{"id":158654,"date":"2021-04-10T13:16:10","date_gmt":"2021-04-10T10:16:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158654"},"modified":"2021-04-10T13:45:27","modified_gmt":"2021-04-10T10:45:27","slug":"guddoomiyaha-gobolka-baay-cali-wardheere-dooyow-oo-qarax-kabadbaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gobolka-baay-cali-wardheere-dooyow-oo-qarax-kabadbaaday\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha gobolka Baay Cali Wardheere Dooyow oo qarax kabadbaaday+ SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158655\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/taagyeerada-gollaha-wasirada-koonfur-glbeed-17.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"635\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/taagyeerada-gollaha-wasirada-koonfur-glbeed-17.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/taagyeerada-gollaha-wasirada-koonfur-glbeed-17-300x198.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/taagyeerada-gollaha-wasirada-koonfur-glbeed-17-768x508.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/taagyeerada-gollaha-wasirada-koonfur-glbeed-17-696x460.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/taagyeerada-gollaha-wasirada-koonfur-glbeed-17-635x420.jpg 635w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in goor dhow qarax is-miidaamin ahaa uu ka dhacay gudaha magaaladaasi, kaas oo geystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu fuliyey ruux isku xiray walxaha qarxa, kaas oo dhex-tegay goob lagu shaaxo ay oo ay ku sugnaayeen mas\u2019uuliyiin, askar iyo shacab.<\/p>\n<p>Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in qaraxan la doonayey in lagu khaarijiyo guddoomiyaha gobolka Baay Cali Wardheere Dooyow oo meesha uu ku sugnaa, walow uu ka bad-baaday qaraxa.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay Booliska Soomaaliya ayaa lagu sheegay in qaraxan ay ku geeriyoodeen ugu yaraan 2 qof oo uu jiro is-miidaamiyihii fuliyey, iyada oo ay ku dhaawacmeen 5 kale.<\/p>\n<p>\u201cSaaka barqadii abaare 11:15 AM, ayaa Qof Naftii-halige ah isku qarxiyay Maqaayad laga shaah cabo oo lagu magacaabo SUWEYS Cafetary ka soo horjeedka SALAAD JEERI Tower Xaafada Bardaale ee Magaalada Baydhabo, qaraxa ayaa sababay dhimashada 2 qof, dhaawaca 5 kale, Iyo burburhantiyed\u201d ayaa lagu yiri qoraalka taliska Booliiska.<\/p>\n<p>Xaaladda ayaa haatan aad u kacsan, waxaana socda gurmad loo fidinayo dadka ay waxyeelada soo gaartay iyo baaritaano ay wadaan ciidamada ammaanka K\/ Galbeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158658\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/qar-1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"405\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/qar-1.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/qar-1-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/qar-1-696x392.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158659\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/qar-2.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"405\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/qar-2.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/qar-2-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/qar-2-696x392.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158660\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/qar-3.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"405\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/qar-3.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/qar-3-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/qar-3-696x392.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158661\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/qarax-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"392\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/qarax-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/qarax-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in goor dhow qarax is-miidaamin ahaa uu ka dhacay gudaha magaaladaasi, kaas oo geystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu fuliyey ruux isku xiray walxaha qarxa, kaas oo dhex-tegay goob lagu shaaxo ay oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158655,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158654","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha gobolka Baay Cali Wardheere Dooyow oo qarax kabadbaaday+ SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gobolka-baay-cali-wardheere-dooyow-oo-qarax-kabadbaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha gobolka Baay Cali Wardheere Dooyow oo qarax kabadbaaday+ SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in goor dhow qarax is-miidaamin ahaa uu ka dhacay gudaha magaaladaasi, kaas oo geystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu fuliyey ruux isku xiray walxaha qarxa, kaas oo dhex-tegay goob lagu shaaxo ay oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gobolka-baay-cali-wardheere-dooyow-oo-qarax-kabadbaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-04-10T10:16:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-04-10T10:45:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/taagyeerada-gollaha-wasirada-koonfur-glbeed-17.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"635\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gobolka-baay-cali-wardheere-dooyow-oo-qarax-kabadbaaday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gobolka-baay-cali-wardheere-dooyow-oo-qarax-kabadbaaday\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha gobolka Baay Cali Wardheere Dooyow oo qarax kabadbaaday+ SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gobolka-baay-cali-wardheere-dooyow-oo-qarax-kabadbaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gobolka-baay-cali-wardheere-dooyow-oo-qarax-kabadbaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/taagyeerada-gollaha-wasirada-koonfur-glbeed-17.jpg\",\"datePublished\":\"2021-04-10T10:16:10+00:00\",\"dateModified\":\"2021-04-10T10:45:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gobolka-baay-cali-wardheere-dooyow-oo-qarax-kabadbaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gobolka-baay-cali-wardheere-dooyow-oo-qarax-kabadbaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gobolka-baay-cali-wardheere-dooyow-oo-qarax-kabadbaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/taagyeerada-gollaha-wasirada-koonfur-glbeed-17.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/taagyeerada-gollaha-wasirada-koonfur-glbeed-17.jpg\",\"width\":960,\"height\":635},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gobolka-baay-cali-wardheere-dooyow-oo-qarax-kabadbaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha gobolka Baay Cali Wardheere Dooyow oo qarax kabadbaaday+ SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha gobolka Baay Cali Wardheere Dooyow oo qarax kabadbaaday+ SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gobolka-baay-cali-wardheere-dooyow-oo-qarax-kabadbaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha gobolka Baay Cali Wardheere Dooyow oo qarax kabadbaaday+ SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in goor dhow qarax is-miidaamin ahaa uu ka dhacay gudaha magaaladaasi, kaas oo geystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu fuliyey ruux isku xiray walxaha qarxa, kaas oo dhex-tegay goob lagu shaaxo ay oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gobolka-baay-cali-wardheere-dooyow-oo-qarax-kabadbaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-04-10T10:16:10+00:00","article_modified_time":"2021-04-10T10:45:27+00:00","og_image":[{"width":960,"height":635,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/taagyeerada-gollaha-wasirada-koonfur-glbeed-17.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gobolka-baay-cali-wardheere-dooyow-oo-qarax-kabadbaaday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gobolka-baay-cali-wardheere-dooyow-oo-qarax-kabadbaaday\/","name":"Guddoomiyaha gobolka Baay Cali Wardheere Dooyow oo qarax kabadbaaday+ SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gobolka-baay-cali-wardheere-dooyow-oo-qarax-kabadbaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gobolka-baay-cali-wardheere-dooyow-oo-qarax-kabadbaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/taagyeerada-gollaha-wasirada-koonfur-glbeed-17.jpg","datePublished":"2021-04-10T10:16:10+00:00","dateModified":"2021-04-10T10:45:27+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gobolka-baay-cali-wardheere-dooyow-oo-qarax-kabadbaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gobolka-baay-cali-wardheere-dooyow-oo-qarax-kabadbaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gobolka-baay-cali-wardheere-dooyow-oo-qarax-kabadbaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/taagyeerada-gollaha-wasirada-koonfur-glbeed-17.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/taagyeerada-gollaha-wasirada-koonfur-glbeed-17.jpg","width":960,"height":635},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gobolka-baay-cali-wardheere-dooyow-oo-qarax-kabadbaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha gobolka Baay Cali Wardheere Dooyow oo qarax kabadbaaday+ SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158654"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158654"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158654\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158662,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158654\/revisions\/158662"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158655"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158654"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158654"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158654"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}