{"id":158405,"date":"2021-04-03T11:40:09","date_gmt":"2021-04-03T08:40:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158405"},"modified":"2021-04-03T21:15:23","modified_gmt":"2021-04-03T18:15:23","slug":"daawo-waare%e2%80%8b-maxaad-ku-baddalatay-kursigi-hiiraan%e2%80%8b","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare%e2%80%8b-maxaad-ku-baddalatay-kursigi-hiiraan%e2%80%8b\/","title":{"rendered":"DAAWO:-WAARE\u200b MAXAAD KU BADDALATAY KURSIGI XAWAADLE?"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynahii hore dowlad goboleedka HirShabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in ra\u2019iisul wasaarahii hore Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu kahor istaagay maamulkiisii mashaariic gaareysa 250 milyan oo dollar.<\/p>\n<p>Waare oo wareysi siiyey warbaahinta Hanoolaato ayaa ka sheekeeyay dagaalkii ay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra\u2019iisul wasaarahiisii hore Xasan Cali Kheyre ku qaadeen maamulkiisa.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa la igala dagaalmay inaan dhiso dhaqaalah HirShabeelle. Mar kasta oo aan dhiso kastam dhaqaale soo xareeya waa la iga hor-istaagayey. Markaan barasaab magacaabo oo uu laba bil shaqeeyo Xamar ayaa lagala soo hadlaa. Ninkii waaba isbedelaa, oo jaakat kale ayuu gashanaa,\u201d ayuu yiri Waare.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa nagala dagaallamay mashaariicdii. 250 Malyan oo dollar ah mashaariic ah, weliba si gaar ah ra\u2019iisul wasaaraha ileen isaga ayey wasaaradaha hoos yimaadaan. Xitaa markii la fasaxay lacagtii Jabuuti, si shacabka loo tuso in maamulka uu yahay mid xun, waxaa la yiri ganacsato ku wareeji.\u201d<\/p>\n<p>Waare ayaa sheegay in xitaa uu gaaray heer uu wasiiro ay ka mid yihiin wasiirkii amniga Ducaale uu la kaashado inay Kheyre u sheegaan inuu diyaar u yahay inuu is-casilo, si cunaqabateynta looga qaado shacabka HirShabelle.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan Kheyre ku yiri yaad ku hilmaamtay dadka aad matasho, xageed ku ogtahay HirShabelle iyo Mudug,\u201d ayuu yiri Waare.<\/p>\n<p>Waare waxau uu sheegay in mashaariicda la fulin waayay ay ka mid ahaayeen dhismaha waddada u dhaxyesa Balcad iyo Jowhar, iyo biyo xireen loo sameeyo webiga Shabeelle ee Beledweyne.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/4Bze3pzgITY\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynahii hore dowlad goboleedka HirShabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in ra\u2019iisul wasaarahii hore Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu kahor istaagay maamulkiisii mashaariic gaareysa 250 milyan oo dollar. Waare oo wareysi siiyey warbaahinta Hanoolaato ayaa ka sheekeeyay dagaalkii ay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra\u2019iisul wasaarahiisii hore Xasan Cali Kheyre ku qaadeen maamulkiisa. \u201cWaxaa la igala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158406,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158405","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-WAARE\u200b MAXAAD KU BADDALATAY KURSIGI XAWAADLE? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare\u200b-maxaad-ku-baddalatay-kursigi-hiiraan\u200b\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-WAARE\u200b MAXAAD KU BADDALATAY KURSIGI XAWAADLE? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynahii hore dowlad goboleedka HirShabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in ra\u2019iisul wasaarahii hore Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu kahor istaagay maamulkiisii mashaariic gaareysa 250 milyan oo dollar. Waare oo wareysi siiyey warbaahinta Hanoolaato ayaa ka sheekeeyay dagaalkii ay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra\u2019iisul wasaarahiisii hore Xasan Cali Kheyre ku qaadeen maamulkiisa. \u201cWaxaa la igala [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare\u200b-maxaad-ku-baddalatay-kursigi-hiiraan\u200b\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-04-03T08:40:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-04-03T18:15:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Capture-1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"665\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"509\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare%e2%80%8b-maxaad-ku-baddalatay-kursigi-hiiraan%e2%80%8b\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare%e2%80%8b-maxaad-ku-baddalatay-kursigi-hiiraan%e2%80%8b\/\",\"name\":\"DAAWO:-WAARE\u200b MAXAAD KU BADDALATAY KURSIGI XAWAADLE? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare%e2%80%8b-maxaad-ku-baddalatay-kursigi-hiiraan%e2%80%8b\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare%e2%80%8b-maxaad-ku-baddalatay-kursigi-hiiraan%e2%80%8b\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Capture-1.png\",\"datePublished\":\"2021-04-03T08:40:09+00:00\",\"dateModified\":\"2021-04-03T18:15:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare%e2%80%8b-maxaad-ku-baddalatay-kursigi-hiiraan%e2%80%8b\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare%e2%80%8b-maxaad-ku-baddalatay-kursigi-hiiraan%e2%80%8b\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare%e2%80%8b-maxaad-ku-baddalatay-kursigi-hiiraan%e2%80%8b\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Capture-1.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Capture-1.png\",\"width\":665,\"height\":509},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare%e2%80%8b-maxaad-ku-baddalatay-kursigi-hiiraan%e2%80%8b\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-WAARE\u200b MAXAAD KU BADDALATAY KURSIGI XAWAADLE?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-WAARE\u200b MAXAAD KU BADDALATAY KURSIGI XAWAADLE? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare\u200b-maxaad-ku-baddalatay-kursigi-hiiraan\u200b\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-WAARE\u200b MAXAAD KU BADDALATAY KURSIGI XAWAADLE? - Wardoon","og_description":"Madaxweynahii hore dowlad goboleedka HirShabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in ra\u2019iisul wasaarahii hore Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu kahor istaagay maamulkiisii mashaariic gaareysa 250 milyan oo dollar. Waare oo wareysi siiyey warbaahinta Hanoolaato ayaa ka sheekeeyay dagaalkii ay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra\u2019iisul wasaarahiisii hore Xasan Cali Kheyre ku qaadeen maamulkiisa. \u201cWaxaa la igala [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare\u200b-maxaad-ku-baddalatay-kursigi-hiiraan\u200b\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-04-03T08:40:09+00:00","article_modified_time":"2021-04-03T18:15:23+00:00","og_image":[{"width":665,"height":509,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Capture-1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare%e2%80%8b-maxaad-ku-baddalatay-kursigi-hiiraan%e2%80%8b\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare%e2%80%8b-maxaad-ku-baddalatay-kursigi-hiiraan%e2%80%8b\/","name":"DAAWO:-WAARE\u200b MAXAAD KU BADDALATAY KURSIGI XAWAADLE? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare%e2%80%8b-maxaad-ku-baddalatay-kursigi-hiiraan%e2%80%8b\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare%e2%80%8b-maxaad-ku-baddalatay-kursigi-hiiraan%e2%80%8b\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Capture-1.png","datePublished":"2021-04-03T08:40:09+00:00","dateModified":"2021-04-03T18:15:23+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare%e2%80%8b-maxaad-ku-baddalatay-kursigi-hiiraan%e2%80%8b\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare%e2%80%8b-maxaad-ku-baddalatay-kursigi-hiiraan%e2%80%8b\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare%e2%80%8b-maxaad-ku-baddalatay-kursigi-hiiraan%e2%80%8b\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Capture-1.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Capture-1.png","width":665,"height":509},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare%e2%80%8b-maxaad-ku-baddalatay-kursigi-hiiraan%e2%80%8b\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-WAARE\u200b MAXAAD KU BADDALATAY KURSIGI XAWAADLE?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158405"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158405"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158405\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158411,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158405\/revisions\/158411"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158406"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158405"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158405"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158405"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}