{"id":158505,"date":"2021-04-06T11:25:23","date_gmt":"2021-04-06T08:25:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158505"},"modified":"2021-04-06T11:25:23","modified_gmt":"2021-04-06T08:25:23","slug":"qoomiyadaha-kale-ee-itoobiya-oo-duulaan-ku-soo-qaaday-soomaalida","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoomiyadaha-kale-ee-itoobiya-oo-duulaan-ku-soo-qaaday-soomaalida\/","title":{"rendered":"Qoomiyadaha kale ee Itoobiya oo duulaan ku soo qaaday Soomaalida"},"content":{"rendered":"<p>Xogihii ugu dambeeyey ee aannu ka helayno dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya ciidamada Dawlad deegaanka Soomaali State ayaa ku guuleystay in ay ka hortagaan weerar abaabulan oo ay shabakado isbaheystay kusoo qaadeen saldhig ciidan iyo deegaano Shacab oo kuyaala gobalka Sitti ee Ismaamulka Soomaali State (Soomaali Galbeed).<\/p>\n<p>Maleeshiyaadka Canfarta oo taageero ka helaya garabyo kale oo katirsan Qowmiyadaha iska soo horjeeda ee Itoobiya ayaa mudooyinkii u dambeeyey doonaya in ay xoog ku qaataan dhul Soomaaliyeed, laakiin dadka Soomaaliyeed ayaa diiday.<\/p>\n<p>Kooxdii TPLF ayaa deegaanadan Soomaaliyeed hoos-geysay Ismaamulka Canfarta, waxayna abuureen mushkiladda ah in aan waliged heshiis laga gaarin, maadaama dadka deegaanka lagu qasbay go\u2019aan aysan u codeynin.<\/p>\n<p>Deegaanadan, Cadeytu, Candhufo, iyo Garba ciise waaa sadax magaalo oo muhiim ah, Canfarta &amp; Tigree-gu ay doonayaan in ay qaataan. Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaali State Mustafe Cumar ayaa dhawaan diiday go\u2019aan kasoo baxay guddiga Doorashada Itoobiya oo deegaanadaas la hoos-geynayay Ismamulka Canfarta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xogihii ugu dambeeyey ee aannu ka helayno dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya ciidamada Dawlad deegaanka Soomaali State ayaa ku guuleystay in ay ka hortagaan weerar abaabulan oo ay shabakado isbaheystay kusoo qaadeen saldhig ciidan iyo deegaano Shacab oo kuyaala gobalka Sitti ee Ismaamulka Soomaali State (Soomaali Galbeed). Maleeshiyaadka Canfarta oo taageero ka helaya garabyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158472,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158505","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qoomiyadaha kale ee Itoobiya oo duulaan ku soo qaaday Soomaalida - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoomiyadaha-kale-ee-itoobiya-oo-duulaan-ku-soo-qaaday-soomaalida\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qoomiyadaha kale ee Itoobiya oo duulaan ku soo qaaday Soomaalida - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xogihii ugu dambeeyey ee aannu ka helayno dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya ciidamada Dawlad deegaanka Soomaali State ayaa ku guuleystay in ay ka hortagaan weerar abaabulan oo ay shabakado isbaheystay kusoo qaadeen saldhig ciidan iyo deegaano Shacab oo kuyaala gobalka Sitti ee Ismaamulka Soomaali State (Soomaali Galbeed). Maleeshiyaadka Canfarta oo taageero ka helaya garabyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoomiyadaha-kale-ee-itoobiya-oo-duulaan-ku-soo-qaaday-soomaalida\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-04-06T08:25:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ewscripps.brightspotcdn.com_.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoomiyadaha-kale-ee-itoobiya-oo-duulaan-ku-soo-qaaday-soomaalida\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoomiyadaha-kale-ee-itoobiya-oo-duulaan-ku-soo-qaaday-soomaalida\/\",\"name\":\"Qoomiyadaha kale ee Itoobiya oo duulaan ku soo qaaday Soomaalida - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoomiyadaha-kale-ee-itoobiya-oo-duulaan-ku-soo-qaaday-soomaalida\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoomiyadaha-kale-ee-itoobiya-oo-duulaan-ku-soo-qaaday-soomaalida\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ewscripps.brightspotcdn.com_.jpg\",\"datePublished\":\"2021-04-06T08:25:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoomiyadaha-kale-ee-itoobiya-oo-duulaan-ku-soo-qaaday-soomaalida\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoomiyadaha-kale-ee-itoobiya-oo-duulaan-ku-soo-qaaday-soomaalida\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoomiyadaha-kale-ee-itoobiya-oo-duulaan-ku-soo-qaaday-soomaalida\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ewscripps.brightspotcdn.com_.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ewscripps.brightspotcdn.com_.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoomiyadaha-kale-ee-itoobiya-oo-duulaan-ku-soo-qaaday-soomaalida\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qoomiyadaha kale ee Itoobiya oo duulaan ku soo qaaday Soomaalida\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qoomiyadaha kale ee Itoobiya oo duulaan ku soo qaaday Soomaalida - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoomiyadaha-kale-ee-itoobiya-oo-duulaan-ku-soo-qaaday-soomaalida\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qoomiyadaha kale ee Itoobiya oo duulaan ku soo qaaday Soomaalida - Wardoon","og_description":"Xogihii ugu dambeeyey ee aannu ka helayno dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya ciidamada Dawlad deegaanka Soomaali State ayaa ku guuleystay in ay ka hortagaan weerar abaabulan oo ay shabakado isbaheystay kusoo qaadeen saldhig ciidan iyo deegaano Shacab oo kuyaala gobalka Sitti ee Ismaamulka Soomaali State (Soomaali Galbeed). Maleeshiyaadka Canfarta oo taageero ka helaya garabyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoomiyadaha-kale-ee-itoobiya-oo-duulaan-ku-soo-qaaday-soomaalida\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-04-06T08:25:23+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ewscripps.brightspotcdn.com_.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoomiyadaha-kale-ee-itoobiya-oo-duulaan-ku-soo-qaaday-soomaalida\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoomiyadaha-kale-ee-itoobiya-oo-duulaan-ku-soo-qaaday-soomaalida\/","name":"Qoomiyadaha kale ee Itoobiya oo duulaan ku soo qaaday Soomaalida - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoomiyadaha-kale-ee-itoobiya-oo-duulaan-ku-soo-qaaday-soomaalida\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoomiyadaha-kale-ee-itoobiya-oo-duulaan-ku-soo-qaaday-soomaalida\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ewscripps.brightspotcdn.com_.jpg","datePublished":"2021-04-06T08:25:23+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoomiyadaha-kale-ee-itoobiya-oo-duulaan-ku-soo-qaaday-soomaalida\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qoomiyadaha-kale-ee-itoobiya-oo-duulaan-ku-soo-qaaday-soomaalida\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoomiyadaha-kale-ee-itoobiya-oo-duulaan-ku-soo-qaaday-soomaalida\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ewscripps.brightspotcdn.com_.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ewscripps.brightspotcdn.com_.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoomiyadaha-kale-ee-itoobiya-oo-duulaan-ku-soo-qaaday-soomaalida\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qoomiyadaha kale ee Itoobiya oo duulaan ku soo qaaday Soomaalida"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158505"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158505"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158505\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158506,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158505\/revisions\/158506"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158472"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158505"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158505"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158505"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}