{"id":158712,"date":"2021-04-12T19:25:21","date_gmt":"2021-04-12T16:25:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158712"},"modified":"2021-04-12T19:25:21","modified_gmt":"2021-04-12T16:25:21","slug":"daawo-baarlamaanka-oo-mudo-2-sano-ah-u-kordhiyay-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-mudo-2-sano-ah-u-kordhiyay-farmaajo\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Baarlamaanka oo mudo 2 sano ah u kordhiyay Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158719\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/baarlamanka.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/baarlamanka.jpg 1180w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/baarlamanka-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/baarlamanka-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/baarlamanka-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/baarlamanka-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/baarlamanka-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/baarlamanka-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/><\/p>\n<p>Golaha Shacabka ee baarlamanka Soomaaliya ayaa muddo laba sano ah ku kordhiyey muddo xileedka hay\u2019adaha dowladda federaalka kadib codbixin ay u qaadeen arrintaas.<\/p>\n<p>Kordhinta muddo xileedka ayaa la sheegay inay hab gacan taag ah ugu codeeyeen illaa 149 xildhibaan oo ka qeyb-galay kulankii maanta, kuwaas oo ka dooday sharci gaar ah oo jiheenayo doorashooyinka heer Federaal.<\/p>\n<p>Sharciga la sheegay inuu ansixiyey Golaha Shacabka, wuxuu ka kooban yahay illaa sagaal qodob oo qeexayo sida loo hirgelinayo doorashada. Guddoonka ayaa ku dooday in sharcigaan uu waafaqsan yahay qodobka 47-aad ee Dastuurka oo siinayo golaha Shacabka soo saaridda shuruuc gaar ah oo khuseeyo nidaamka doorashooyinka iyo xasbiyada .<\/p>\n<p>Sidoo kale Guddoonka ayaa soo saaridda sharcigaan u cuksaday qodobada 64 (1), 72 (1) ee faraya doorasho qof iyo cod ah oo ah, mid toos ah iyo mid qarsoodi ah.<\/p>\n<p>Qodobada 5-aad iyo 8-aad ee sharcigan ayaa si toos ah muddo kordhin u siinaya hay\u2019adaha dowladda ee hadda jira.<\/p>\n<p>Qodobka 5-aad u qoran sidan: \u201cGuddiga madaxa-banaan ee doorashooyiska qaranka waxaa awood loo siiyey qabashada doorasho toos ah, qarsoodi ah oo madax banaan, muddo aan ka badneyn laba sano oo ka billaabata marka madaxweynaha uu saxiixo sharcigan.\u201d<\/p>\n<p>Qodobka 8-aad ayaa ah kan sida gaarka ah u shaacinaya muddo kordhinta, wuxuuna u qoran yahay sidan: :\u201dHay\u2019adaha dastuuriga ah ee heer federal oo awooddoodu u dhameystiran tahay waxay waajibaadkooda u gudanayaan si waafaqsan dastuurka iyo shuruucda dalka muddada ku xusan [Laba sano] qodobka 5-aad ee sharcigan.\u201d<\/p>\n<p>Guddoonka ayaa faray Xukuumadda xil gaarsiinta ah inay guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka uga dambeyso arrimaha la xiriira doorashooyinka heer federal isla markaasna gacan buuxda lagu siiyo meel marinta waajibaadkooda Dastuuriga ah sida uu hadalka u dhigay Guddoonka Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Sharcigan cusub ayaa kusoo aadaya xilli maalmihii ugu dambeeyey uu taagnaa shaki ku aadan in Baarlamaanka Soomaaliya uu soo saari doono nidaam doorasho oo ka duwan midkii ay isku fahmi waayeen maamul Goboleedyada iyo Dowladda Dhexe.<\/p>\n<p>Kulanka Baarlamaanka ee Maanta ayaa waxaa dib u dhaca ku keenay kadib markii taliyaha ciidanka booliska soomaaliyeed ee gobolka Banaadir uu diiday in maanta uu furmo, inkastoo markii dambe xilka laga qaaday.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/BzlhLOxHRmQ\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158717\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172233689_3822335807821922_3562179115237036759_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172233689_3822335807821922_3562179115237036759_n.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172233689_3822335807821922_3562179115237036759_n-225x300.jpeg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172233689_3822335807821922_3562179115237036759_n-696x928.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172233689_3822335807821922_3562179115237036759_n-315x420.jpeg 315w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158713\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172157915_3822336171155219_2529652860924993470_n-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172157915_3822336171155219_2529652860924993470_n-1.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172157915_3822336171155219_2529652860924993470_n-1-225x300.jpeg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172157915_3822336171155219_2529652860924993470_n-1-696x928.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172157915_3822336171155219_2529652860924993470_n-1-315x420.jpeg 315w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158714\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172157915_3822336171155219_2529652860924993470_n-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172157915_3822336171155219_2529652860924993470_n-2.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172157915_3822336171155219_2529652860924993470_n-2-225x300.jpeg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172157915_3822336171155219_2529652860924993470_n-2-696x928.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172157915_3822336171155219_2529652860924993470_n-2-315x420.jpeg 315w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158715\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172170359_3822336057821897_2035277521964151776_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172170359_3822336057821897_2035277521964151776_n.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172170359_3822336057821897_2035277521964151776_n-225x300.jpeg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172170359_3822336057821897_2035277521964151776_n-696x928.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172170359_3822336057821897_2035277521964151776_n-315x420.jpeg 315w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158716\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172219655_3822335901155246_5918585847396580411_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172219655_3822335901155246_5918585847396580411_n.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172219655_3822335901155246_5918585847396580411_n-225x300.jpeg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172219655_3822335901155246_5918585847396580411_n-696x928.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172219655_3822335901155246_5918585847396580411_n-315x420.jpeg 315w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158718\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172965595_3822336304488539_6146710047681441190_n-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172965595_3822336304488539_6146710047681441190_n-1.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172965595_3822336304488539_6146710047681441190_n-1-225x300.jpeg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172965595_3822336304488539_6146710047681441190_n-1-696x928.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172965595_3822336304488539_6146710047681441190_n-1-315x420.jpeg 315w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Shacabka ee baarlamanka Soomaaliya ayaa muddo laba sano ah ku kordhiyey muddo xileedka hay\u2019adaha dowladda federaalka kadib codbixin ay u qaadeen arrintaas. Kordhinta muddo xileedka ayaa la sheegay inay hab gacan taag ah ugu codeeyeen illaa 149 xildhibaan oo ka qeyb-galay kulankii maanta, kuwaas oo ka dooday sharci gaar ah oo jiheenayo doorashooyinka heer [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158719,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158712","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Baarlamaanka oo mudo 2 sano ah u kordhiyay Farmaajo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-mudo-2-sano-ah-u-kordhiyay-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Baarlamaanka oo mudo 2 sano ah u kordhiyay Farmaajo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Shacabka ee baarlamanka Soomaaliya ayaa muddo laba sano ah ku kordhiyey muddo xileedka hay\u2019adaha dowladda federaalka kadib codbixin ay u qaadeen arrintaas. Kordhinta muddo xileedka ayaa la sheegay inay hab gacan taag ah ugu codeeyeen illaa 149 xildhibaan oo ka qeyb-galay kulankii maanta, kuwaas oo ka dooday sharci gaar ah oo jiheenayo doorashooyinka heer [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-mudo-2-sano-ah-u-kordhiyay-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-04-12T16:25:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/baarlamanka.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1180\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"787\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-mudo-2-sano-ah-u-kordhiyay-farmaajo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-mudo-2-sano-ah-u-kordhiyay-farmaajo\/\",\"name\":\"DAAWO:-Baarlamaanka oo mudo 2 sano ah u kordhiyay Farmaajo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-mudo-2-sano-ah-u-kordhiyay-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-mudo-2-sano-ah-u-kordhiyay-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/baarlamanka.jpg\",\"datePublished\":\"2021-04-12T16:25:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-mudo-2-sano-ah-u-kordhiyay-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-mudo-2-sano-ah-u-kordhiyay-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-mudo-2-sano-ah-u-kordhiyay-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/baarlamanka.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/baarlamanka.jpg\",\"width\":1180,\"height\":787},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-mudo-2-sano-ah-u-kordhiyay-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Baarlamaanka oo mudo 2 sano ah u kordhiyay Farmaajo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Baarlamaanka oo mudo 2 sano ah u kordhiyay Farmaajo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-mudo-2-sano-ah-u-kordhiyay-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Baarlamaanka oo mudo 2 sano ah u kordhiyay Farmaajo - Wardoon","og_description":"Golaha Shacabka ee baarlamanka Soomaaliya ayaa muddo laba sano ah ku kordhiyey muddo xileedka hay\u2019adaha dowladda federaalka kadib codbixin ay u qaadeen arrintaas. Kordhinta muddo xileedka ayaa la sheegay inay hab gacan taag ah ugu codeeyeen illaa 149 xildhibaan oo ka qeyb-galay kulankii maanta, kuwaas oo ka dooday sharci gaar ah oo jiheenayo doorashooyinka heer [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-mudo-2-sano-ah-u-kordhiyay-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-04-12T16:25:21+00:00","og_image":[{"width":1180,"height":787,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/baarlamanka.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-mudo-2-sano-ah-u-kordhiyay-farmaajo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-mudo-2-sano-ah-u-kordhiyay-farmaajo\/","name":"DAAWO:-Baarlamaanka oo mudo 2 sano ah u kordhiyay Farmaajo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-mudo-2-sano-ah-u-kordhiyay-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-mudo-2-sano-ah-u-kordhiyay-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/baarlamanka.jpg","datePublished":"2021-04-12T16:25:21+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-mudo-2-sano-ah-u-kordhiyay-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-mudo-2-sano-ah-u-kordhiyay-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-mudo-2-sano-ah-u-kordhiyay-farmaajo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/baarlamanka.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/baarlamanka.jpg","width":1180,"height":787},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baarlamaanka-oo-mudo-2-sano-ah-u-kordhiyay-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Baarlamaanka oo mudo 2 sano ah u kordhiyay Farmaajo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158712"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158712"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158712\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158720,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158712\/revisions\/158720"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158719"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158712"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158712"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158712"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}