{"id":158507,"date":"2021-04-06T11:29:47","date_gmt":"2021-04-06T08:29:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158507"},"modified":"2021-04-06T11:29:47","modified_gmt":"2021-04-06T08:29:47","slug":"dib-u-dhac-ku-yimid-shirkii-teendhada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-shirkii-teendhada\/","title":{"rendered":"Dib U Dhac Ku Yimid Shirkii Teendhada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158508\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Shi-1-720x430-1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Shi-1-720x430-1.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Shi-1-720x430-1-300x179.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Shi-1-720x430-1-696x416.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Shi-1-720x430-1-703x420.jpg 703w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Shirkii u dhexeeyay ee dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ee Maanta lagu waday inuu dib uga furmo Teendhada Afisyooni ayaa dib u dhac ku yimid, sida ay shaacisay Wakaaladda Wararka SONNA.<\/p>\n<p>Sababta dib u dhaca Shirka Madaxda ee hordhaca ahaa ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay mid la xiriirta safarka Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor uu shalay ku tegay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka.<\/p>\n<p>Madaxda ayaa ayaa la filayaa in shirka ay isugu soo laaban doono maalinta barri ah 7- da Bisha, isla markaana ay sii wadi doonaan shirka oo looga hadlayo ajendayaasha Shirka Madaxda dowladda iyo kuwa maamulada ee ka furmaya Afisyooni maalmaha soo socda.<\/p>\n<p>Madaxda ayaa labadii maalin ee lasoo dhaafay siweyn dood uga yeeshay shuruudo Madaxweyneyaasha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Madoobe ku xireen ka qeyb galka Shirka Wadatashiga Arrimaha Doorashada.<\/p>\n<p>Shirka Madaxda ee u socday sabtida iyo Axada ayaa kusoo dhammaaday natiijo la\u2019aan, waxaana shalay oo Isniin aheyd hakad galay shirka Madaxda, kadib markii uu safar aaday Madaxweyne Qooqoor oo deegaanadiisa ka maqnaa 45 cesho.<\/p>\n<p>Beesha Caalamka ayaa Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada cadaadis xoogan ku saareysa inay heshiis rasmi ah ka gaaraan khilaafka ka taagan qabsoomida doorashada dhaceysa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkii u dhexeeyay ee dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ee Maanta lagu waday inuu dib uga furmo Teendhada Afisyooni ayaa dib u dhac ku yimid, sida ay shaacisay Wakaaladda Wararka SONNA. Sababta dib u dhaca Shirka Madaxda ee hordhaca ahaa ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay mid la xiriirta safarka Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158508,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158507","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dib U Dhac Ku Yimid Shirkii Teendhada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-shirkii-teendhada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dib U Dhac Ku Yimid Shirkii Teendhada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shirkii u dhexeeyay ee dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ee Maanta lagu waday inuu dib uga furmo Teendhada Afisyooni ayaa dib u dhac ku yimid, sida ay shaacisay Wakaaladda Wararka SONNA. Sababta dib u dhaca Shirka Madaxda ee hordhaca ahaa ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay mid la xiriirta safarka Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-shirkii-teendhada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-04-06T08:29:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Shi-1-720x430-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-shirkii-teendhada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-shirkii-teendhada\/\",\"name\":\"Dib U Dhac Ku Yimid Shirkii Teendhada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-shirkii-teendhada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-shirkii-teendhada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Shi-1-720x430-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-04-06T08:29:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-shirkii-teendhada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-shirkii-teendhada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-shirkii-teendhada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Shi-1-720x430-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Shi-1-720x430-1.jpg\",\"width\":720,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-shirkii-teendhada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dib U Dhac Ku Yimid Shirkii Teendhada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dib U Dhac Ku Yimid Shirkii Teendhada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-shirkii-teendhada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dib U Dhac Ku Yimid Shirkii Teendhada - Wardoon","og_description":"Shirkii u dhexeeyay ee dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ee Maanta lagu waday inuu dib uga furmo Teendhada Afisyooni ayaa dib u dhac ku yimid, sida ay shaacisay Wakaaladda Wararka SONNA. Sababta dib u dhaca Shirka Madaxda ee hordhaca ahaa ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay mid la xiriirta safarka Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-shirkii-teendhada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-04-06T08:29:47+00:00","og_image":[{"width":720,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Shi-1-720x430-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-shirkii-teendhada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-shirkii-teendhada\/","name":"Dib U Dhac Ku Yimid Shirkii Teendhada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-shirkii-teendhada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-shirkii-teendhada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Shi-1-720x430-1.jpg","datePublished":"2021-04-06T08:29:47+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-shirkii-teendhada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-shirkii-teendhada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-shirkii-teendhada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Shi-1-720x430-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Shi-1-720x430-1.jpg","width":720,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-shirkii-teendhada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dib U Dhac Ku Yimid Shirkii Teendhada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158507"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158507"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158507\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158509,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158507\/revisions\/158509"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158508"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158507"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158507"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158507"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}