in uu tago saacadaha soo aadan degmada Baled Xaawo ee gobolka Gedo. Wararka ka imaanaya degmada Baled Xaawo ayaana sheegaya in wadahadlo hoose oo socday maalmihii lasoo dhaafay hada marayaan heer gabo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-cabdirashiid-janan-heshiis-la-galay-dowlada-federaalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-23T10:56:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/83792691_3327704067299821_2646292018656968704_n-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"403\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-cabdirashiid-janan-heshiis-la-galay-dowlada-federaalka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-cabdirashiid-janan-heshiis-la-galay-dowlada-federaalka\/\",\"name\":\"Maxaa kajira in Cabdirashiid Janan Heshiis la galay Dowlada Federaalka? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-cabdirashiid-janan-heshiis-la-galay-dowlada-federaalka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-cabdirashiid-janan-heshiis-la-galay-dowlada-federaalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/83792691_3327704067299821_2646292018656968704_n-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-03-23T10:56:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-cabdirashiid-janan-heshiis-la-galay-dowlada-federaalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-cabdirashiid-janan-heshiis-la-galay-dowlada-federaalka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-cabdirashiid-janan-heshiis-la-galay-dowlada-federaalka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/83792691_3327704067299821_2646292018656968704_n-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/83792691_3327704067299821_2646292018656968704_n-1.jpg\",\"width\":720,\"height\":403},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-cabdirashiid-janan-heshiis-la-galay-dowlada-federaalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxaa kajira in Cabdirashiid Janan Heshiis la galay Dowlada Federaalka?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxaa kajira in Cabdirashiid Janan Heshiis la galay Dowlada Federaalka? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-cabdirashiid-janan-heshiis-la-galay-dowlada-federaalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxaa kajira in Cabdirashiid Janan Heshiis la galay Dowlada Federaalka? - Wardoon","og_description":"Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo baxayay warar sheegaya in Wasiirkii amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan uu heshiis la galay Dowlada federaalka lagana yaabo in uu tago saacadaha soo aadan degmada Baled Xaawo ee gobolka Gedo. Wararka ka imaanaya degmada Baled Xaawo ayaana sheegaya in wadahadlo hoose oo socday maalmihii lasoo dhaafay hada marayaan heer gabo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-cabdirashiid-janan-heshiis-la-galay-dowlada-federaalka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-23T10:56:39+00:00","og_image":[{"width":720,"height":403,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/83792691_3327704067299821_2646292018656968704_n-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-cabdirashiid-janan-heshiis-la-galay-dowlada-federaalka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-cabdirashiid-janan-heshiis-la-galay-dowlada-federaalka\/","name":"Maxaa kajira in Cabdirashiid Janan Heshiis la galay Dowlada Federaalka? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-cabdirashiid-janan-heshiis-la-galay-dowlada-federaalka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-cabdirashiid-janan-heshiis-la-galay-dowlada-federaalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/83792691_3327704067299821_2646292018656968704_n-1.jpg","datePublished":"2021-03-23T10:56:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-cabdirashiid-janan-heshiis-la-galay-dowlada-federaalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-cabdirashiid-janan-heshiis-la-galay-dowlada-federaalka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-cabdirashiid-janan-heshiis-la-galay-dowlada-federaalka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/83792691_3327704067299821_2646292018656968704_n-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/83792691_3327704067299821_2646292018656968704_n-1.jpg","width":720,"height":403},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-cabdirashiid-janan-heshiis-la-galay-dowlada-federaalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxaa kajira in Cabdirashiid Janan Heshiis la galay Dowlada Federaalka?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158166"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158166"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158166\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158168,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158166\/revisions\/158168"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158167"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158166"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158166"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158166"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}