{"id":158309,"date":"2021-03-28T12:43:18","date_gmt":"2021-03-28T09:43:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158309"},"modified":"2021-03-28T12:43:18","modified_gmt":"2021-03-28T09:43:18","slug":"dhagayso-xildhibaan-xidig-guddoomiye-baan-dooranaynaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-xidig-guddoomiye-baan-dooranaynaa\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:-Xildhibaan Xidig: Guddoomiye baan dooranaynaa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158310\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/unnamed-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"303\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/unnamed-1-1.jpg 512w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/unnamed-1-1-300x178.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo ka mid ah xildhibaanada laga mamuucay kulamada soo socda ee golaha shacabka, kadib warqad kasoo baxday gudoonka sare ayaa si adag uga hadlay arintaasi.<\/p>\n<p>Xidig oo la hadlay BBC-da ayaa shaaciyey in isaga iyo 14-ka xildhibaan kale ay arkeen warqada uu soo saaray guddoomiye Mursal, balse wuxuu tilmaamay in aysan sameyneynin wax macno ah, ayna ka joojin karin kulamada baarlamaanka.<\/p>\n<p>\u201cWarqadda waan aragnay, laakin ma ahan warqad macna sameeynayso oo naga joojinayso kala fadhiyada, sida caadiga ahna baarlamaanka iyo guddoonka hadda jooga ma jiraan fadhiyo, hawl iyo shuruuc ay hadda qabaan karaan.\u201d ayuu yiri Xildhibaan Xidig.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi sii raaciyey \u201cGuddoomiyaha iyo ku xigeenkiisa Mahad Cawad waxa ay doonayaan in sac baqtiyay ay caano ka maalaan marka hadalkooda wax macno ah ma sameeynayo.\u201d<\/p>\n<p>Xildhibaanka oo hadalkiis sii wata ayaa xusay in xiisada haatan ka dhex aloolsan golaha shacabka ay sababi karto inuu xirmo Kalfadhiga socda, si la mid ah Aqalka Sare.<\/p>\n<p>\u201cAqalka Sare hadda wuu xiran yahay, oo mushkilad ka dhex abuurantay ayuu u xiran yahay, dabcan Golaha Shacbkana wuu xirmayaa,\u201d ayuu markale yiri C\/rashiid Xidig.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay inay qabsan doonaan ka xildhibaano ahaan shir gaar ah, islamarkaana ay ku dooran doonaan guddoon cusub, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cAnnagu dagaalmi mayno laakiin nidaambka sharciga ah baan ku taagannahay dhibna malahan in laba baarlamaan ay shiraan, annaguna shir baan qabsanaynaa, guddoon baan dooranaynaa ee shaqaan qabanaynaa,\u201d ayuu hadalkiisa kusoo gaba-gabeeyey.<\/p>\n<p>Si kastaba arrintan ayaa ka dambeysay, kadib markii shalay kulanka golaha shacabka ay is hortaag ku sameeyeen xildhibaanada mucaaradka, kuwaas oo tuhun ka muujiyey in muddo kordhin loo sameynayo madaxweynaha iyo sidoo kale baarlamaanka federalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fbbcnewssomali%2Fvideos%2F131896848876624%2F&amp;show_text=false&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo ka mid ah xildhibaanada laga mamuucay kulamada soo socda ee golaha shacabka, kadib warqad kasoo baxday gudoonka sare ayaa si adag uga hadlay arintaasi. Xidig oo la hadlay BBC-da ayaa shaaciyey in isaga iyo 14-ka xildhibaan kale ay arkeen warqada uu soo saaray guddoomiye Mursal, balse wuxuu tilmaamay in aysan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158310,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158309","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:-Xildhibaan Xidig: Guddoomiye baan dooranaynaa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-xidig-guddoomiye-baan-dooranaynaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:-Xildhibaan Xidig: Guddoomiye baan dooranaynaa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo ka mid ah xildhibaanada laga mamuucay kulamada soo socda ee golaha shacabka, kadib warqad kasoo baxday gudoonka sare ayaa si adag uga hadlay arintaasi. Xidig oo la hadlay BBC-da ayaa shaaciyey in isaga iyo 14-ka xildhibaan kale ay arkeen warqada uu soo saaray guddoomiye Mursal, balse wuxuu tilmaamay in aysan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-xidig-guddoomiye-baan-dooranaynaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-28T09:43:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/unnamed-1-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"303\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-xidig-guddoomiye-baan-dooranaynaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-xidig-guddoomiye-baan-dooranaynaa\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:-Xildhibaan Xidig: Guddoomiye baan dooranaynaa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-xidig-guddoomiye-baan-dooranaynaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-xidig-guddoomiye-baan-dooranaynaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/unnamed-1-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-03-28T09:43:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-xidig-guddoomiye-baan-dooranaynaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-xidig-guddoomiye-baan-dooranaynaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-xidig-guddoomiye-baan-dooranaynaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/unnamed-1-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/unnamed-1-1.jpg\",\"width\":512,\"height\":303},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-xidig-guddoomiye-baan-dooranaynaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:-Xildhibaan Xidig: Guddoomiye baan dooranaynaa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:-Xildhibaan Xidig: Guddoomiye baan dooranaynaa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-xidig-guddoomiye-baan-dooranaynaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:-Xildhibaan Xidig: Guddoomiye baan dooranaynaa - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo ka mid ah xildhibaanada laga mamuucay kulamada soo socda ee golaha shacabka, kadib warqad kasoo baxday gudoonka sare ayaa si adag uga hadlay arintaasi. Xidig oo la hadlay BBC-da ayaa shaaciyey in isaga iyo 14-ka xildhibaan kale ay arkeen warqada uu soo saaray guddoomiye Mursal, balse wuxuu tilmaamay in aysan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-xidig-guddoomiye-baan-dooranaynaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-28T09:43:18+00:00","og_image":[{"width":512,"height":303,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/unnamed-1-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-xidig-guddoomiye-baan-dooranaynaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-xidig-guddoomiye-baan-dooranaynaa\/","name":"DHAGAYSO:-Xildhibaan Xidig: Guddoomiye baan dooranaynaa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-xidig-guddoomiye-baan-dooranaynaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-xidig-guddoomiye-baan-dooranaynaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/unnamed-1-1.jpg","datePublished":"2021-03-28T09:43:18+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-xidig-guddoomiye-baan-dooranaynaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-xidig-guddoomiye-baan-dooranaynaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-xidig-guddoomiye-baan-dooranaynaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/unnamed-1-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/unnamed-1-1.jpg","width":512,"height":303},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-xidig-guddoomiye-baan-dooranaynaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:-Xildhibaan Xidig: Guddoomiye baan dooranaynaa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158309"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158309"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158309\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158311,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158309\/revisions\/158311"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158310"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158309"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158309"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158309"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}