{"id":158353,"date":"2021-03-30T11:35:17","date_gmt":"2021-03-30T08:35:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158353"},"modified":"2021-03-30T11:35:17","modified_gmt":"2021-03-30T08:35:17","slug":"mustafe-cagjar-oo-shuruud-ku-xiray-ka-qeyb-galka-doorashada-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-shuruud-ku-xiray-ka-qeyb-galka-doorashada-itoobiya\/","title":{"rendered":"Mustafe Cagjar Oo Shuruud Ku Xiray Ka Qeyb Galka Doorashada Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158354\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/D-6-750x430-1.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/D-6-750x430-1.jpg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/D-6-750x430-1-300x172.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/D-6-750x430-1-696x399.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/D-6-750x430-1-733x420.jpg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Maamulka dowlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa guddiga dorashooyinka qaranka ee dalka Itoobiya u sheegay cabashada deegaanka haddaan laga jawaabin iney ku adkaaneyso doorashada soo socota iney ka qayb galaan.<\/p>\n<p>Warqad uu maamulka deegaanka Soomaalida uu si toos ah ugu qoray guddiga doorashaada qaranka Itoobiya ayuu deegaanka ku codasaday iney guddiga dooorashooyinka dib uga laabtaan go\u2019aanka ay ka gaareen 30 goobood oo cod bixin ah oo hoos tagto 8 tuulo oo ka tirsan deegaanka Soomaalida goobo codbixin ay ka sameeyaan ayna ku soo celiyaan deegaanki ay horay uga tirsanaayeen.<\/p>\n<p>Warqad maalinti shalay ahayd ka soo baxday xafiiska madaxweynaha DDS waxaa lagu shaaciyey maamulka deegaanka iney eegeen guddiga doorashooyinka oo ka duulayo cabasho uga timid deegaanka Canfarta go\u2019aanka uu ka gaaray inaan goobo codbixin laga sameyn 30 deegaan doorasho oo deegaanka Soomaalida horay u hoostagi jirtay.<\/p>\n<p>Guddiga doorashooyinka wuxuu sheegay 8-dda tuulo ee aan loo asteyn goobo codbixin iney kala yihiin: Gala\u2019eto\/Cadayle; Adaytu\/Adayitu; Teot\/Allaale; Gurmudali\/Danlahelay; Undafo\/CAndhuufo; Gadamaytu\/GarbaCiise; Afaso\/Afuase; iyo Balaiti Gona\/Madani, deegaannada Soomaalida iyo Cafratana tuulooyinkasi magacyo kala duwan looga yaqaanno.<\/p>\n<p>Deegaanka Cafartana dhankiisa wuxuu dalbaday inuu 30-ka deegaan doorasho ee codbixinta iyo tuulooyinka hoos yimaaddaba in maamulkooda la hoos geeyo doorashadana ay deegaanka Cafarta u dhacdo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka dowlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa guddiga dorashooyinka qaranka ee dalka Itoobiya u sheegay cabashada deegaanka haddaan laga jawaabin iney ku adkaaneyso doorashada soo socota iney ka qayb galaan. Warqad uu maamulka deegaanka Soomaalida uu si toos ah ugu qoray guddiga doorashaada qaranka Itoobiya ayuu deegaanka ku codasaday iney guddiga dooorashooyinka dib uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158354,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158353","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mustafe Cagjar Oo Shuruud Ku Xiray Ka Qeyb Galka Doorashada Itoobiya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-shuruud-ku-xiray-ka-qeyb-galka-doorashada-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mustafe Cagjar Oo Shuruud Ku Xiray Ka Qeyb Galka Doorashada Itoobiya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka dowlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa guddiga dorashooyinka qaranka ee dalka Itoobiya u sheegay cabashada deegaanka haddaan laga jawaabin iney ku adkaaneyso doorashada soo socota iney ka qayb galaan. Warqad uu maamulka deegaanka Soomaalida uu si toos ah ugu qoray guddiga doorashaada qaranka Itoobiya ayuu deegaanka ku codasaday iney guddiga dooorashooyinka dib uga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-shuruud-ku-xiray-ka-qeyb-galka-doorashada-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-30T08:35:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/D-6-750x430-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-shuruud-ku-xiray-ka-qeyb-galka-doorashada-itoobiya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-shuruud-ku-xiray-ka-qeyb-galka-doorashada-itoobiya\/\",\"name\":\"Mustafe Cagjar Oo Shuruud Ku Xiray Ka Qeyb Galka Doorashada Itoobiya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-shuruud-ku-xiray-ka-qeyb-galka-doorashada-itoobiya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-shuruud-ku-xiray-ka-qeyb-galka-doorashada-itoobiya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/D-6-750x430-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-03-30T08:35:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-shuruud-ku-xiray-ka-qeyb-galka-doorashada-itoobiya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-shuruud-ku-xiray-ka-qeyb-galka-doorashada-itoobiya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-shuruud-ku-xiray-ka-qeyb-galka-doorashada-itoobiya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/D-6-750x430-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/D-6-750x430-1.jpg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-shuruud-ku-xiray-ka-qeyb-galka-doorashada-itoobiya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mustafe Cagjar Oo Shuruud Ku Xiray Ka Qeyb Galka Doorashada Itoobiya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mustafe Cagjar Oo Shuruud Ku Xiray Ka Qeyb Galka Doorashada Itoobiya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-shuruud-ku-xiray-ka-qeyb-galka-doorashada-itoobiya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mustafe Cagjar Oo Shuruud Ku Xiray Ka Qeyb Galka Doorashada Itoobiya - Wardoon","og_description":"Maamulka dowlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa guddiga dorashooyinka qaranka ee dalka Itoobiya u sheegay cabashada deegaanka haddaan laga jawaabin iney ku adkaaneyso doorashada soo socota iney ka qayb galaan. Warqad uu maamulka deegaanka Soomaalida uu si toos ah ugu qoray guddiga doorashaada qaranka Itoobiya ayuu deegaanka ku codasaday iney guddiga dooorashooyinka dib uga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-shuruud-ku-xiray-ka-qeyb-galka-doorashada-itoobiya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-30T08:35:17+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/D-6-750x430-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-shuruud-ku-xiray-ka-qeyb-galka-doorashada-itoobiya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-shuruud-ku-xiray-ka-qeyb-galka-doorashada-itoobiya\/","name":"Mustafe Cagjar Oo Shuruud Ku Xiray Ka Qeyb Galka Doorashada Itoobiya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-shuruud-ku-xiray-ka-qeyb-galka-doorashada-itoobiya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-shuruud-ku-xiray-ka-qeyb-galka-doorashada-itoobiya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/D-6-750x430-1.jpg","datePublished":"2021-03-30T08:35:17+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-shuruud-ku-xiray-ka-qeyb-galka-doorashada-itoobiya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-shuruud-ku-xiray-ka-qeyb-galka-doorashada-itoobiya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-shuruud-ku-xiray-ka-qeyb-galka-doorashada-itoobiya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/D-6-750x430-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/D-6-750x430-1.jpg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-shuruud-ku-xiray-ka-qeyb-galka-doorashada-itoobiya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mustafe Cagjar Oo Shuruud Ku Xiray Ka Qeyb Galka Doorashada Itoobiya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158353"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158353"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158353\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158355,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158353\/revisions\/158355"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158354"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158353"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158353"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158353"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}