{"id":158241,"date":"2021-03-26T09:43:28","date_gmt":"2021-03-26T06:43:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158241"},"modified":"2021-03-26T09:43:28","modified_gmt":"2021-03-26T06:43:28","slug":"ciidamada-eritrea-oo-ogolaaday-inay-ka-baxaan-gobolka-tigray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-oo-ogolaaday-inay-ka-baxaan-gobolka-tigray\/","title":{"rendered":"Ciidamada Eritrea oo ogolaaday inay ka baxaan gobolka TIGRAY"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158242\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/102520816_b9a39c1c-64d8-4486-aba2-0e7b4811a159.jpg\" alt=\"\" width=\"976\" height=\"549\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/102520816_b9a39c1c-64d8-4486-aba2-0e7b4811a159.jpg 976w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/102520816_b9a39c1c-64d8-4486-aba2-0e7b4811a159-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/102520816_b9a39c1c-64d8-4486-aba2-0e7b4811a159-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/102520816_b9a39c1c-64d8-4486-aba2-0e7b4811a159-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/102520816_b9a39c1c-64d8-4486-aba2-0e7b4811a159-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 976px) 100vw, 976px\" \/><\/p>\n<p>Eritrea ayaa ciidamadeeda kala bixi doonta gobolka waqooyi ee Ethiopia ee Tigray, waxaa sidaas maanta shaaciyey ra\u2019iisul wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed.<\/p>\n<p>Shaac ka qaadistan ayaa timid ayada oo Abiy uu wajahayo cadaadis sii xoogeysanaya oo ku saabsan inuu soo geba-gebeeyo dagaalka Tigray, oo ciidamada labada dal ee Ethiopia iyo Eritrea lagu eedeeyey inay ka gaysteen xadgudubyo ay ka mid yihiin dil wadareedyo iyo kufsi.<\/p>\n<p>Addis Ababa iyo Asmara ayaa muddo beeninayey in ciidamada Eritrea ay ku sugan yihiin gobolka Tigray, ayaga oo ka hor-imanaya caddeymo xooggan oo laga haleyo dadka deegaanka iyo diblomaasiyiinta, iyo xitaa qaar ka mid ah shacabka iyo militariga Ethiopia.<\/p>\n<p>Abiy ayaa ugu dambeyn qirtay kaalinta Eritrea ee dagaalka kadib khudbad uu Talaadadii u jeediyey baarlamanka, wuxuuna kadib Khamiistii u duulay Asmara, si uu ula kulmo kaligii taliyaha dalkaas Isaias Afwerki.<\/p>\n<p>\u201cIntii lagu guda jiray booqashadeeda, dowladda Eritrea waxay ogolaatay inay ciidamadeeda kala baxdo xuduudda Ethiopia,\u201d ayuu Abiy Ahmed ku yiri bayaan maanta lagu daabacay twitter-kiisa.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada Difaaca Qaranka Ethiopia ayaa la wareegi doona ilaalinta aagga xuduudda, laga billaabo iminka,\u201d ayuu yiri Abiy Ahmed.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta Eritrea Yemane Gebremeskel oo ay xiriir la sameysay wakaaladda wararka AFP ayaan ka jawaabin codsigii loo diray ee ku aaadanaa inuu ka hadlo arrintan.<\/p>\n<p>Hay\u2019adaha xuquuqda aadanaha ee Amnesty International iyo Human Rights Watch ayaa ku eedeeyey ciidamada Ethiopia dilka boqolaal shacab oo Tigray ah, bishii November, markaasi oo xasuuq uu ka dhacay magaalada Axum.<\/p>\n<p><strong>Isha: AFP<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Eritrea ayaa ciidamadeeda kala bixi doonta gobolka waqooyi ee Ethiopia ee Tigray, waxaa sidaas maanta shaaciyey ra\u2019iisul wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed. Shaac ka qaadistan ayaa timid ayada oo Abiy uu wajahayo cadaadis sii xoogeysanaya oo ku saabsan inuu soo geba-gebeeyo dagaalka Tigray, oo ciidamada labada dal ee Ethiopia iyo Eritrea lagu eedeeyey inay ka gaysteen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158242,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158241","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamada Eritrea oo ogolaaday inay ka baxaan gobolka TIGRAY - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-oo-ogolaaday-inay-ka-baxaan-gobolka-tigray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada Eritrea oo ogolaaday inay ka baxaan gobolka TIGRAY - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Eritrea ayaa ciidamadeeda kala bixi doonta gobolka waqooyi ee Ethiopia ee Tigray, waxaa sidaas maanta shaaciyey ra\u2019iisul wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed. Shaac ka qaadistan ayaa timid ayada oo Abiy uu wajahayo cadaadis sii xoogeysanaya oo ku saabsan inuu soo geba-gebeeyo dagaalka Tigray, oo ciidamada labada dal ee Ethiopia iyo Eritrea lagu eedeeyey inay ka gaysteen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-oo-ogolaaday-inay-ka-baxaan-gobolka-tigray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-26T06:43:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/102520816_b9a39c1c-64d8-4486-aba2-0e7b4811a159.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"976\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"549\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-oo-ogolaaday-inay-ka-baxaan-gobolka-tigray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-oo-ogolaaday-inay-ka-baxaan-gobolka-tigray\/\",\"name\":\"Ciidamada Eritrea oo ogolaaday inay ka baxaan gobolka TIGRAY - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-oo-ogolaaday-inay-ka-baxaan-gobolka-tigray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-oo-ogolaaday-inay-ka-baxaan-gobolka-tigray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/102520816_b9a39c1c-64d8-4486-aba2-0e7b4811a159.jpg\",\"datePublished\":\"2021-03-26T06:43:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-oo-ogolaaday-inay-ka-baxaan-gobolka-tigray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-oo-ogolaaday-inay-ka-baxaan-gobolka-tigray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-oo-ogolaaday-inay-ka-baxaan-gobolka-tigray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/102520816_b9a39c1c-64d8-4486-aba2-0e7b4811a159.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/102520816_b9a39c1c-64d8-4486-aba2-0e7b4811a159.jpg\",\"width\":976,\"height\":549},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-oo-ogolaaday-inay-ka-baxaan-gobolka-tigray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamada Eritrea oo ogolaaday inay ka baxaan gobolka TIGRAY\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada Eritrea oo ogolaaday inay ka baxaan gobolka TIGRAY - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-oo-ogolaaday-inay-ka-baxaan-gobolka-tigray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamada Eritrea oo ogolaaday inay ka baxaan gobolka TIGRAY - Wardoon","og_description":"Eritrea ayaa ciidamadeeda kala bixi doonta gobolka waqooyi ee Ethiopia ee Tigray, waxaa sidaas maanta shaaciyey ra\u2019iisul wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed. Shaac ka qaadistan ayaa timid ayada oo Abiy uu wajahayo cadaadis sii xoogeysanaya oo ku saabsan inuu soo geba-gebeeyo dagaalka Tigray, oo ciidamada labada dal ee Ethiopia iyo Eritrea lagu eedeeyey inay ka gaysteen [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-oo-ogolaaday-inay-ka-baxaan-gobolka-tigray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-26T06:43:28+00:00","og_image":[{"width":976,"height":549,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/102520816_b9a39c1c-64d8-4486-aba2-0e7b4811a159.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-oo-ogolaaday-inay-ka-baxaan-gobolka-tigray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-oo-ogolaaday-inay-ka-baxaan-gobolka-tigray\/","name":"Ciidamada Eritrea oo ogolaaday inay ka baxaan gobolka TIGRAY - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-oo-ogolaaday-inay-ka-baxaan-gobolka-tigray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-oo-ogolaaday-inay-ka-baxaan-gobolka-tigray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/102520816_b9a39c1c-64d8-4486-aba2-0e7b4811a159.jpg","datePublished":"2021-03-26T06:43:28+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-oo-ogolaaday-inay-ka-baxaan-gobolka-tigray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-oo-ogolaaday-inay-ka-baxaan-gobolka-tigray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-oo-ogolaaday-inay-ka-baxaan-gobolka-tigray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/102520816_b9a39c1c-64d8-4486-aba2-0e7b4811a159.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/102520816_b9a39c1c-64d8-4486-aba2-0e7b4811a159.jpg","width":976,"height":549},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-eritrea-oo-ogolaaday-inay-ka-baxaan-gobolka-tigray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamada Eritrea oo ogolaaday inay ka baxaan gobolka TIGRAY"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158241"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158241"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158241\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158243,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158241\/revisions\/158243"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158242"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158241"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158241"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158241"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}