{"id":158567,"date":"2021-04-08T11:45:20","date_gmt":"2021-04-08T08:45:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158567"},"modified":"2021-04-08T11:45:20","modified_gmt":"2021-04-08T08:45:20","slug":"meydadka-caruur-uu-dhalay-xildhibaan-hore-oo-saaka-la-helay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-caruur-uu-dhalay-xildhibaan-hore-oo-saaka-la-helay\/","title":{"rendered":"Meydadka caruur uu dhalay xildhibaan hore oo saaka la helay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158569\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/carur.jpg\" alt=\"\" width=\"526\" height=\"701\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/carur.jpg 526w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/carur-225x300.jpg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/carur-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 526px) 100vw, 526px\" \/><\/p>\n<p>Meydadka labo caruur ah oo uu dhalay xildhibaan hore Sheekh Aweys Cabdullaahi oo ka tirsanaa baarlamaankii Soomaaliya ayaa saaka laga helay duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Caruurtan oo la waayey shalay, xilli loo diray Dugsi Qur\u2019aan ayaa lagu soo warrmayaa in dib loo helay, iyaga oo meyd ah, isla-markaana loo dilay si arxan darro ah.<\/p>\n<p>Qof ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in caruurtaasi oo kala ahaa gabar iyo wiil lagala baxay kilyaha iyo beerka, kadib qaliin lagu sameeyey.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in dhacdadani naxtinta leh ay dadka ku abuurtay wal-wal iyo walaac aad u xoogan, taas oo si aad ah looga hadal hayo magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>\u201cWalaalayaal waxaan aad uga naxay geerida lama filaanka ah ee caruurta yar ee walaalaha ah, Arbacadii shalay waxay aadeen Dugsi Qur\u2019aan kadib waa lawaayay, waxaa la sheegayaa in saaka aroortii hore ayagoo meyd ah laga heley hareeraha magaalada, waxaana la sheegey in qayb jirkooda kamid ah (kiliyaha\/beerka) ay maqan yihiin, ayuu yiri qof ka mid ah dadka deegaanka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale laamaha ammaanka ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa haatan wada baaritaano dheeraad ah oo lagu baadi goobayo dadkii ka dambeeyey falkaasi.<\/p>\n<p>Waa dhacdo ugub ku ah magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, waxaana dadka deegaanka ay si weyn u cambaareeyeen falkaasi arxan darrada ee lagula kacay caruurtaasi.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158568\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/carruur.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"311\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/carruur.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/carruur-300x146.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158569\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/carur.jpg\" alt=\"\" width=\"526\" height=\"701\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/carur.jpg 526w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/carur-225x300.jpg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/carur-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 526px) 100vw, 526px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Meydadka labo caruur ah oo uu dhalay xildhibaan hore Sheekh Aweys Cabdullaahi oo ka tirsanaa baarlamaankii Soomaaliya ayaa saaka laga helay duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed. Caruurtan oo la waayey shalay, xilli loo diray Dugsi Qur\u2019aan ayaa lagu soo warrmayaa in dib loo helay, iyaga oo meyd ah, isla-markaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158568,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158567","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Meydadka caruur uu dhalay xildhibaan hore oo saaka la helay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-caruur-uu-dhalay-xildhibaan-hore-oo-saaka-la-helay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Meydadka caruur uu dhalay xildhibaan hore oo saaka la helay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Meydadka labo caruur ah oo uu dhalay xildhibaan hore Sheekh Aweys Cabdullaahi oo ka tirsanaa baarlamaankii Soomaaliya ayaa saaka laga helay duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed. Caruurtan oo la waayey shalay, xilli loo diray Dugsi Qur\u2019aan ayaa lagu soo warrmayaa in dib loo helay, iyaga oo meyd ah, isla-markaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-caruur-uu-dhalay-xildhibaan-hore-oo-saaka-la-helay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-04-08T08:45:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/carruur.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"311\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-caruur-uu-dhalay-xildhibaan-hore-oo-saaka-la-helay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-caruur-uu-dhalay-xildhibaan-hore-oo-saaka-la-helay\/\",\"name\":\"Meydadka caruur uu dhalay xildhibaan hore oo saaka la helay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-caruur-uu-dhalay-xildhibaan-hore-oo-saaka-la-helay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-caruur-uu-dhalay-xildhibaan-hore-oo-saaka-la-helay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/carruur.jpg\",\"datePublished\":\"2021-04-08T08:45:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-caruur-uu-dhalay-xildhibaan-hore-oo-saaka-la-helay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-caruur-uu-dhalay-xildhibaan-hore-oo-saaka-la-helay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-caruur-uu-dhalay-xildhibaan-hore-oo-saaka-la-helay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/carruur.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/carruur.jpg\",\"width\":640,\"height\":311},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-caruur-uu-dhalay-xildhibaan-hore-oo-saaka-la-helay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Meydadka caruur uu dhalay xildhibaan hore oo saaka la helay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Meydadka caruur uu dhalay xildhibaan hore oo saaka la helay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-caruur-uu-dhalay-xildhibaan-hore-oo-saaka-la-helay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Meydadka caruur uu dhalay xildhibaan hore oo saaka la helay - Wardoon","og_description":"Meydadka labo caruur ah oo uu dhalay xildhibaan hore Sheekh Aweys Cabdullaahi oo ka tirsanaa baarlamaankii Soomaaliya ayaa saaka laga helay duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed. Caruurtan oo la waayey shalay, xilli loo diray Dugsi Qur\u2019aan ayaa lagu soo warrmayaa in dib loo helay, iyaga oo meyd ah, isla-markaana [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-caruur-uu-dhalay-xildhibaan-hore-oo-saaka-la-helay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-04-08T08:45:20+00:00","og_image":[{"width":640,"height":311,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/carruur.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-caruur-uu-dhalay-xildhibaan-hore-oo-saaka-la-helay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-caruur-uu-dhalay-xildhibaan-hore-oo-saaka-la-helay\/","name":"Meydadka caruur uu dhalay xildhibaan hore oo saaka la helay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-caruur-uu-dhalay-xildhibaan-hore-oo-saaka-la-helay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-caruur-uu-dhalay-xildhibaan-hore-oo-saaka-la-helay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/carruur.jpg","datePublished":"2021-04-08T08:45:20+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-caruur-uu-dhalay-xildhibaan-hore-oo-saaka-la-helay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-caruur-uu-dhalay-xildhibaan-hore-oo-saaka-la-helay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-caruur-uu-dhalay-xildhibaan-hore-oo-saaka-la-helay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/carruur.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/carruur.jpg","width":640,"height":311},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-caruur-uu-dhalay-xildhibaan-hore-oo-saaka-la-helay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Meydadka caruur uu dhalay xildhibaan hore oo saaka la helay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158567"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158567"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158567\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158570,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158567\/revisions\/158570"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158568"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158567"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158567"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158567"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}