{"id":158706,"date":"2021-04-12T15:29:01","date_gmt":"2021-04-12T12:29:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158706"},"modified":"2021-04-12T15:31:22","modified_gmt":"2021-04-12T12:31:22","slug":"daawo-midowga-musharaxiinta-oo-ka-hadlay-xil-ka-qaadistii-saadaq-joon","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharaxiinta-oo-ka-hadlay-xil-ka-qaadistii-saadaq-joon\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Midowga Musharaxiinta oo ka hadlay xil ka qaadistii Saadaq Joon"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158709\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/8AE09738-568D-4C81-8782-0D2C8BB567FD-696x391-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"391\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/8AE09738-568D-4C81-8782-0D2C8BB567FD-696x391-1.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/8AE09738-568D-4C81-8782-0D2C8BB567FD-696x391-1-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Midowga Musharixiinta ayaa ka hadlay xil ka qaadistii lagu sameeyay maanta taliyihii ciidamada booliska gobolka Banaadir General Saadaq Joon.<\/p>\n<p>Shir jaraa\u2019id oo ay ku qabteen qaar ka mid ah musharaxiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegeen in talaabada uu qaaday Saadaq Joon ay tahay mid ku dayasho mudan.<\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ee dalka ahna guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlay shirka jaraa\u2019id ayaa soo dhoweeyay tallaabada uu qaaday Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir Jen. Saadaq John, isagoo ugu baaqay Saraakiisha kale inay tallaabadaas oo kale qaataan.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay shirkan jaraa\u2019id ayaa ku tilmaamay tallaabada uu qaaday General Saadaq mid ku dayasho mudan;<\/p>\n<p>\u201cMaanta waxa ay maraysaa in ciidanka Soomaaliyeed ku kala qeybsamaan damaca madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday,dariiqa uu dalkan ku wado god buu ku wadaa. Taliye Saadaq wuxuu muujiyay tusaale ay mudan tahay inay ku daydaan ciidamada kale\u201dayuu yiri Xasan Cali Kheyre<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kamid ah musharaxiinta ayaa codsi u direy ciidamada;<br \/>\n\u201cWaxa kala qeybsan waa ciidanka, kuwa la magacaabay waxa laga rabo waa in la idin adeegsado, kuwa hadda la magacaabay ee taleefanka lagula hadlayo Fahad iyo Farmaajo waqtigooda waa dhamaaday\u201dayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/5zHVOzFAgak\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/KJZPdkXdj5o\" width=\"860\" height=\"484\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" width=\"860\" height=\"484\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/WpjwNVNSp-U\" title=\"YouTube video player\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Midowga Musharixiinta ayaa ka hadlay xil ka qaadistii lagu sameeyay maanta taliyihii ciidamada booliska gobolka Banaadir General Saadaq Joon. Shir jaraa\u2019id oo ay ku qabteen qaar ka mid ah musharaxiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegeen in talaabada uu qaaday Saadaq Joon ay tahay mid ku dayasho mudan. Madaxweynihii hore ee dalka ahna guddoomiyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158709,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158706","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Midowga Musharaxiinta oo ka hadlay xil ka qaadistii Saadaq Joon - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharaxiinta-oo-ka-hadlay-xil-ka-qaadistii-saadaq-joon\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Midowga Musharaxiinta oo ka hadlay xil ka qaadistii Saadaq Joon - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Midowga Musharixiinta ayaa ka hadlay xil ka qaadistii lagu sameeyay maanta taliyihii ciidamada booliska gobolka Banaadir General Saadaq Joon. Shir jaraa\u2019id oo ay ku qabteen qaar ka mid ah musharaxiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegeen in talaabada uu qaaday Saadaq Joon ay tahay mid ku dayasho mudan. Madaxweynihii hore ee dalka ahna guddoomiyaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharaxiinta-oo-ka-hadlay-xil-ka-qaadistii-saadaq-joon\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-04-12T12:29:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-04-12T12:31:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/8AE09738-568D-4C81-8782-0D2C8BB567FD-696x391-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"391\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharaxiinta-oo-ka-hadlay-xil-ka-qaadistii-saadaq-joon\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharaxiinta-oo-ka-hadlay-xil-ka-qaadistii-saadaq-joon\/\",\"name\":\"DAAWO:-Midowga Musharaxiinta oo ka hadlay xil ka qaadistii Saadaq Joon - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharaxiinta-oo-ka-hadlay-xil-ka-qaadistii-saadaq-joon\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharaxiinta-oo-ka-hadlay-xil-ka-qaadistii-saadaq-joon\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/8AE09738-568D-4C81-8782-0D2C8BB567FD-696x391-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-04-12T12:29:01+00:00\",\"dateModified\":\"2021-04-12T12:31:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharaxiinta-oo-ka-hadlay-xil-ka-qaadistii-saadaq-joon\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharaxiinta-oo-ka-hadlay-xil-ka-qaadistii-saadaq-joon\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharaxiinta-oo-ka-hadlay-xil-ka-qaadistii-saadaq-joon\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/8AE09738-568D-4C81-8782-0D2C8BB567FD-696x391-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/8AE09738-568D-4C81-8782-0D2C8BB567FD-696x391-1.jpeg\",\"width\":696,\"height\":391},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharaxiinta-oo-ka-hadlay-xil-ka-qaadistii-saadaq-joon\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Midowga Musharaxiinta oo ka hadlay xil ka qaadistii Saadaq Joon\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Midowga Musharaxiinta oo ka hadlay xil ka qaadistii Saadaq Joon - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharaxiinta-oo-ka-hadlay-xil-ka-qaadistii-saadaq-joon\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Midowga Musharaxiinta oo ka hadlay xil ka qaadistii Saadaq Joon - Wardoon","og_description":"Midowga Musharixiinta ayaa ka hadlay xil ka qaadistii lagu sameeyay maanta taliyihii ciidamada booliska gobolka Banaadir General Saadaq Joon. Shir jaraa\u2019id oo ay ku qabteen qaar ka mid ah musharaxiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegeen in talaabada uu qaaday Saadaq Joon ay tahay mid ku dayasho mudan. Madaxweynihii hore ee dalka ahna guddoomiyaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharaxiinta-oo-ka-hadlay-xil-ka-qaadistii-saadaq-joon\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-04-12T12:29:01+00:00","article_modified_time":"2021-04-12T12:31:22+00:00","og_image":[{"width":696,"height":391,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/8AE09738-568D-4C81-8782-0D2C8BB567FD-696x391-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharaxiinta-oo-ka-hadlay-xil-ka-qaadistii-saadaq-joon\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharaxiinta-oo-ka-hadlay-xil-ka-qaadistii-saadaq-joon\/","name":"DAAWO:-Midowga Musharaxiinta oo ka hadlay xil ka qaadistii Saadaq Joon - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharaxiinta-oo-ka-hadlay-xil-ka-qaadistii-saadaq-joon\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharaxiinta-oo-ka-hadlay-xil-ka-qaadistii-saadaq-joon\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/8AE09738-568D-4C81-8782-0D2C8BB567FD-696x391-1.jpeg","datePublished":"2021-04-12T12:29:01+00:00","dateModified":"2021-04-12T12:31:22+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharaxiinta-oo-ka-hadlay-xil-ka-qaadistii-saadaq-joon\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharaxiinta-oo-ka-hadlay-xil-ka-qaadistii-saadaq-joon\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharaxiinta-oo-ka-hadlay-xil-ka-qaadistii-saadaq-joon\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/8AE09738-568D-4C81-8782-0D2C8BB567FD-696x391-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/8AE09738-568D-4C81-8782-0D2C8BB567FD-696x391-1.jpeg","width":696,"height":391},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharaxiinta-oo-ka-hadlay-xil-ka-qaadistii-saadaq-joon\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Midowga Musharaxiinta oo ka hadlay xil ka qaadistii Saadaq Joon"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158706"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158706"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158706\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158711,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158706\/revisions\/158711"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158709"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158706"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158706"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158706"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}