{"id":158414,"date":"2021-04-04T11:19:36","date_gmt":"2021-04-04T08:19:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158414"},"modified":"2021-04-04T11:19:36","modified_gmt":"2021-04-04T08:19:36","slug":"al-shabaab-oo-xukun-dil-ah-ku-fulisay-labo-nin-oo-sixirooleyaal-ahaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xukun-dil-ah-ku-fulisay-labo-nin-oo-sixirooleyaal-ahaa\/","title":{"rendered":"Al Shabaab oo  Xukun dil ah ku fulisay labo nin oo sixirooleyaal ahaa"},"content":{"rendered":"<p>Al Shabaab ayaa xukun dil ah shalay galinkii dambe ku fulisay labo nin oo Odayaal ah kuwaa lagu eedeeyay in ay ahaayeen saaxiriin ka shaqeeya kala geeynta raga iyo dumarka is qaba.<\/p>\n<p>Fagaare kuyaala deegaanka Buulo Fuulay ee gobolka Baay ayaa lagu toogtay labadan nin oo maxkamada Al Shabaab ku heshay in ay ahaayeen kuwa ku shaqeesta sixirka gaar ahaan bur burinta qoysaska dhisan.<\/p>\n<p>Qaadiga Maxkamada Al Shabaab ee gobolada Baay iyo Bakool ayaa fagaaraha xukunka dilka ah ka dhacayay ka akhriyay dambiga lagu soo eedeeyay labada nin, waxa uuna qaadiga sheegay in ragan qirteen dambiga lagu soo eedeeyay.<\/p>\n<p>Labada nin ee xukunka dilka ah lagu fuliyay ayaa lagu kala magacaabayay Xasanoow Caliyoow Max\u2019med oo 64 sana jir ah iyo Cabdi Ibraahim Sheekh oo 78 sana jir ah , waxaana goobta ragan lagu tooganayay ku sugnaa dadweyne badan.<\/p>\n<p>Al Shabaab ayaa marar badan deegaanada ay maamulaan xukuno dil ah kula fuliyay dad lagu eedeeyay in ay yihiin saaxiriin, waxaana deegaanada ay maamulaan Al Shabaab kusii yaraanaya kooxaha sixirka sameeya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Al Shabaab ayaa xukun dil ah shalay galinkii dambe ku fulisay labo nin oo Odayaal ah kuwaa lagu eedeeyay in ay ahaayeen saaxiriin ka shaqeeya kala geeynta raga iyo dumarka is qaba. Fagaare kuyaala deegaanka Buulo Fuulay ee gobolka Baay ayaa lagu toogtay labadan nin oo maxkamada Al Shabaab ku heshay in ay ahaayeen kuwa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158415,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158414","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Al Shabaab oo Xukun dil ah ku fulisay labo nin oo sixirooleyaal ahaa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xukun-dil-ah-ku-fulisay-labo-nin-oo-sixirooleyaal-ahaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Al Shabaab oo Xukun dil ah ku fulisay labo nin oo sixirooleyaal ahaa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Al Shabaab ayaa xukun dil ah shalay galinkii dambe ku fulisay labo nin oo Odayaal ah kuwaa lagu eedeeyay in ay ahaayeen saaxiriin ka shaqeeya kala geeynta raga iyo dumarka is qaba. Fagaare kuyaala deegaanka Buulo Fuulay ee gobolka Baay ayaa lagu toogtay labadan nin oo maxkamada Al Shabaab ku heshay in ay ahaayeen kuwa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xukun-dil-ah-ku-fulisay-labo-nin-oo-sixirooleyaal-ahaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-04-04T08:19:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/2018217636544434303244530large.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xukun-dil-ah-ku-fulisay-labo-nin-oo-sixirooleyaal-ahaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xukun-dil-ah-ku-fulisay-labo-nin-oo-sixirooleyaal-ahaa\/\",\"name\":\"Al Shabaab oo Xukun dil ah ku fulisay labo nin oo sixirooleyaal ahaa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xukun-dil-ah-ku-fulisay-labo-nin-oo-sixirooleyaal-ahaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xukun-dil-ah-ku-fulisay-labo-nin-oo-sixirooleyaal-ahaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/2018217636544434303244530large.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-04-04T08:19:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xukun-dil-ah-ku-fulisay-labo-nin-oo-sixirooleyaal-ahaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xukun-dil-ah-ku-fulisay-labo-nin-oo-sixirooleyaal-ahaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xukun-dil-ah-ku-fulisay-labo-nin-oo-sixirooleyaal-ahaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/2018217636544434303244530large.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/2018217636544434303244530large.jpeg\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xukun-dil-ah-ku-fulisay-labo-nin-oo-sixirooleyaal-ahaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Al Shabaab oo Xukun dil ah ku fulisay labo nin oo sixirooleyaal ahaa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Al Shabaab oo Xukun dil ah ku fulisay labo nin oo sixirooleyaal ahaa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xukun-dil-ah-ku-fulisay-labo-nin-oo-sixirooleyaal-ahaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Al Shabaab oo Xukun dil ah ku fulisay labo nin oo sixirooleyaal ahaa - Wardoon","og_description":"Al Shabaab ayaa xukun dil ah shalay galinkii dambe ku fulisay labo nin oo Odayaal ah kuwaa lagu eedeeyay in ay ahaayeen saaxiriin ka shaqeeya kala geeynta raga iyo dumarka is qaba. Fagaare kuyaala deegaanka Buulo Fuulay ee gobolka Baay ayaa lagu toogtay labadan nin oo maxkamada Al Shabaab ku heshay in ay ahaayeen kuwa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xukun-dil-ah-ku-fulisay-labo-nin-oo-sixirooleyaal-ahaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-04-04T08:19:36+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/2018217636544434303244530large.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xukun-dil-ah-ku-fulisay-labo-nin-oo-sixirooleyaal-ahaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xukun-dil-ah-ku-fulisay-labo-nin-oo-sixirooleyaal-ahaa\/","name":"Al Shabaab oo Xukun dil ah ku fulisay labo nin oo sixirooleyaal ahaa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xukun-dil-ah-ku-fulisay-labo-nin-oo-sixirooleyaal-ahaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xukun-dil-ah-ku-fulisay-labo-nin-oo-sixirooleyaal-ahaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/2018217636544434303244530large.jpeg","datePublished":"2021-04-04T08:19:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xukun-dil-ah-ku-fulisay-labo-nin-oo-sixirooleyaal-ahaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xukun-dil-ah-ku-fulisay-labo-nin-oo-sixirooleyaal-ahaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xukun-dil-ah-ku-fulisay-labo-nin-oo-sixirooleyaal-ahaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/2018217636544434303244530large.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/2018217636544434303244530large.jpeg","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-xukun-dil-ah-ku-fulisay-labo-nin-oo-sixirooleyaal-ahaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Al Shabaab oo Xukun dil ah ku fulisay labo nin oo sixirooleyaal ahaa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158414"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158414"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158414\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158416,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158414\/revisions\/158416"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158415"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158414"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158414"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158414"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}