{"id":158208,"date":"2021-03-24T23:32:43","date_gmt":"2021-03-24T20:32:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158208"},"modified":"2021-03-24T23:32:43","modified_gmt":"2021-03-24T20:32:43","slug":"heyadda-amnesty-oo-dalbatay-in-lamaxkamadeeyo-c-rashiid-janan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/heyadda-amnesty-oo-dalbatay-in-lamaxkamadeeyo-c-rashiid-janan\/","title":{"rendered":"Heyadda Amnesty oo dalbatay in lamaxkamadeeyo C\/rashiid Janan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158210\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/thumbs_b_c_a805ec334555c7bb0c11194f64751d37.jpg\" alt=\"\" width=\"863\" height=\"486\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/thumbs_b_c_a805ec334555c7bb0c11194f64751d37.jpg 863w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/thumbs_b_c_a805ec334555c7bb0c11194f64751d37-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/thumbs_b_c_a805ec334555c7bb0c11194f64751d37-768x433.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/thumbs_b_c_a805ec334555c7bb0c11194f64751d37-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/thumbs_b_c_a805ec334555c7bb0c11194f64751d37-746x420.jpg 746w\" sizes=\"(max-width: 863px) 100vw, 863px\" \/><\/p>\n<p>Hey\u2019adda caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa qoraal ay soo saartay waxay dowladda Soomaaliya uga halbatay in Cabdirashiid Janan ay kula xisaabtanto dembiyada dagaal ee horay loogu eedeeyey, islamarkaana ay cadaaladda hor keento.<\/p>\n<p>Amnesty waxay sheegtay in qoysaska dhibanayaasha u ah xadgudubyada la sheegay in Cabdirashiid Janan ka geystay gobolka Gedo ay mudan yihiin caddaalad.<\/p>\n<p>\u201cHadda oo Cabdirashiid Janan uu ku jiro gacanta dawladda federaalka ee Soomaaliya, mas\u2019uuliyiintu waa inay xaqiijiyaan caddaalad iyo la xisaabtan la xiriira dhammaan xad-gudubyada xuquuqul insaanka ee lagu tuhmayo inuu ka gaystay Gedo. Dhibanayaasha iyo qoysaska ay tani saamaynta ku yeelatay waxay mudan yihiin caddaalad,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka hey\u2019adda Amnesty Internation.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158209\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-31.png\" alt=\"\" width=\"574\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-31.png 574w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-31-269x300.png 269w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-31-377x420.png 377w\" sizes=\"(max-width: 574px) 100vw, 574px\" \/><\/p>\n<p>Horay hey\u2019addan u dooda xuquuqda aadanaha ee Amnesty Internation ayaa Cabdirashiid Janan ugu eedeysay inuu Gedo ka geystay dembiyo dagaal, kadib markii ay soo bandhigeen warbixino sheegaya in ciidamadiisu ay dad badan ku dileen gobolkaas.<\/p>\n<p>Sidoo kale Amnesty ayaa markii uu Janan ka baxsaday gacanta dowladda Soomaaliya waxay dalbatay in la qabto, si cadaaladda loo marsiiyo.<\/p>\n<p>\u201cBaxsashada Cabdirashiid Janan waxay dhibanayaasha dambiyadiisa la tuhunsan yahay, oo ay ku jiraan dilal shacab, iyo is-hortaaga gargaar ka dhigeysa kuwa ka shakinaya inay weligood caddaalad heli doonaan,\u201d ayaa lagu yiri qoraal ay Amnesty soo saartay markii uu Janan, sida la sheegay, ka baxsaday Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasiirkii hore ee Amniga maamulka Jubaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa galabta gaaray Magaalada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo, kadib heshiiskii uu la galay dowladda federaalka oo in muddo ah is hayeen.<\/p>\n<p>Cabdirashiid Janan ayaa kadib markii lagu soo dhaweeyay magaalada Beled-Xaawo oo ay ku qaabileen wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo mas\u2019uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Gedo, ayaa waxa uu ka hadlay sababaha ku kalifay inuu la heshiiyo dowlada.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa rabaa in aan idin xaqiijiyo ma maqli doonta, mana arki doontaan colaadii gobolka Gedo ka jirtay ee u dhaxeysay dowladda federaalka ah iyo maamulka Jubbaland, File-kaas waa soo xirnay waana dhamaaday. Waxaa ugu talo-galnay in aan ugu hiilino umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan umadda degan Gobolka,\u201d ayuu yiri Cabdirashiid Janan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hey\u2019adda caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa qoraal ay soo saartay waxay dowladda Soomaaliya uga halbatay in Cabdirashiid Janan ay kula xisaabtanto dembiyada dagaal ee horay loogu eedeeyey, islamarkaana ay cadaaladda hor keento. Amnesty waxay sheegtay in qoysaska dhibanayaasha u ah xadgudubyada la sheegay in Cabdirashiid Janan ka geystay gobolka Gedo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158210,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158208","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Heyadda Amnesty oo dalbatay in lamaxkamadeeyo C\/rashiid Janan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/heyadda-amnesty-oo-dalbatay-in-lamaxkamadeeyo-c-rashiid-janan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Heyadda Amnesty oo dalbatay in lamaxkamadeeyo C\/rashiid Janan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hey\u2019adda caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa qoraal ay soo saartay waxay dowladda Soomaaliya uga halbatay in Cabdirashiid Janan ay kula xisaabtanto dembiyada dagaal ee horay loogu eedeeyey, islamarkaana ay cadaaladda hor keento. Amnesty waxay sheegtay in qoysaska dhibanayaasha u ah xadgudubyada la sheegay in Cabdirashiid Janan ka geystay gobolka Gedo ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/heyadda-amnesty-oo-dalbatay-in-lamaxkamadeeyo-c-rashiid-janan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-24T20:32:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/thumbs_b_c_a805ec334555c7bb0c11194f64751d37.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"863\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"486\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/heyadda-amnesty-oo-dalbatay-in-lamaxkamadeeyo-c-rashiid-janan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/heyadda-amnesty-oo-dalbatay-in-lamaxkamadeeyo-c-rashiid-janan\/\",\"name\":\"Heyadda Amnesty oo dalbatay in lamaxkamadeeyo C\/rashiid Janan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/heyadda-amnesty-oo-dalbatay-in-lamaxkamadeeyo-c-rashiid-janan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/heyadda-amnesty-oo-dalbatay-in-lamaxkamadeeyo-c-rashiid-janan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/thumbs_b_c_a805ec334555c7bb0c11194f64751d37.jpg\",\"datePublished\":\"2021-03-24T20:32:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/heyadda-amnesty-oo-dalbatay-in-lamaxkamadeeyo-c-rashiid-janan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/heyadda-amnesty-oo-dalbatay-in-lamaxkamadeeyo-c-rashiid-janan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/heyadda-amnesty-oo-dalbatay-in-lamaxkamadeeyo-c-rashiid-janan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/thumbs_b_c_a805ec334555c7bb0c11194f64751d37.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/thumbs_b_c_a805ec334555c7bb0c11194f64751d37.jpg\",\"width\":863,\"height\":486},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/heyadda-amnesty-oo-dalbatay-in-lamaxkamadeeyo-c-rashiid-janan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Heyadda Amnesty oo dalbatay in lamaxkamadeeyo C\/rashiid Janan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Heyadda Amnesty oo dalbatay in lamaxkamadeeyo C\/rashiid Janan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/heyadda-amnesty-oo-dalbatay-in-lamaxkamadeeyo-c-rashiid-janan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Heyadda Amnesty oo dalbatay in lamaxkamadeeyo C\/rashiid Janan - Wardoon","og_description":"Hey\u2019adda caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa qoraal ay soo saartay waxay dowladda Soomaaliya uga halbatay in Cabdirashiid Janan ay kula xisaabtanto dembiyada dagaal ee horay loogu eedeeyey, islamarkaana ay cadaaladda hor keento. Amnesty waxay sheegtay in qoysaska dhibanayaasha u ah xadgudubyada la sheegay in Cabdirashiid Janan ka geystay gobolka Gedo ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/heyadda-amnesty-oo-dalbatay-in-lamaxkamadeeyo-c-rashiid-janan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-24T20:32:43+00:00","og_image":[{"width":863,"height":486,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/thumbs_b_c_a805ec334555c7bb0c11194f64751d37.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/heyadda-amnesty-oo-dalbatay-in-lamaxkamadeeyo-c-rashiid-janan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/heyadda-amnesty-oo-dalbatay-in-lamaxkamadeeyo-c-rashiid-janan\/","name":"Heyadda Amnesty oo dalbatay in lamaxkamadeeyo C\/rashiid Janan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/heyadda-amnesty-oo-dalbatay-in-lamaxkamadeeyo-c-rashiid-janan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/heyadda-amnesty-oo-dalbatay-in-lamaxkamadeeyo-c-rashiid-janan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/thumbs_b_c_a805ec334555c7bb0c11194f64751d37.jpg","datePublished":"2021-03-24T20:32:43+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/heyadda-amnesty-oo-dalbatay-in-lamaxkamadeeyo-c-rashiid-janan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/heyadda-amnesty-oo-dalbatay-in-lamaxkamadeeyo-c-rashiid-janan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/heyadda-amnesty-oo-dalbatay-in-lamaxkamadeeyo-c-rashiid-janan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/thumbs_b_c_a805ec334555c7bb0c11194f64751d37.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/thumbs_b_c_a805ec334555c7bb0c11194f64751d37.jpg","width":863,"height":486},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/heyadda-amnesty-oo-dalbatay-in-lamaxkamadeeyo-c-rashiid-janan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Heyadda Amnesty oo dalbatay in lamaxkamadeeyo C\/rashiid Janan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158208"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158208"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158208\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158211,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158208\/revisions\/158211"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158210"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158208"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158208"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158208"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}