{"id":158181,"date":"2021-03-24T15:06:48","date_gmt":"2021-03-24T12:06:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158181"},"modified":"2021-03-24T15:06:48","modified_gmt":"2021-03-24T12:06:48","slug":"beesha-caalamka-oo-ka-digtay-mudo-kororsi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-digtay-mudo-kororsi\/","title":{"rendered":"Beesha Caalamka oo ka digtay Mudo kororsi"},"content":{"rendered":"<p>Beesha caalamka ayaa soo saartay qoraal xasaasi ah oo ay soo saartay ku shaacisay inaysan marna taageeri doonin muddo kordhin loo sameeyo hay\u2019adaha dowladda federaalka ee waqtigu ka dhammaaday.<\/p>\n<p>Qoraalkaan kasoo baxay beesha caalamka ayaa kusoo aadaya xilli xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kuwaas oo shalay ku shiray Hotel Decale, islamarkaana baadi goobaya iney guddoonka golaha shacabka hor geeyaan muddo kordhin loo sameeyo madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Qoraalka beesha caalamka oo xafiiska QM ee Soomaaliya uu soo digay twitter-ka ayaa lagu sheegay muddo kordhin, hanaan doorashooyinka is-dhinac socda ama doorashooyin aan loo dhameyn aysan midna heli doonin taageerada beesha caalamka.<\/p>\n<p>\u201cDhammaan hoggaamiyayaasha muhiimka ah ee Soomaaliya waxay ku sugan yihiin Muqdisho. Waa waqtigii wada-hadallada aan rasmiga aheyn ay sii socon lahaayeen, si la isugu raaco kulanka madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada. Saaxiibada caalamka waxay ku celinayaan inaysan taageeri doonin hanaan doorasho oo hal dhinac ah ama kuwa is-barbar socda ama hindise kasta oo hogaaminaya muddo kordhin lagu sameeyo muddo xileedyadii hore,\u201d ayaa lagu qoraalka uu twitter soo dhigay xafiiska UNSOM.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158182\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/1-1.png\" alt=\"\" width=\"567\" height=\"284\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/1-1.png 567w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/1-1-300x150.png 300w\" sizes=\"(max-width: 567px) 100vw, 567px\" \/><\/p>\n<p>Qoraalkaan wuxuu kusoo aadayaa xilli uu natiijo la\u2019aan kusoo dhamaaday shirkii uu ku baaqay Farmaajo ee ay soo xaadireen kaliya madaxda dowlad goboleedyada taabacsan iyo sidoo kale guddoonka gobolka Banaadir ee uu Farmaajo uu soo magacowday.<\/p>\n<p>Qoraalkaan wuxuu ka mid yahay qoraalada ay beesha caalamka ku cadeynayaan mowqifka ay ka joogaan khilaafka jira iyo sidoo kale cadaadiska ay dhinacyada iska soo horjeeda ku saarayaan iney ka heshiiyaan khilafka jira si dalka uu u aado doorasho la isla ogol yahay oo xalaal ah.<\/p>\n<p>Saciid Deni iyo Axmed Madoobe ayaa labaduba qaadacay shirkii labada maalin ahaa oo uu ku baaqay Farmaajo kaas oo ay ka qeyb galeen madaxweynayaasha maamullada taageerada u ah DF, waxeyna beesha caalamka ku dadaaleysaa iney ka shaqeyso qabashada shir loo dhan yahay.<\/p>\n<p>Sidoo kale labada madaxweyne ee Jubbaland iyo Puntland waxey wataan shuruudo iyagoo wata magaca Madasha Badbaado Qaran oo ay kula mideysan yahiin midowga musharaxiinta mucaaradka iyo siyaasiyiinta gobollada waqooyi oo uu hogaaminayo Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ah gudoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka ay mudadiisa dhamaatay kal hore.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Beesha caalamka ayaa soo saartay qoraal xasaasi ah oo ay soo saartay ku shaacisay inaysan marna taageeri doonin muddo kordhin loo sameeyo hay\u2019adaha dowladda federaalka ee waqtigu ka dhammaaday. Qoraalkaan kasoo baxay beesha caalamka ayaa kusoo aadaya xilli xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kuwaas oo shalay ku shiray Hotel Decale, islamarkaana baadi goobaya iney guddoonka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158183,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158181","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Beesha Caalamka oo ka digtay Mudo kororsi - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-digtay-mudo-kororsi\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Beesha Caalamka oo ka digtay Mudo kororsi - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Beesha caalamka ayaa soo saartay qoraal xasaasi ah oo ay soo saartay ku shaacisay inaysan marna taageeri doonin muddo kordhin loo sameeyo hay\u2019adaha dowladda federaalka ee waqtigu ka dhammaaday. Qoraalkaan kasoo baxay beesha caalamka ayaa kusoo aadaya xilli xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kuwaas oo shalay ku shiray Hotel Decale, islamarkaana baadi goobaya iney guddoonka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-digtay-mudo-kororsi\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-24T12:06:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/beesha-caalamka-2.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1180\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"787\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-digtay-mudo-kororsi\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-digtay-mudo-kororsi\/\",\"name\":\"Beesha Caalamka oo ka digtay Mudo kororsi - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-digtay-mudo-kororsi\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-digtay-mudo-kororsi\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/beesha-caalamka-2.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-03-24T12:06:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-digtay-mudo-kororsi\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-digtay-mudo-kororsi\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-digtay-mudo-kororsi\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/beesha-caalamka-2.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/beesha-caalamka-2.jpeg\",\"width\":1180,\"height\":787},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-digtay-mudo-kororsi\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Beesha Caalamka oo ka digtay Mudo kororsi\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Beesha Caalamka oo ka digtay Mudo kororsi - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-digtay-mudo-kororsi\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Beesha Caalamka oo ka digtay Mudo kororsi - Wardoon","og_description":"Beesha caalamka ayaa soo saartay qoraal xasaasi ah oo ay soo saartay ku shaacisay inaysan marna taageeri doonin muddo kordhin loo sameeyo hay\u2019adaha dowladda federaalka ee waqtigu ka dhammaaday. Qoraalkaan kasoo baxay beesha caalamka ayaa kusoo aadaya xilli xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kuwaas oo shalay ku shiray Hotel Decale, islamarkaana baadi goobaya iney guddoonka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-digtay-mudo-kororsi\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-24T12:06:48+00:00","og_image":[{"width":1180,"height":787,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/beesha-caalamka-2.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-digtay-mudo-kororsi\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-digtay-mudo-kororsi\/","name":"Beesha Caalamka oo ka digtay Mudo kororsi - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-digtay-mudo-kororsi\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-digtay-mudo-kororsi\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/beesha-caalamka-2.jpeg","datePublished":"2021-03-24T12:06:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-digtay-mudo-kororsi\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-digtay-mudo-kororsi\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-digtay-mudo-kororsi\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/beesha-caalamka-2.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/beesha-caalamka-2.jpeg","width":1180,"height":787},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-digtay-mudo-kororsi\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Beesha Caalamka oo ka digtay Mudo kororsi"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158181"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158181"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158181\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158184,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158181\/revisions\/158184"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158183"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158181"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158181"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158181"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}