{"id":158574,"date":"2021-04-08T11:59:26","date_gmt":"2021-04-08T08:59:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158574"},"modified":"2021-04-08T11:59:26","modified_gmt":"2021-04-08T08:59:26","slug":"daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-xildhibaanada-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-xildhibaanada-aqalka-sare\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Cumar Filish oo Weerar ku qaaday Xildhibaanada Aqalka sare"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158575\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Capture-5.png\" alt=\"\" width=\"664\" height=\"492\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Capture-5.png 664w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Capture-5-300x222.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Capture-5-80x60.png 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Capture-5-567x420.png 567w\" sizes=\"(max-width: 664px) 100vw, 664px\" \/>Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho oo la hadlayey wariyeyaasha ayaa sheegay in markii horeba dhismaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya loo maray si sharci darro ah, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Cumar Filish ayaa shaaca ka qaaday in aan loo marin hannaanka awood qeybsiga ee 4.5. isla-markaana beelaha qaar la siiyey xubno badan, halka kuwa kalena lagu tuntay xuqooda, isagoo carabka ku dhuftay inay tahay cadaalad darro horey loo sameeyey.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu duqa magaalada Muqdisho tilmaamay in dad leh dano gaar ah ay Aqalkani ku dhiseen deg deg iyo boob.<\/p>\n<p>\u201cWaxaay aheyd in wixii la dhisaayo oo awood qeybsi ah in 4.5 lagu qeybsado ama tirada gobolada lagu qeyb sado intaba lama sameyn, beel waxay qaadatay 8 midna 17, taas ayaa horta jirta marka beeshii 17 heysatay waxay rabtaa in ay difaacato oo aan laga qaadin waana cadaalad darro,\u201d ayuu yiri Mudane Cumar Maxamuud Mqaxamed (Filish).<\/p>\n<p>Si kastaba hadalka kasoo yeeray duqa magaalada Muqdisho ayaa ku soo beegmaya, xilli gobolka Banaadir illaa 13 xubnood laga siiyey xubnaha Golaha Aqalka Sare oo ay u ansixiyeen xildhibaanada baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/hGiZmD_4zHk\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho oo la hadlayey wariyeyaasha ayaa sheegay in markii horeba dhismaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya loo maray si sharci darro ah, sida uu hadalka u dhigay. Cumar Filish ayaa shaaca ka qaaday in aan loo marin hannaanka awood qeybsiga ee 4.5. isla-markaana beelaha qaar la siiyey xubno badan, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158575,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158574","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Cumar Filish oo Weerar ku qaaday Xildhibaanada Aqalka sare - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-xildhibaanada-aqalka-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Cumar Filish oo Weerar ku qaaday Xildhibaanada Aqalka sare - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho oo la hadlayey wariyeyaasha ayaa sheegay in markii horeba dhismaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya loo maray si sharci darro ah, sida uu hadalka u dhigay. Cumar Filish ayaa shaaca ka qaaday in aan loo marin hannaanka awood qeybsiga ee 4.5. isla-markaana beelaha qaar la siiyey xubno badan, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-xildhibaanada-aqalka-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-04-08T08:59:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Capture-5.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"664\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"492\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-xildhibaanada-aqalka-sare\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-xildhibaanada-aqalka-sare\/\",\"name\":\"DAAWO:-Cumar Filish oo Weerar ku qaaday Xildhibaanada Aqalka sare - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-xildhibaanada-aqalka-sare\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-xildhibaanada-aqalka-sare\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Capture-5.png\",\"datePublished\":\"2021-04-08T08:59:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-xildhibaanada-aqalka-sare\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-xildhibaanada-aqalka-sare\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-xildhibaanada-aqalka-sare\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Capture-5.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Capture-5.png\",\"width\":664,\"height\":492},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-xildhibaanada-aqalka-sare\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Cumar Filish oo Weerar ku qaaday Xildhibaanada Aqalka sare\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Cumar Filish oo Weerar ku qaaday Xildhibaanada Aqalka sare - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-xildhibaanada-aqalka-sare\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Cumar Filish oo Weerar ku qaaday Xildhibaanada Aqalka sare - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho oo la hadlayey wariyeyaasha ayaa sheegay in markii horeba dhismaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya loo maray si sharci darro ah, sida uu hadalka u dhigay. Cumar Filish ayaa shaaca ka qaaday in aan loo marin hannaanka awood qeybsiga ee 4.5. isla-markaana beelaha qaar la siiyey xubno badan, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-xildhibaanada-aqalka-sare\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-04-08T08:59:26+00:00","og_image":[{"width":664,"height":492,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Capture-5.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-xildhibaanada-aqalka-sare\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-xildhibaanada-aqalka-sare\/","name":"DAAWO:-Cumar Filish oo Weerar ku qaaday Xildhibaanada Aqalka sare - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-xildhibaanada-aqalka-sare\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-xildhibaanada-aqalka-sare\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Capture-5.png","datePublished":"2021-04-08T08:59:26+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-xildhibaanada-aqalka-sare\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-xildhibaanada-aqalka-sare\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-xildhibaanada-aqalka-sare\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Capture-5.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Capture-5.png","width":664,"height":492},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-xildhibaanada-aqalka-sare\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Cumar Filish oo Weerar ku qaaday Xildhibaanada Aqalka sare"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158574"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158574"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158574\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158576,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158574\/revisions\/158576"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158575"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158574"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158574"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158574"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}