{"id":158724,"date":"2021-04-12T22:07:12","date_gmt":"2021-04-12T19:07:12","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158724"},"modified":"2021-04-12T22:07:12","modified_gmt":"2021-04-12T19:07:12","slug":"guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-diiday-muddo-kordhinta-maanta-loosameeyay-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-diiday-muddo-kordhinta-maanta-loosameeyay-farmaajo\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Aqalka Sare oo diiday muddo kordhinta maanta loosameeyay Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158727\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi.jpg 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi-1068x601.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/>Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa ka hor-yimid oo sharci-darro ku tilmaamay go\u2019aanka uu Golaha Shacabka muddo kordhin laba sano ah maanta ugu sameeyey hay\u2019adaha dowladda.<\/p>\n<p>Cabdi Xaashi ayaa tallaabadaas ku tilmaamay \u2018mid hal dhinac ah\u2019, oo uga sii dareysa xiisada doorashada, islamarkaana sharci darro ah oo gebi ahaanba baalmarsan sharciyadii dowladnimo ee dastuurka dalka ku dhisna.<\/p>\n<p>Waxaa uu walaac ka muujiyey in qaraarka golaha shacabka ee labada sanno ugu kordhiyeen hay\u2019addaha dowladda uu dalka u horseedo xasiloni darro siyaasadeeda iyo mif amni oo halis ah.<\/p>\n<p>Cabdi Xaashi ayaa qoraalka ku yiri \u201cGo\u2019aanka halka dhinac ah ee Golaha Shacabka ee muddo-xileedkiisu dhammaaday wuxuu Dalka u horseedayaa xasilooni darro siyaasadeed oo ay wehliyaan khataro amni iyo xaalado kale oo aan hadda la saadaalin karin. Sida oo kale, go\u2019aankaasi wuxuu sii fogeeyay xal laga gaaro doorashooyinka Dalka isaga oo si toos ah u baalmaray sharciyaddii dowladnirnada ee ku dhisnayd Dastuurka iyo shuruucda kale ee Dalka.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu madaxda sarre ee dalka usoo jeediyay inay kusoo laabtan xayndaabka sharciga, ayada oo go\u2019aan ka gaarista doorashada loo marayo nidaamka wada-ogolka ee wada-hadalada dhinacyada isku haya doorashada oo muddooyinkii dambe ka socday Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cSidaas darteed, waxaan ugu baaqeynaa Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday, Ra\u2019iisul-wasaaraha Xukuumadda muddo xileedkeedu dhammaaday, Guddoonka Golaha Shacabka ee muddo-xileedkiisu dhammaaday in cagligu shageeyo laguna soo noqdo xeendaabka sharciga ah ee Dalka u yaalla iyo Heshiiskii September 17, 2020 oo ay ansixiyeen Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, si degdeg ahna loo wada fariisto miiska wada-hadalka; si Dalku doorasho u aado.\u201d<\/p>\n<p>Golaha shacabka ayaa maanta isugu yimid kulan uu ka maqan yahay Aqalka Sarre, kaasi oo ay ku meel-mariyeen muddo kordhin sharci darro ah oo uu guddoonku sheegay inay hab gacan taag ah ugu codeeyeen illaa 149-xildhibaan oo ka qeyb-galay kulankii maanta, kuwaas oo ka dooday sharci gaar ah oo jiheenayo doorashooyinka heer Federaal.<\/p>\n<p>Guddoonka ayaa faray Xukuumadda xil gaarsiinta ah inay guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka uga dambeyso arrimaha la xiriira doorashooyinka heer federal isla markaasna gacan buuxda lagu siiyo meel marinta waajibaadkooda Dastuuriga ah sida uu hadalka u dhigay Guddoonka Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Tallaabada uu qaaday Guddoonka golaha shacabka ayaa uga sii dareysa xaalada dalka, oo maalmihii u dambeysay mareysay meel xasaasiya, lamana oga sida ay wax noqon doonaan, maadama ay mucaaridku ka biyo diidan yihiin muddo kordhinta sharci darrada.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158725\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/1.png\" alt=\"\" width=\"1042\" height=\"1484\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/1.png 1042w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/1-211x300.png 211w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/1-719x1024.png 719w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/1-768x1094.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/1-696x991.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/1-295x420.png 295w\" sizes=\"(max-width: 1042px) 100vw, 1042px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158726\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/2-1.png\" alt=\"\" width=\"1014\" height=\"1418\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/2-1.png 1014w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/2-1-215x300.png 215w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/2-1-732x1024.png 732w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/2-1-768x1074.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/2-1-696x973.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/2-1-300x420.png 300w\" sizes=\"(max-width: 1014px) 100vw, 1014px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa ka hor-yimid oo sharci-darro ku tilmaamay go\u2019aanka uu Golaha Shacabka muddo kordhin laba sano ah maanta ugu sameeyey hay\u2019adaha dowladda. Cabdi Xaashi ayaa tallaabadaas ku tilmaamay \u2018mid hal dhinac ah\u2019, oo uga sii dareysa xiisada doorashada, islamarkaana sharci darro ah oo gebi ahaanba baalmarsan sharciyadii dowladnimo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158727,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158724","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha Aqalka Sare oo diiday muddo kordhinta maanta loosameeyay Farmaajo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-diiday-muddo-kordhinta-maanta-loosameeyay-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha Aqalka Sare oo diiday muddo kordhinta maanta loosameeyay Farmaajo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa ka hor-yimid oo sharci-darro ku tilmaamay go\u2019aanka uu Golaha Shacabka muddo kordhin laba sano ah maanta ugu sameeyey hay\u2019adaha dowladda. Cabdi Xaashi ayaa tallaabadaas ku tilmaamay \u2018mid hal dhinac ah\u2019, oo uga sii dareysa xiisada doorashada, islamarkaana sharci darro ah oo gebi ahaanba baalmarsan sharciyadii dowladnimo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-diiday-muddo-kordhinta-maanta-loosameeyay-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-04-12T19:07:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-diiday-muddo-kordhinta-maanta-loosameeyay-farmaajo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-diiday-muddo-kordhinta-maanta-loosameeyay-farmaajo\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha Aqalka Sare oo diiday muddo kordhinta maanta loosameeyay Farmaajo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-diiday-muddo-kordhinta-maanta-loosameeyay-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-diiday-muddo-kordhinta-maanta-loosameeyay-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi.jpg\",\"datePublished\":\"2021-04-12T19:07:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-diiday-muddo-kordhinta-maanta-loosameeyay-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-diiday-muddo-kordhinta-maanta-loosameeyay-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-diiday-muddo-kordhinta-maanta-loosameeyay-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-diiday-muddo-kordhinta-maanta-loosameeyay-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha Aqalka Sare oo diiday muddo kordhinta maanta loosameeyay Farmaajo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha Aqalka Sare oo diiday muddo kordhinta maanta loosameeyay Farmaajo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-diiday-muddo-kordhinta-maanta-loosameeyay-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha Aqalka Sare oo diiday muddo kordhinta maanta loosameeyay Farmaajo - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa ka hor-yimid oo sharci-darro ku tilmaamay go\u2019aanka uu Golaha Shacabka muddo kordhin laba sano ah maanta ugu sameeyey hay\u2019adaha dowladda. Cabdi Xaashi ayaa tallaabadaas ku tilmaamay \u2018mid hal dhinac ah\u2019, oo uga sii dareysa xiisada doorashada, islamarkaana sharci darro ah oo gebi ahaanba baalmarsan sharciyadii dowladnimo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-diiday-muddo-kordhinta-maanta-loosameeyay-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-04-12T19:07:12+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-diiday-muddo-kordhinta-maanta-loosameeyay-farmaajo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-diiday-muddo-kordhinta-maanta-loosameeyay-farmaajo\/","name":"Guddoomiyaha Aqalka Sare oo diiday muddo kordhinta maanta loosameeyay Farmaajo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-diiday-muddo-kordhinta-maanta-loosameeyay-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-diiday-muddo-kordhinta-maanta-loosameeyay-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi.jpg","datePublished":"2021-04-12T19:07:12+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-diiday-muddo-kordhinta-maanta-loosameeyay-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-diiday-muddo-kordhinta-maanta-loosameeyay-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-diiday-muddo-kordhinta-maanta-loosameeyay-farmaajo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-diiday-muddo-kordhinta-maanta-loosameeyay-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha Aqalka Sare oo diiday muddo kordhinta maanta loosameeyay Farmaajo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158724"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158724"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158724\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158728,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158724\/revisions\/158728"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158727"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158724"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158724"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158724"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}