{"id":158614,"date":"2021-04-09T11:36:14","date_gmt":"2021-04-09T08:36:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158614"},"modified":"2021-04-09T12:52:05","modified_gmt":"2021-04-09T09:52:05","slug":"dagaalkii-soomaalida-iyo-canfarta-itoobiya-oo-heshiis-laga-gaaray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-soomaalida-iyo-canfarta-itoobiya-oo-heshiis-laga-gaaray\/","title":{"rendered":"Dhagayso:-Dagaalkii Soomaalida iyo Canfarta Itoobiya oo heshiis laga gaaray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158617\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/608c61c4-15ff-4cc1-9f34-a615f6cdaf66.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/608c61c4-15ff-4cc1-9f34-a615f6cdaf66.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/608c61c4-15ff-4cc1-9f34-a615f6cdaf66-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/608c61c4-15ff-4cc1-9f34-a615f6cdaf66-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/608c61c4-15ff-4cc1-9f34-a615f6cdaf66-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynayasha Soomaalida iyo Cafarta Itoobiya ayaa la iskugu keenay shir ka dhacay magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya kaasoo ay soo qaban-qaabisay dowlada dalkaaso, si loo xaliyo dagaalo maalmahan ciidamada labada maamul dhexmarayey, kaasoo salka ku haya degaano lagu muransan yahay.<\/p>\n<p>Qodabada ay ku heshiiyeen madaxwaynayaasha Soomaalida iyo Canfarta ayaa waxaa ka mid ah<\/p>\n<p>1-In la joojiyo colaada, ciidamada labada dhinacna ay ka durkaan jidka laamiga ah ee isku-xira Awash iyo Jabuuti ugu yaraan 10km (dhanka bari Soomaalida, dhanka galbeedna Canfarta).<br \/>\n2-In qadiyada saddexda Magaalo ee Garabciise, Candhuuf Macaan (Candhuftu) iyo Cadeey (Cadeeytu) lagu xalin doono nidaam sharci ah inta ka horaysana ay ciidamada qaranku sugayaan amniga shacabka magaalooyinkaas; isla markaana la baaro weerarkii iyo waxyeeladii shalay ka dhacday Cadeey (Cadaytu) iyo guud ahaan isku dhacyadii u dambeeyay.<br \/>\n3-In aan deegaamayn cusub la samayn karin aaga colaadu ka jirto oo ah aaga ka caagan ciidanka;<br \/>\n4-In hay\u2019adaha amniga ee qaranka ay bari laga bilaabo tagaan goobta isla markaana ay xaqiijiyaan fulinta qodobadaas lagu heshiiyay.<br \/>\nHeshiiska waxaa qalinka ku duugay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar iyo Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Canfarta Awal Arba.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ugu yaraan boqol qof ayaa ku dhintay dagaalo maalmihii la soo dhaafay xadka labada maamul ee Soomaalida iyo Canfarta ku dhexmaray ciidamada labada maamul, halka boqolaal kale ay ku dhaawacmeen.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fbbcnewssomali%2Fvideos%2F771309630185179%2F&amp;show_text=false&amp;width=476\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158615\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/2deb61ef-7f4c-4c05-bde0-74f2528336a3.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/2deb61ef-7f4c-4c05-bde0-74f2528336a3.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/2deb61ef-7f4c-4c05-bde0-74f2528336a3-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/2deb61ef-7f4c-4c05-bde0-74f2528336a3-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/2deb61ef-7f4c-4c05-bde0-74f2528336a3-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158616\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/5fe829ff-c8aa-401e-ba1f-26669143339c.jpg\" alt=\"\" width=\"540\" height=\"540\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/5fe829ff-c8aa-401e-ba1f-26669143339c.jpg 540w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/5fe829ff-c8aa-401e-ba1f-26669143339c-300x300.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/5fe829ff-c8aa-401e-ba1f-26669143339c-150x150.jpg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/5fe829ff-c8aa-401e-ba1f-26669143339c-420x420.jpg 420w\" sizes=\"(max-width: 540px) 100vw, 540px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158617\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/608c61c4-15ff-4cc1-9f34-a615f6cdaf66.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/608c61c4-15ff-4cc1-9f34-a615f6cdaf66.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/608c61c4-15ff-4cc1-9f34-a615f6cdaf66-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/608c61c4-15ff-4cc1-9f34-a615f6cdaf66-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/608c61c4-15ff-4cc1-9f34-a615f6cdaf66-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynayasha Soomaalida iyo Cafarta Itoobiya ayaa la iskugu keenay shir ka dhacay magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya kaasoo ay soo qaban-qaabisay dowlada dalkaaso, si loo xaliyo dagaalo maalmahan ciidamada labada maamul dhexmarayey, kaasoo salka ku haya degaano lagu muransan yahay. Qodabada ay ku heshiiyeen madaxwaynayaasha Soomaalida iyo Canfarta ayaa waxaa ka mid ah 1-In [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158617,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158614","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhagayso:-Dagaalkii Soomaalida iyo Canfarta Itoobiya oo heshiis laga gaaray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-soomaalida-iyo-canfarta-itoobiya-oo-heshiis-laga-gaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhagayso:-Dagaalkii Soomaalida iyo Canfarta Itoobiya oo heshiis laga gaaray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynayasha Soomaalida iyo Cafarta Itoobiya ayaa la iskugu keenay shir ka dhacay magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya kaasoo ay soo qaban-qaabisay dowlada dalkaaso, si loo xaliyo dagaalo maalmahan ciidamada labada maamul dhexmarayey, kaasoo salka ku haya degaano lagu muransan yahay. Qodabada ay ku heshiiyeen madaxwaynayaasha Soomaalida iyo Canfarta ayaa waxaa ka mid ah 1-In [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-soomaalida-iyo-canfarta-itoobiya-oo-heshiis-laga-gaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-04-09T08:36:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-04-09T09:52:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/608c61c4-15ff-4cc1-9f34-a615f6cdaf66.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-soomaalida-iyo-canfarta-itoobiya-oo-heshiis-laga-gaaray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-soomaalida-iyo-canfarta-itoobiya-oo-heshiis-laga-gaaray\/\",\"name\":\"Dhagayso:-Dagaalkii Soomaalida iyo Canfarta Itoobiya oo heshiis laga gaaray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-soomaalida-iyo-canfarta-itoobiya-oo-heshiis-laga-gaaray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-soomaalida-iyo-canfarta-itoobiya-oo-heshiis-laga-gaaray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/608c61c4-15ff-4cc1-9f34-a615f6cdaf66.jpg\",\"datePublished\":\"2021-04-09T08:36:14+00:00\",\"dateModified\":\"2021-04-09T09:52:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-soomaalida-iyo-canfarta-itoobiya-oo-heshiis-laga-gaaray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-soomaalida-iyo-canfarta-itoobiya-oo-heshiis-laga-gaaray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-soomaalida-iyo-canfarta-itoobiya-oo-heshiis-laga-gaaray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/608c61c4-15ff-4cc1-9f34-a615f6cdaf66.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/608c61c4-15ff-4cc1-9f34-a615f6cdaf66.jpg\",\"width\":720,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-soomaalida-iyo-canfarta-itoobiya-oo-heshiis-laga-gaaray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhagayso:-Dagaalkii Soomaalida iyo Canfarta Itoobiya oo heshiis laga gaaray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhagayso:-Dagaalkii Soomaalida iyo Canfarta Itoobiya oo heshiis laga gaaray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-soomaalida-iyo-canfarta-itoobiya-oo-heshiis-laga-gaaray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhagayso:-Dagaalkii Soomaalida iyo Canfarta Itoobiya oo heshiis laga gaaray - Wardoon","og_description":"Madaxweynayasha Soomaalida iyo Cafarta Itoobiya ayaa la iskugu keenay shir ka dhacay magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya kaasoo ay soo qaban-qaabisay dowlada dalkaaso, si loo xaliyo dagaalo maalmahan ciidamada labada maamul dhexmarayey, kaasoo salka ku haya degaano lagu muransan yahay. Qodabada ay ku heshiiyeen madaxwaynayaasha Soomaalida iyo Canfarta ayaa waxaa ka mid ah 1-In [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-soomaalida-iyo-canfarta-itoobiya-oo-heshiis-laga-gaaray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-04-09T08:36:14+00:00","article_modified_time":"2021-04-09T09:52:05+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/608c61c4-15ff-4cc1-9f34-a615f6cdaf66.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-soomaalida-iyo-canfarta-itoobiya-oo-heshiis-laga-gaaray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-soomaalida-iyo-canfarta-itoobiya-oo-heshiis-laga-gaaray\/","name":"Dhagayso:-Dagaalkii Soomaalida iyo Canfarta Itoobiya oo heshiis laga gaaray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-soomaalida-iyo-canfarta-itoobiya-oo-heshiis-laga-gaaray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-soomaalida-iyo-canfarta-itoobiya-oo-heshiis-laga-gaaray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/608c61c4-15ff-4cc1-9f34-a615f6cdaf66.jpg","datePublished":"2021-04-09T08:36:14+00:00","dateModified":"2021-04-09T09:52:05+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-soomaalida-iyo-canfarta-itoobiya-oo-heshiis-laga-gaaray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-soomaalida-iyo-canfarta-itoobiya-oo-heshiis-laga-gaaray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-soomaalida-iyo-canfarta-itoobiya-oo-heshiis-laga-gaaray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/608c61c4-15ff-4cc1-9f34-a615f6cdaf66.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/608c61c4-15ff-4cc1-9f34-a615f6cdaf66.jpg","width":720,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-soomaalida-iyo-canfarta-itoobiya-oo-heshiis-laga-gaaray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhagayso:-Dagaalkii Soomaalida iyo Canfarta Itoobiya oo heshiis laga gaaray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158614"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158614"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158614\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158629,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158614\/revisions\/158629"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158617"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158614"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158614"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158614"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}