{"id":158222,"date":"2021-03-25T10:55:34","date_gmt":"2021-03-25T07:55:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158222"},"modified":"2021-03-25T10:55:34","modified_gmt":"2021-03-25T07:55:34","slug":"jubbaland-oo-ka-hadashay-heshiiska-farmaajo-iyo-cabdirashiid-janan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-hadashay-heshiiska-farmaajo-iyo-cabdirashiid-janan\/","title":{"rendered":"Jubbaland oo ka hadashay heshiiska Farmaajo  iyo Cabdirashiid Janan"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaarradda Warfaafinta Dowlad Gobolleedka Jubbaland Cabdi Xusseen Sheekh Maxamed oo la hadlay warbaahinta ayaa ka hadlay mowqifka Jubbaland ee la xiriira heshiiska dhaxmaray Dowladda Federaalka iyo Cabdirashiid Janan.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay Wasiirka in heshiiskaasi waxba saameyn ah ku yeelan doonin mowqifkii Jubbaland ee xaalada gobolka Gedo , waxaana uu intaa ku darray in Cabdirashiid Janan uu ahaa xubin ka tirsanaa Jubbaland laakiin hadda isaga baxay.<br \/>\n&#8221;Heshiiskaasi mar danbe ayaan ka war helnay muhiim ma&#8217;aha waqtigii uu soo socda wada hadalkan, laakiin waxaa muhiim ah in uu hadda heshiis dhacay, Annaga ka Jubbaland ahaan waxba iskama badalin mowqifkeenii Gedo, ciidamadiina sidoodii ayeey u joogaan aagagii aan ugu talagalnay&#8217; ayuu yiri Wasiirka.<\/p>\n<p>Cabdirahiid Janan oo maalintii shalay la hadlay BBC ayaa sheegay in wixii hadda ka danbeeya la gudagali doono dhismaha Jubbaland loo dhan yahay, maadaama ayuu yiri waligeedba aan heshiis lagu noqon.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaarradda Warfaafinta Dowlad Gobolleedka Jubbaland Cabdi Xusseen Sheekh Maxamed oo la hadlay warbaahinta ayaa ka hadlay mowqifka Jubbaland ee la xiriira heshiiska dhaxmaray Dowladda Federaalka iyo Cabdirashiid Janan. Wuxuu sheegay Wasiirka in heshiiskaasi waxba saameyn ah ku yeelan doonin mowqifkii Jubbaland ee xaalada gobolka Gedo , waxaana uu intaa ku darray in Cabdirashiid Janan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158197,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158222","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jubbaland oo ka hadashay heshiiska Farmaajo iyo Cabdirashiid Janan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-hadashay-heshiiska-farmaajo-iyo-cabdirashiid-janan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jubbaland oo ka hadashay heshiiska Farmaajo iyo Cabdirashiid Janan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Wasaarradda Warfaafinta Dowlad Gobolleedka Jubbaland Cabdi Xusseen Sheekh Maxamed oo la hadlay warbaahinta ayaa ka hadlay mowqifka Jubbaland ee la xiriira heshiiska dhaxmaray Dowladda Federaalka iyo Cabdirashiid Janan. Wuxuu sheegay Wasiirka in heshiiskaasi waxba saameyn ah ku yeelan doonin mowqifkii Jubbaland ee xaalada gobolka Gedo , waxaana uu intaa ku darray in Cabdirashiid Janan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-hadashay-heshiiska-farmaajo-iyo-cabdirashiid-janan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-25T07:55:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/madoobe-696x503-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"503\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-hadashay-heshiiska-farmaajo-iyo-cabdirashiid-janan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-hadashay-heshiiska-farmaajo-iyo-cabdirashiid-janan\/\",\"name\":\"Jubbaland oo ka hadashay heshiiska Farmaajo iyo Cabdirashiid Janan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-hadashay-heshiiska-farmaajo-iyo-cabdirashiid-janan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-hadashay-heshiiska-farmaajo-iyo-cabdirashiid-janan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/madoobe-696x503-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-03-25T07:55:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-hadashay-heshiiska-farmaajo-iyo-cabdirashiid-janan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-hadashay-heshiiska-farmaajo-iyo-cabdirashiid-janan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-hadashay-heshiiska-farmaajo-iyo-cabdirashiid-janan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/madoobe-696x503-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/madoobe-696x503-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":503},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-hadashay-heshiiska-farmaajo-iyo-cabdirashiid-janan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jubbaland oo ka hadashay heshiiska Farmaajo iyo Cabdirashiid Janan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jubbaland oo ka hadashay heshiiska Farmaajo iyo Cabdirashiid Janan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-hadashay-heshiiska-farmaajo-iyo-cabdirashiid-janan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jubbaland oo ka hadashay heshiiska Farmaajo iyo Cabdirashiid Janan - Wardoon","og_description":"Wasiirka Wasaarradda Warfaafinta Dowlad Gobolleedka Jubbaland Cabdi Xusseen Sheekh Maxamed oo la hadlay warbaahinta ayaa ka hadlay mowqifka Jubbaland ee la xiriira heshiiska dhaxmaray Dowladda Federaalka iyo Cabdirashiid Janan. Wuxuu sheegay Wasiirka in heshiiskaasi waxba saameyn ah ku yeelan doonin mowqifkii Jubbaland ee xaalada gobolka Gedo , waxaana uu intaa ku darray in Cabdirashiid Janan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-hadashay-heshiiska-farmaajo-iyo-cabdirashiid-janan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-25T07:55:34+00:00","og_image":[{"width":696,"height":503,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/madoobe-696x503-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-hadashay-heshiiska-farmaajo-iyo-cabdirashiid-janan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-hadashay-heshiiska-farmaajo-iyo-cabdirashiid-janan\/","name":"Jubbaland oo ka hadashay heshiiska Farmaajo iyo Cabdirashiid Janan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-hadashay-heshiiska-farmaajo-iyo-cabdirashiid-janan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-hadashay-heshiiska-farmaajo-iyo-cabdirashiid-janan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/madoobe-696x503-1.jpg","datePublished":"2021-03-25T07:55:34+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-hadashay-heshiiska-farmaajo-iyo-cabdirashiid-janan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-hadashay-heshiiska-farmaajo-iyo-cabdirashiid-janan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-hadashay-heshiiska-farmaajo-iyo-cabdirashiid-janan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/madoobe-696x503-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/madoobe-696x503-1.jpg","width":696,"height":503},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-hadashay-heshiiska-farmaajo-iyo-cabdirashiid-janan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jubbaland oo ka hadashay heshiiska Farmaajo iyo Cabdirashiid Janan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158222"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158222"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158222\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158223,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158222\/revisions\/158223"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158197"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158222"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158222"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158222"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}