{"id":158188,"date":"2021-03-24T15:13:18","date_gmt":"2021-03-24T12:13:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158188"},"modified":"2021-03-24T15:13:18","modified_gmt":"2021-03-24T12:13:18","slug":"akhriso-5-qodob-oo-ay-ku-heshiiyeen-c-rashiid-janan-iyo-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-5-qodob-oo-ay-ku-heshiiyeen-c-rashiid-janan-iyo-farmaajo\/","title":{"rendered":"AKHRISO: 5 Qodob oo ay ku heshiiyeen C\/rashiid Janan iyo Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158189\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmajo-Janan.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmajo-Janan.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmajo-Janan-300x165.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirkii amniga dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdirashii Xasan Cabdinuur Janan ayaa si rasmi ah heshiis ula saxiixday dowladda Federaalka Soomaaliya, sida Goor dhow la faafiyay, Janan ayaa sheegay qodobada heshiiska Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan uu la gaaray dowladda Feederaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Janan ayaa sheegay in dowladda Federaalka uu heshiiska galay isaga oo ah Wasiirka amniga Maamulka Jubbaland, ayna la socdaan Ciidamo gaaraya ilaa iyo 400 oo Askari iyo 36 gaari oo nooca dagaalka ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale Wasiirkii hore ee Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ciidanka la socda ay la wareegeyso dowladda Federaalka, waxaana heshiiska Janan iyo dowladda ay wada gaareen uu ahaa qodobadan:<\/p>\n<p>1- In uu heshiiska Dowladda Federalka la galay asagoo ah wasiirka amniga ee Jubaland<\/p>\n<p>2- In ay la socdaan ciidan gaaraya 400 oo askari oo wata 36 gadiid dagaal ah.<\/p>\n<p>3-In Ciidankaas ay la wareegeyso Dowladda Federalka Soomaaliya<\/p>\n<p>4- In heshiiska uu qeyb ka yahay Kornel Abaas iyo saraakiil kale oo gobolka Gedo joogay<\/p>\n<p>5- In uusan siyaasadda ka bixi doonin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirkii amniga dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdirashii Xasan Cabdinuur Janan ayaa si rasmi ah heshiis ula saxiixday dowladda Federaalka Soomaaliya, sida Goor dhow la faafiyay, Janan ayaa sheegay qodobada heshiiska Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan uu la gaaray dowladda Feederaalka Soomaaliya. Janan ayaa sheegay in dowladda Federaalka uu heshiiska galay isaga oo ah Wasiirka amniga Maamulka Jubbaland, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158189,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158188","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AKHRISO: 5 Qodob oo ay ku heshiiyeen C\/rashiid Janan iyo Farmaajo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-5-qodob-oo-ay-ku-heshiiyeen-c-rashiid-janan-iyo-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AKHRISO: 5 Qodob oo ay ku heshiiyeen C\/rashiid Janan iyo Farmaajo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirkii amniga dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdirashii Xasan Cabdinuur Janan ayaa si rasmi ah heshiis ula saxiixday dowladda Federaalka Soomaaliya, sida Goor dhow la faafiyay, Janan ayaa sheegay qodobada heshiiska Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan uu la gaaray dowladda Feederaalka Soomaaliya. Janan ayaa sheegay in dowladda Federaalka uu heshiiska galay isaga oo ah Wasiirka amniga Maamulka Jubbaland, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-5-qodob-oo-ay-ku-heshiiyeen-c-rashiid-janan-iyo-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-24T12:13:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmajo-Janan.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-5-qodob-oo-ay-ku-heshiiyeen-c-rashiid-janan-iyo-farmaajo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-5-qodob-oo-ay-ku-heshiiyeen-c-rashiid-janan-iyo-farmaajo\/\",\"name\":\"AKHRISO: 5 Qodob oo ay ku heshiiyeen C\/rashiid Janan iyo Farmaajo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-5-qodob-oo-ay-ku-heshiiyeen-c-rashiid-janan-iyo-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-5-qodob-oo-ay-ku-heshiiyeen-c-rashiid-janan-iyo-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmajo-Janan.jpg\",\"datePublished\":\"2021-03-24T12:13:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-5-qodob-oo-ay-ku-heshiiyeen-c-rashiid-janan-iyo-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-5-qodob-oo-ay-ku-heshiiyeen-c-rashiid-janan-iyo-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-5-qodob-oo-ay-ku-heshiiyeen-c-rashiid-janan-iyo-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmajo-Janan.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmajo-Janan.jpg\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-5-qodob-oo-ay-ku-heshiiyeen-c-rashiid-janan-iyo-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AKHRISO: 5 Qodob oo ay ku heshiiyeen C\/rashiid Janan iyo Farmaajo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AKHRISO: 5 Qodob oo ay ku heshiiyeen C\/rashiid Janan iyo Farmaajo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-5-qodob-oo-ay-ku-heshiiyeen-c-rashiid-janan-iyo-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AKHRISO: 5 Qodob oo ay ku heshiiyeen C\/rashiid Janan iyo Farmaajo - Wardoon","og_description":"Wasiirkii amniga dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdirashii Xasan Cabdinuur Janan ayaa si rasmi ah heshiis ula saxiixday dowladda Federaalka Soomaaliya, sida Goor dhow la faafiyay, Janan ayaa sheegay qodobada heshiiska Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan uu la gaaray dowladda Feederaalka Soomaaliya. Janan ayaa sheegay in dowladda Federaalka uu heshiiska galay isaga oo ah Wasiirka amniga Maamulka Jubbaland, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-5-qodob-oo-ay-ku-heshiiyeen-c-rashiid-janan-iyo-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-24T12:13:18+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmajo-Janan.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-5-qodob-oo-ay-ku-heshiiyeen-c-rashiid-janan-iyo-farmaajo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-5-qodob-oo-ay-ku-heshiiyeen-c-rashiid-janan-iyo-farmaajo\/","name":"AKHRISO: 5 Qodob oo ay ku heshiiyeen C\/rashiid Janan iyo Farmaajo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-5-qodob-oo-ay-ku-heshiiyeen-c-rashiid-janan-iyo-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-5-qodob-oo-ay-ku-heshiiyeen-c-rashiid-janan-iyo-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmajo-Janan.jpg","datePublished":"2021-03-24T12:13:18+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-5-qodob-oo-ay-ku-heshiiyeen-c-rashiid-janan-iyo-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-5-qodob-oo-ay-ku-heshiiyeen-c-rashiid-janan-iyo-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-5-qodob-oo-ay-ku-heshiiyeen-c-rashiid-janan-iyo-farmaajo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmajo-Janan.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmajo-Janan.jpg","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-5-qodob-oo-ay-ku-heshiiyeen-c-rashiid-janan-iyo-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AKHRISO: 5 Qodob oo ay ku heshiiyeen C\/rashiid Janan iyo Farmaajo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158188"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158188"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158188\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158190,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158188\/revisions\/158190"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158189"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158188"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158188"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158188"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}