{"id":158502,"date":"2021-04-05T23:24:39","date_gmt":"2021-04-05T20:24:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158502"},"modified":"2021-04-05T23:24:39","modified_gmt":"2021-04-05T20:24:39","slug":"daawo-saraakiil-katirsaneed-ciidanka-danab-oo-ugoostay-hargaysa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-katirsaneed-ciidanka-danab-oo-ugoostay-hargaysa\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Saraakiil katirsaneed ciidanka DANAB oo ugoostay Hargaysa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158503\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Screen-Shot-2021-04-05-at-7.11.22-PM.png\" alt=\"\" width=\"1786\" height=\"1008\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Screen-Shot-2021-04-05-at-7.11.22-PM.png 1786w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Screen-Shot-2021-04-05-at-7.11.22-PM-300x169.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Screen-Shot-2021-04-05-at-7.11.22-PM-1024x578.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Screen-Shot-2021-04-05-at-7.11.22-PM-768x433.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Screen-Shot-2021-04-05-at-7.11.22-PM-1536x867.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Screen-Shot-2021-04-05-at-7.11.22-PM-696x393.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Screen-Shot-2021-04-05-at-7.11.22-PM-1068x603.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Screen-Shot-2021-04-05-at-7.11.22-PM-744x420.png 744w\" sizes=\"(max-width: 1786px) 100vw, 1786px\" \/>Xukuumadda Somaliland ayaa maanta soo bandhigtay Saraakiil ay sheegtay inay kasoo goosteen ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Taliska guud ee Somaliland ayaa lagu soo dhaweeyay Saraakiishan oo Afar ahaa, waxayna sheegeen inay kasoo goosteen Soomaaliya, islamarkaana la qalday oo mabda\u2019a midnimada wax kusoo bartay ayaga oo dhalinyaro ah.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa soo dhoweynayaa saraakiisha iyo askarta kasoo goosatay ee mabaadida Soomaali Weyn ee lagu qalday kasoo noqotay ee Somaliland isku soo dhiibtay waan aqbalnay,\u201d ayuu yiri Abaanduulaha ciidanka qaranka Somaliland, Cabdirisaaq Afgaduud.<\/p>\n<p>Saraakiishan oo qaarkood ay ka tirsanaayeen ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB iyo kuwa GORGOR ayaa waxay cafis weydiisteen mas\u2019uuliyiinta Somaliland oo ugu horeeyo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.<\/p>\n<p>Saraakiishan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in lagu qalday fikirka Midnimada, iyagoona ku eedeyay dowladda federaalka Soomaaliya inay tahay cadowga koowaad ee Somaliland, oo ayadu ku dooda inay tahay dal madax-banaan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan maanta umadda Somaliland aan ka codsanayaa dhamaan cafis, waxaan ahayn dhalinyaro la qalday oo mabda\u2019a Soomaaliyeed wax ku soo bartay laakiin maanta waxaa kusoo laabanaya Jamhuuriyada Somaliland, calankayagii oo u dhalanay anagoo ogaanay xaqiiqada jirta,\u201d ayuu yiri Labo xidigle, Jaabir Ismaaciil Cismaan.<\/p>\n<p>\u201cDadka shacabka ah ee la qaldayo inay ku wax qaataan anaga oo maanta ciidan ah oo ciidan xukumeynay, oo ciidanka ugu sareeya Kumaandooska DANAB ka nimid, waxaa kusoo noqonay dhulkayagii,\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyey.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka aqriso magacyada Saraakiishan iyo darajadooda<\/strong><\/p>\n<p>1. Jaabir Ismaaciil Cismaan = 2-Xidigle<br \/>\n2. Maxamuud Axmed Cali = Xidigle<br \/>\n3. Yuusuf Maxamed Jaamac = Xidigle<br \/>\n4. Maxamed Xasan Xaashi = Dable.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/kXqWkYlid0Q\" width=\"860\" height=\"584\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda Somaliland ayaa maanta soo bandhigtay Saraakiil ay sheegtay inay kasoo goosteen ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed. Taliska guud ee Somaliland ayaa lagu soo dhaweeyay Saraakiishan oo Afar ahaa, waxayna sheegeen inay kasoo goosteen Soomaaliya, islamarkaana la qalday oo mabda\u2019a midnimada wax kusoo bartay ayaga oo dhalinyaro ah. \u201cWaxaa soo dhoweynayaa saraakiisha iyo askarta kasoo goosatay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158503,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158502","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Saraakiil katirsaneed ciidanka DANAB oo ugoostay Hargaysa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-katirsaneed-ciidanka-danab-oo-ugoostay-hargaysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Saraakiil katirsaneed ciidanka DANAB oo ugoostay Hargaysa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xukuumadda Somaliland ayaa maanta soo bandhigtay Saraakiil ay sheegtay inay kasoo goosteen ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed. Taliska guud ee Somaliland ayaa lagu soo dhaweeyay Saraakiishan oo Afar ahaa, waxayna sheegeen inay kasoo goosteen Soomaaliya, islamarkaana la qalday oo mabda\u2019a midnimada wax kusoo bartay ayaga oo dhalinyaro ah. \u201cWaxaa soo dhoweynayaa saraakiisha iyo askarta kasoo goosatay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-katirsaneed-ciidanka-danab-oo-ugoostay-hargaysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-04-05T20:24:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Screen-Shot-2021-04-05-at-7.11.22-PM.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1786\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1008\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-katirsaneed-ciidanka-danab-oo-ugoostay-hargaysa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-katirsaneed-ciidanka-danab-oo-ugoostay-hargaysa\/\",\"name\":\"DAAWO:-Saraakiil katirsaneed ciidanka DANAB oo ugoostay Hargaysa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-katirsaneed-ciidanka-danab-oo-ugoostay-hargaysa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-katirsaneed-ciidanka-danab-oo-ugoostay-hargaysa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Screen-Shot-2021-04-05-at-7.11.22-PM.png\",\"datePublished\":\"2021-04-05T20:24:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-katirsaneed-ciidanka-danab-oo-ugoostay-hargaysa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-katirsaneed-ciidanka-danab-oo-ugoostay-hargaysa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-katirsaneed-ciidanka-danab-oo-ugoostay-hargaysa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Screen-Shot-2021-04-05-at-7.11.22-PM.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Screen-Shot-2021-04-05-at-7.11.22-PM.png\",\"width\":1786,\"height\":1008},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-katirsaneed-ciidanka-danab-oo-ugoostay-hargaysa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Saraakiil katirsaneed ciidanka DANAB oo ugoostay Hargaysa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Saraakiil katirsaneed ciidanka DANAB oo ugoostay Hargaysa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-katirsaneed-ciidanka-danab-oo-ugoostay-hargaysa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Saraakiil katirsaneed ciidanka DANAB oo ugoostay Hargaysa - Wardoon","og_description":"Xukuumadda Somaliland ayaa maanta soo bandhigtay Saraakiil ay sheegtay inay kasoo goosteen ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed. Taliska guud ee Somaliland ayaa lagu soo dhaweeyay Saraakiishan oo Afar ahaa, waxayna sheegeen inay kasoo goosteen Soomaaliya, islamarkaana la qalday oo mabda\u2019a midnimada wax kusoo bartay ayaga oo dhalinyaro ah. \u201cWaxaa soo dhoweynayaa saraakiisha iyo askarta kasoo goosatay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-katirsaneed-ciidanka-danab-oo-ugoostay-hargaysa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-04-05T20:24:39+00:00","og_image":[{"width":1786,"height":1008,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Screen-Shot-2021-04-05-at-7.11.22-PM.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-katirsaneed-ciidanka-danab-oo-ugoostay-hargaysa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-katirsaneed-ciidanka-danab-oo-ugoostay-hargaysa\/","name":"DAAWO:-Saraakiil katirsaneed ciidanka DANAB oo ugoostay Hargaysa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-katirsaneed-ciidanka-danab-oo-ugoostay-hargaysa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-katirsaneed-ciidanka-danab-oo-ugoostay-hargaysa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Screen-Shot-2021-04-05-at-7.11.22-PM.png","datePublished":"2021-04-05T20:24:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-katirsaneed-ciidanka-danab-oo-ugoostay-hargaysa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-katirsaneed-ciidanka-danab-oo-ugoostay-hargaysa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-katirsaneed-ciidanka-danab-oo-ugoostay-hargaysa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Screen-Shot-2021-04-05-at-7.11.22-PM.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Screen-Shot-2021-04-05-at-7.11.22-PM.png","width":1786,"height":1008},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-katirsaneed-ciidanka-danab-oo-ugoostay-hargaysa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Saraakiil katirsaneed ciidanka DANAB oo ugoostay Hargaysa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158502"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158502"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158502\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158504,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158502\/revisions\/158504"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158503"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158502"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158502"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158502"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}