{"id":158327,"date":"2021-03-29T11:13:29","date_gmt":"2021-03-29T08:13:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158327"},"modified":"2021-03-29T11:13:29","modified_gmt":"2021-03-29T08:13:29","slug":"kulankii-bf-ee-maanta-oo-la-baajiyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-bf-ee-maanta-oo-la-baajiyey\/","title":{"rendered":"Kulankii BF ee maanta oo la baajiyey"},"content":{"rendered":"<p>Qoraal kasoo baxay xafiiska guddoonka golaha shacabka baarlamanka Soomaaliya, loona kala diray xildhibaanada, ayaa lagu ogeysiiyay in la baajiyay kulankii maanta oo Isniin ah loo balansanaa.<\/p>\n<p>Fariinta loo kala diray xildhibaanada golaha shacabka ee muddo xilkeedkiisa dhamaaday ayaa lagu sheegay in gebi ahaanba la joojiyay kulankaasi ilaa maalinta Arbacada ahm sida ku cad farintaasi.<\/p>\n<p>\u201cMudane Xildhibaan shirkii beri oo Isniin ah ee loo balansanaa waxaa uu dib loo dhigey maalinta Arbacada ee tariikhdu ku beegan tahay 31 March,\u201d ayaa lagu yiri fariinta loo kala diray xildhabaanada.<\/p>\n<p>Sida wararku sheegayaan arrintaan ayaa ka danbeysay kadib markii cadaadis xooggan la saaray Farmaajo iyo guddoonka baarlamaanka ee muddo xileedkoodu dhammaaday.<\/p>\n<p>Diblumaasiyiinta iyo wakiilada beesha caalamka ayaa saacadihii u danbeeyay wada hadallo dhinaca muuqaal araga fog iyo taleefano kula xiriirayay Farmaajo iyo Mursal si loo joojiyo kulanka baarlamaanka, waxaana heshiis lagu gaaray in kulanka Isniinta la baajiyo.<\/p>\n<p>Ilo ku dhow wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in safiirrada Mareykanka, Midowga Yurub, Ingiriiska iyo wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan ay Mursal uga digeen in haddii uu goluhu qaato go\u2019aan mudo kororsi ah, faa\u2019iidada laga dhaxlo ay noqon doonto mid wiiqda xasilloonida dalka iyo dadaaladii dowlad dhiska ee socday sanadahaan.<\/p>\n<p>Xubnaha beesha caalamku waxay guddoomiye Maxamed Mursal u sheegeen in aan la aqbali doonin muddo kordhin loo sameeyo hey\u2019adaha dastuuriga ah ee mudo xileedku ka dhamaaday, isla markaana aysan heli doonin taageerada Beesha Caalamka, sidoo kale ay si adag ula xisaabtami doonaan guddoonka golaha shacabka.<\/p>\n<p>Hakinta shirkaan ayaa la sheegayaa iney qeyb ku leeyihiin madaxda Mucaaradka, Jubbaland iyo Puntland oo si weyn u diidan qorshaha Farmaajo ee xildhibaanada qaar ay sheegeen in lagu sameysanayo muddo kororsi.<\/p>\n<p>Dhinaca kale xildhibaanada kasoo horjeeday kulankaasi oo la sheegay in mudo xileedka Farmaajo loogu kordhin lahaa hadii uu qabsoomi lahaa ay sheegeen in xaalada siyaasadeed iyo mida amni ay noqon laheyd mid waji cusub yeelato, mas\u2019uuliyadeedana uu qaadi lahaa Maxamed Mursal iyo Farmaajo sida ay hadalka u dhigeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qoraal kasoo baxay xafiiska guddoonka golaha shacabka baarlamanka Soomaaliya, loona kala diray xildhibaanada, ayaa lagu ogeysiiyay in la baajiyay kulankii maanta oo Isniin ah loo balansanaa. Fariinta loo kala diray xildhibaanada golaha shacabka ee muddo xilkeedkiisa dhamaaday ayaa lagu sheegay in gebi ahaanba la joojiyay kulankaasi ilaa maalinta Arbacada ahm sida ku cad farintaasi. \u201cMudane [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158286,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158327","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kulankii BF ee maanta oo la baajiyey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-bf-ee-maanta-oo-la-baajiyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kulankii BF ee maanta oo la baajiyey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qoraal kasoo baxay xafiiska guddoonka golaha shacabka baarlamanka Soomaaliya, loona kala diray xildhibaanada, ayaa lagu ogeysiiyay in la baajiyay kulankii maanta oo Isniin ah loo balansanaa. Fariinta loo kala diray xildhibaanada golaha shacabka ee muddo xilkeedkiisa dhamaaday ayaa lagu sheegay in gebi ahaanba la joojiyay kulankaasi ilaa maalinta Arbacada ahm sida ku cad farintaasi. \u201cMudane [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-bf-ee-maanta-oo-la-baajiyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-29T08:13:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/unnamed-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"282\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-bf-ee-maanta-oo-la-baajiyey\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-bf-ee-maanta-oo-la-baajiyey\/\",\"name\":\"Kulankii BF ee maanta oo la baajiyey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-bf-ee-maanta-oo-la-baajiyey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-bf-ee-maanta-oo-la-baajiyey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/unnamed-2.jpg\",\"datePublished\":\"2021-03-29T08:13:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-bf-ee-maanta-oo-la-baajiyey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-bf-ee-maanta-oo-la-baajiyey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-bf-ee-maanta-oo-la-baajiyey\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/unnamed-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/unnamed-2.jpg\",\"width\":512,\"height\":282},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-bf-ee-maanta-oo-la-baajiyey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kulankii BF ee maanta oo la baajiyey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kulankii BF ee maanta oo la baajiyey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-bf-ee-maanta-oo-la-baajiyey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kulankii BF ee maanta oo la baajiyey - Wardoon","og_description":"Qoraal kasoo baxay xafiiska guddoonka golaha shacabka baarlamanka Soomaaliya, loona kala diray xildhibaanada, ayaa lagu ogeysiiyay in la baajiyay kulankii maanta oo Isniin ah loo balansanaa. Fariinta loo kala diray xildhibaanada golaha shacabka ee muddo xilkeedkiisa dhamaaday ayaa lagu sheegay in gebi ahaanba la joojiyay kulankaasi ilaa maalinta Arbacada ahm sida ku cad farintaasi. \u201cMudane [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-bf-ee-maanta-oo-la-baajiyey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-29T08:13:29+00:00","og_image":[{"width":512,"height":282,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/unnamed-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-bf-ee-maanta-oo-la-baajiyey\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-bf-ee-maanta-oo-la-baajiyey\/","name":"Kulankii BF ee maanta oo la baajiyey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-bf-ee-maanta-oo-la-baajiyey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-bf-ee-maanta-oo-la-baajiyey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/unnamed-2.jpg","datePublished":"2021-03-29T08:13:29+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-bf-ee-maanta-oo-la-baajiyey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-bf-ee-maanta-oo-la-baajiyey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-bf-ee-maanta-oo-la-baajiyey\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/unnamed-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/unnamed-2.jpg","width":512,"height":282},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-bf-ee-maanta-oo-la-baajiyey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kulankii BF ee maanta oo la baajiyey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158327"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158327"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158327\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158330,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158327\/revisions\/158330"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158286"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158327"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158327"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158327"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}